Isqabqabsi siyaasadeed oo ka aloosan Kismaayo iyo carruur la
Moderators: Moderators, Junior Moderators
-
- SomaliNetizen
- Posts: 540
- Joined: Sat Jun 07, 2008 4:33 pm
Isqabqabsi siyaasadeed oo ka aloosan Kismaayo iyo carruur la
Isqabqabsi siyaasadeed oo ka aloosan Kismaayo iyo carruur lagu laayey.
Dhawaanahamba waxaa magaalada kismaayo ka taagnaa isqabsi siyaasadeed oo u dhexeeya Guddi loogu magacdaray Gudiga mideynta beelaha wadadaga gobolka Jubada hoose oo uu soo dhisay xildhibaan Barre aadan Shire (Hiiraale) iyo odayaashii horay gacanta ugu hayey magaaladaasi
Xassan Maxamed Cali (Xasan dheere) oo ah Afhayeen beesha gacanta ku heysa magaalada Kismaayo kana mid ah odayaashii horey u sii joogay magaaladaasi ayaa ku eedeeyey xildhibaan Barre inuu ka wado gobolka Abaabul uu ku doonayo inuu ku soo cusbooneysiiyo golahii
Dooxada Juubba oo mar ka tilanayey gobolkaasi islamarkaana guddigu yahay mid isaga ugaar ah isagoo u warramayey idaacadda Daljir.
Xasan Dheere ayaa ku tilmaamay gudigaasi inuu huwan yahay shaarkii Dooxada Jubba uuna Barre ku mashquulsan yahay malleeshiyaad aruurin iyo calaamado kale oo dhammaantoodba ka turjumaya qorsheyaalkiisa qabqablenimo.
C/raxmaan Xaaji Axmed Waldiire oo mid ah guddigaasi ayaa isna Daljir sheegey in guddiga loogu talagalay sidii ay u heshiisiin lahaayeen beelaha wadagalaga gobolkaasi aysanna guddigaasi aheyn sida loo fahmay.
Waldiire oo horey u ahaan jiray Afhayeen golihii Dooxada jubba ayaa intaasi ku sii daray in Soomaalida ay caado u noqotay ereyga la yiraahdo looma dhamma ayna jecel yihiin inay is hortaagaan dawlad kasta, urur kasta iyo guddi kasta oo lagu heshiiyo loona arko inay xal keeni karaan.
Dhinaca kale nin hubeysan ayaa xalay magaalada Kismaayo ku dilay labo carruun ah ka dib markii uu weerar ku qaaday gurigooda oo ku yaalla magaalada kismaayo, waxaana la sheegey inuu dhaawac soo gaaray hooyadii carruurtaasi dhashay iyo labo ilmood oo kale.
Dhmaan dadka dhintay iyo kuwa dhaawacmay ayaa isku qoys ah lama yaqaan sabsabta dhabta ah ee ka dambeysa dilkooda, iyadoo ururada xuquuda aadanaha ay arrintaasi walaac xooggan ka muujinayaan.
Axmed Shiikh Maxamed (Tallman)
Daljir Bossaso

- Voltage
- SomaliNet Super
- Posts: 29214
- Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
- Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron
Re: Isqabqabsi siyaasadeed oo ka aloosan Kismaayo iyo carruur la
And Warsame comes here with his nacnac about Jubbaland going through
look at Xassan Dheere, who was in Buulagaduud chasing Afgaduud when Barre was in Baydhabo
I hope you kids in the gedo section now understand what i have been voicing here for a year now

look at Xassan Dheere, who was in Buulagaduud chasing Afgaduud when Barre was in Baydhabo
Xassan Maxamed Cali (Xasan dheere) oo ah Afhayeen beesha gacanta ku heysa magaalada Kismaayo kana mid ah odayaashii horey u sii joogay magaaladaasi ayaa ku eedeeyey xildhibaan Barre inuu ka wado gobolka Abaabul uu ku doonayo inuu ku soo cusbooneysiiyo golahii
Dooxada Juubba oo mar ka tilanayey gobolkaasi islamarkaana guddigu yahay mid isaga ugaar ah isagoo u warramayey idaacadda Daljir.
No one is going to allow going back to qabqablenimo!Xasan Dheere ayaa ku tilmaamay gudigaasi inuu huwan yahay shaarkii Dooxada Jubba uuna Barre ku mashquulsan yahay malleeshiyaad aruurin iyo calaamado kale oo dhammaantoodba ka turjumaya qorsheyaalkiisa qabqablenimo.

I hope you kids in the gedo section now understand what i have been voicing here for a year now

- Warsame101
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1947
- Joined: Sun Feb 04, 2007 4:32 am
- Location: Muuri/Caabudwaaq/Kismaayo
- Contact:
Re: Isqabqabsi siyaasadeed oo ka aloosan Kismaayo iyo carruur la
Writing continously my member name does not get you attention time.
I applued C/Raxmaan Xaaji Axmed Waldiire (Reer Cabdille/Absame):
Allwariye published yesterday the opinion of Reer Jubbaland about this new guddi:

Ain't that the truth.C/raxmaan Xaaji Axmed Waldiire oo mid ah guddigaasi ayaa isna Daljir sheegey in guddiga loogu talagalay sidii ay u heshiisiin lahaayeen beelaha wadagalaga gobolkaasi aysanna guddigaasi aheyn sida loo fahmay.
Waldiire oo horey u ahaan jiray Afhayeen golihii Dooxada jubba ayaa intaasi ku sii daray in Soomaalida ay caado u noqotay ereyga la yiraahdo looma dhamma ayna jecel yihiin inay is hortaagaan dawlad kasta, urur kasta iyo guddi kasta oo lagu heshiiyo loona arko inay xal keeni karaan.
Allwariye published yesterday the opinion of Reer Jubbaland about this new guddi:
http://allwariye.com/actiontools/getThi ... php?id=846Inta badan dadwaynaha ku nool magaalada kismaayo oo maanta aragtidooda ka dhiibtay dhisitaanka golaha la magac baxay golaha midaynta beelaha deegaanka ayaa waxaa ay badidood soo dhaweeyeen ku dhawaaqista golahaas oo la sheegay in ay ku midaysan yihiin beelaha gobolka.
Xafiiska Allwariye ee kismaayo oo Ra,yi aruurin ku sameeyay qaybaha kala duwan ee bulshada ayaa waxaa ay inta badan dadwaynuhu noqdeen kuwo taagersan golahaas,laakiin waxaa jira kuwa aan tira badnayn oo rajo xumo ka muujiyay dhisitaanka golahaas ee xiligaan waxaana ay qabaan in arintaas la la soo de degay marka horana loo baahnaa in la heshiisiiyo beelihii gobolka ku dagaalamay markaas ayaana loo gudbi karaa in beelaha gobolku ay isku raacaan in ay maamul samaystaan.
- Voltage
- SomaliNet Super
- Posts: 29214
- Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
- Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron
Re: Isqabqabsi siyaasadeed oo ka aloosan Kismaayo iyo carruur la
Waldiire was the former vice charmain of the Isbahaysiga Dooxada Jubba. Let's be honest, his own Absame are trying to kill him and consider him a traitor and even we know he is a lacky, one of those who would collude for a little bit of khaat. He is nothing to Absame that a Caydiid lackey (and there were plenty) wasn't to us.
The idea that Waldiire will speak for Absame interests and say he represents Absame in a council of Barre's who himself is opposed by his own people starting with the majority of his traditional and political leaders as highlight by the XASSAN DHEERE you were praising a month ago is simply ludicrius. Sheer lunancy is what it is
p.s. We all know who Allwariye is owned by and what reason they were made for. Reminds me of the little Luuliyo thing that fizzled...
The idea that Waldiire will speak for Absame interests and say he represents Absame in a council of Barre's who himself is opposed by his own people starting with the majority of his traditional and political leaders as highlight by the XASSAN DHEERE you were praising a month ago is simply ludicrius. Sheer lunancy is what it is

p.s. We all know who Allwariye is owned by and what reason they were made for. Reminds me of the little Luuliyo thing that fizzled...
- Warsame101
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1947
- Joined: Sun Feb 04, 2007 4:32 am
- Location: Muuri/Caabudwaaq/Kismaayo
- Contact:
Re: Isqabqabsi siyaasadeed oo ka aloosan Kismaayo iyo carruur la
I really do not know what to tell this kid in order for him to get the correct message. I do not debate or discuss with any kid who suddenly thinks his fadhi ku dirir rumour has any factual substance. If I did, I would have engaged myself more in the General or politics section.
I am not going to correct your political rumours no matter how many times you write my name. Gone are those days. Insult, oppose Barre, do what ever you want saaxib, as long as you remember that this is the internet as opposed to reality where your opinion and what you think counts shit.
Key point: if I do not respond to you, it means you are ignored, simple.
I am not going to correct your political rumours no matter how many times you write my name. Gone are those days. Insult, oppose Barre, do what ever you want saaxib, as long as you remember that this is the internet as opposed to reality where your opinion and what you think counts shit.
Key point: if I do not respond to you, it means you are ignored, simple.
-
- SomaliNetizen
- Posts: 540
- Joined: Sat Jun 07, 2008 4:33 pm
Re: Isqabqabsi siyaasadeed oo ka aloosan Kismaayo iyo carruur la
^^Mad_Dogg's obsesed with warsame1

- Voltage
- SomaliNet Super
- Posts: 29214
- Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
- Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron
Re: Isqabqabsi siyaasadeed oo ka aloosan Kismaayo iyo carruur la
Warsame and why is that I "suddenly" think my fadhi ku dirir rumour is correct? Is it because the guy in the interview who spoke what i have been saying all along is the same Xassan dheere you were praising a little bit ago?Warsame101 wrote:I do not debate or discuss with any kid who suddenly thinks his fadhi ku dirir rumour has any factual substance.

qosol badanaa, he doesn't even realize by trying to TELL me he is ignoring me, he is not realizing WHY he is ignoring me which is I am the one who has been telling the truth all along and he was uninformed as usual.
Nin rag ah baa tahay lakin, you are still trying to hit back however meekly even after all this long and the many times I have been proven correct, that takes guts if a little waji la'aan

p.s. don't ever accuse me of trying to insult Barre. The man has my full respect but that doesn't mean i have to support him even in wrong

Re: Isqabqabsi siyaasadeed oo ka aloosan Kismaayo iyo carruur la
Voltage what do You think the future of the Jubba's should be and what do You think should happen sxb?
- Warsame101
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1947
- Joined: Sun Feb 04, 2007 4:32 am
- Location: Muuri/Caabudwaaq/Kismaayo
- Contact:
Re: Isqabqabsi siyaasadeed oo ka aloosan Kismaayo iyo carruur la
The fact that this kid does not know anything what happens in Kismaayo is evident in what he writes. He has no idea that I never discuss in public what goes on in Kismaayo. He actually assumes that I have to establish credibility to what actually goes in Kismaayo.
The difference between you and me is that I do not have prove anything to anyone. People can never ever doubt my credibility because of my background but you have to struggle every day and night to prove what goes on by repeatedly mentioning my name so I can confirm your weekly rumours. Don't waste your time saaxib, I cannot give you credibility no matter how many times you insult me or Mareexaan's leaders, past and present. Even if I do correct you, like I have done in the past, you still continue the same unaltered path of relaying the next weekly rumour.
In the end and in reality, you are a mere individual who fasley "believes" that his opinion carries weight in the affairs of Reer Jubbaland.
Multi-clan Guddi has been established, welcomed by Reer Jubbaland and soon the grand-conference will be held, that is all you need to know.
I gave you several advice before but you choose to ignore them.
The difference between you and me is that I do not have prove anything to anyone. People can never ever doubt my credibility because of my background but you have to struggle every day and night to prove what goes on by repeatedly mentioning my name so I can confirm your weekly rumours. Don't waste your time saaxib, I cannot give you credibility no matter how many times you insult me or Mareexaan's leaders, past and present. Even if I do correct you, like I have done in the past, you still continue the same unaltered path of relaying the next weekly rumour.
In the end and in reality, you are a mere individual who fasley "believes" that his opinion carries weight in the affairs of Reer Jubbaland.
Multi-clan Guddi has been established, welcomed by Reer Jubbaland and soon the grand-conference will be held, that is all you need to know.
I gave you several advice before but you choose to ignore them.
- Voltage
- SomaliNet Super
- Posts: 29214
- Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
- Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron
Re: Isqabqabsi siyaasadeed oo ka aloosan Kismaayo iyo carruur la
Warsame, you sound like a broken record sxb.
But you know what? I will allow you because everything I have been saying for a year has been backed up for this forum by Xassan Dheere and you...well you are shown to be as clueless as the day our argument started. Maybe it is your pride or maybe something else, I'll leave you now to collect yourself and realize the reality that not everything told to you in your house is correct. Everything I have been saying has been backed up for this forum by Xassan Dheere so to try to take a stab at what I am saying/have been saying is to challenge Xassan Dheere... so take it up with him or wake up to the lies told to you in your living room.
Wallahi ninyaho I always thought you were merely misinformed and never really blamed you because I thought people put that stuff in your head (the irony being here of course you used to label my reports "grandma stories"
) but I am realizing now what Sadeboi realized which is you are soundly incompetent.
You keep repeating "I blieve my opinions carry weight" blah blah and saying it as if you are crying. Dude I am a 20 year old young man in a Western educational institution. What makes you even assume I believe my opinion "carries weight" anywhere? All I do is report factually and just because I write something about Gaalkacyo as in the case with Gen Caanogeel's sons does not mean I believe my "opinion carries weight" in gaalkacyo. No adeer, that is just you being incompetent.
Stop crying forgoodnessake all I do is report and as the whole forum is now a witness factually it has been as proven by Xassan Dheere in this exact topic we are discussing. Get a grip on yourself adeer, waa ceeboowday
Murax, Jubbaland cannot and will not be sustained. Already even the most united contiguous land suitable for an autonomous state (Puntland) has disintegrated and that is a lesson to be heeded and has been heeded by Sade. Our objective from now on is to live in peace and harmony with our neighbors and eventually the land will be overtaken by a central government. Since the dust has settled and we have turned out to be the most powerful group, we have had time to look seriously into the future and realize Jubbaland cannot and will not materialize. It is too divisive, it is too tribalistic, and just leads the animosity and problems that people have against us to continue. This "aqoon is waydaarsi" or dialogu within our community was put forward under the governorship of Farax Taano in which many of our leading intellectuals were given the chance to weigh in. That is why we signed peace treaty with every single group from Shiiqaal to Gaaljecel to Jareerweyn to Biimaal, etc. Our objective is to get internal legitimacy in the region and be civilians under a central government in the future.
The only people still holding on to the idea of Jubbaland are people who have the idea they will lay claim to high positions in it and use THAT as a leverage to be awarded national positions as was the case during the beginning of the TFG. This is what Xassan Dheere was talking about when he called Barre's actions attempts to go back to "qabqablenimo".

Wallahi ninyaho I always thought you were merely misinformed and never really blamed you because I thought people put that stuff in your head (the irony being here of course you used to label my reports "grandma stories"

Murax, Jubbaland cannot and will not be sustained. Already even the most united contiguous land suitable for an autonomous state (Puntland) has disintegrated and that is a lesson to be heeded and has been heeded by Sade. Our objective from now on is to live in peace and harmony with our neighbors and eventually the land will be overtaken by a central government. Since the dust has settled and we have turned out to be the most powerful group, we have had time to look seriously into the future and realize Jubbaland cannot and will not materialize. It is too divisive, it is too tribalistic, and just leads the animosity and problems that people have against us to continue. This "aqoon is waydaarsi" or dialogu within our community was put forward under the governorship of Farax Taano in which many of our leading intellectuals were given the chance to weigh in. That is why we signed peace treaty with every single group from Shiiqaal to Gaaljecel to Jareerweyn to Biimaal, etc. Our objective is to get internal legitimacy in the region and be civilians under a central government in the future.
The only people still holding on to the idea of Jubbaland are people who have the idea they will lay claim to high positions in it and use THAT as a leverage to be awarded national positions as was the case during the beginning of the TFG. This is what Xassan Dheere was talking about when he called Barre's actions attempts to go back to "qabqablenimo".
-
- SomaliNetizen
- Posts: 540
- Joined: Sat Jun 07, 2008 4:33 pm
Re: Isqabqabsi siyaasadeed oo ka aloosan Kismaayo iyo carruur la
^^Mad_Dogg, if warsame1's really ina shire, then he must know more about U Kismayo so shut up man. but warsame1 stop being secretive, are U really ina Ali Shire like sadegirl said or some1 else?
i support Hirale if he really makes Jubaland
Mad_Dogg's a hutu supporter who changes his shirt every week

i support Hirale if he really makes Jubaland

Mad_Dogg's a hutu supporter who changes his shirt every week

- Voltage
- SomaliNet Super
- Posts: 29214
- Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
- Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron
Re: Isqabqabsi siyaasadeed oo ka aloosan Kismaayo iyo carruur la
doqonkiine waa kan
Cool what do you consider a "hutu supporter"? Don't hutus have the most warlords in Somalia? If I am opposed to warlordism iyo warlordyada gebigood how does that qualify me as a "hutu supporter"? Wouldnt I be like you, warlord supporter, if I was a "hutu supporter".
Caku doqonkiiyoo

Caku doqonkiiyoo

- Warsame101
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1947
- Joined: Sun Feb 04, 2007 4:32 am
- Location: Muuri/Caabudwaaq/Kismaayo
- Contact:
Re: Isqabqabsi siyaasadeed oo ka aloosan Kismaayo iyo carruur la
If you think Xasan Dheere's, who is merely a spokes person, singular statement has any bearing on what goes in Kismaayo. Xasan Dheere has been saying that since the arrival of Barre and it was common knowledge.
He sees this statement as a gloat to prove his credibility. Like I last time mentioned, I do not see the need to prove you anyone anything. When I wrote about the elders-turned-politicans and you had the police chief of Jubooyinka Gen. Axmed Maxamuud Muuse-Cawl and Shaarib confirm it in a interview, did I felt the need to re-iterate credibility? When I said the four xildibaans would establish a Guddi, did I ask for approval?
Saaxib, people who have to force others to provide them with an approval stamp are the insecure ones who are trying to impress others with their latest gossip rumours. You have this urgent need to emphasize yourself with what you heard and like I have said before, it is embarrassing.
I can provide 20 blunders revealing your inadequacy regarding the status-quo of Kismaayo but I won't, because I have long discovered that you are a still child who has yet to learn. You can learn alot from me saaxib but you see that as an insult, shame.
Lastly, Mareexaanku waa dad is yaqaan so stop trying to impose yourself adeer. Phase 1 is complete and Phase 2 will commence, whilst you still are stuck on the assertion that "Axmed Warsame and Barre will never build Jubbaland".
I am wondering, if the grand-conference has been held, and the state has been established, what would he utter? That it was a hoax?
He sees this statement as a gloat to prove his credibility. Like I last time mentioned, I do not see the need to prove you anyone anything. When I wrote about the elders-turned-politicans and you had the police chief of Jubooyinka Gen. Axmed Maxamuud Muuse-Cawl and Shaarib confirm it in a interview, did I felt the need to re-iterate credibility? When I said the four xildibaans would establish a Guddi, did I ask for approval?
Saaxib, people who have to force others to provide them with an approval stamp are the insecure ones who are trying to impress others with their latest gossip rumours. You have this urgent need to emphasize yourself with what you heard and like I have said before, it is embarrassing.
I can provide 20 blunders revealing your inadequacy regarding the status-quo of Kismaayo but I won't, because I have long discovered that you are a still child who has yet to learn. You can learn alot from me saaxib but you see that as an insult, shame.
Lastly, Mareexaanku waa dad is yaqaan so stop trying to impose yourself adeer. Phase 1 is complete and Phase 2 will commence, whilst you still are stuck on the assertion that "Axmed Warsame and Barre will never build Jubbaland".
I am wondering, if the grand-conference has been held, and the state has been established, what would he utter? That it was a hoax?
- Warsame101
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1947
- Joined: Sun Feb 04, 2007 4:32 am
- Location: Muuri/Caabudwaaq/Kismaayo
- Contact:
Re: Isqabqabsi siyaasadeed oo ka aloosan Kismaayo iyo carruur la
CoolPoison, saaxib, stop trying to "qarxis" me. The only thing that you need to know me as is this nick.
Re: Isqabqabsi siyaasadeed oo ka aloosan Kismaayo iyo carruur la
Voltage wrote:Murax, Jubbaland cannot and will not be sustained. Already even the most united contiguous land suitable for an autonomous state (Puntland) has disintegrated and that is a lesson to be heeded and has been heeded by Sade. Our objective from now on is to live in peace and harmony with our neighbors and eventually the land will be overtaken by a central government. Since the dust has settled and we have turned out to be the most powerful group, we have had time to look seriously into the future and realize Jubbaland cannot and will not materialize. It is too divisive, it is too tribalistic, and just leads the animosity and problems that people have against us to continue. This "aqoon is waydaarsi" or dialogu within our community was put forward under the governorship of Farax Taano in which many of our leading intellectuals were given the chance to weigh in. That is why we signed peace treaty with every single group from Shiiqaal to Gaaljecel to Jareerweyn to Biimaal, etc. Our objective is to get internal legitimacy in the region and be civilians under a central government in the future.
The only people still holding on to the idea of Jubbaland are people who have the idea they will lay claim to high positions in it and use THAT as a leverage to be awarded national positions as was the case during the beginning of the TFG. This is what Xassan Dheere was talking about when he called Barre's actions attempts to go back to "qabqablenimo".
I 100% disagree with You and while I may be pessimistic that this Jubbland actually does get established, I would support anyone who goes about the mountainious task of trying to establish it. All this time I thought You were fully in support of the idea of a Jubbaland with different leadership then Barre, but I had no idea that You were against the idea of its formation altogether. In addition sxb I think You're wrong about Sade not beleiving in Jubbaland and wanting to keep the status quo. I've went to SDF conferences where SADE intellectuals with PhD's raising money for Gedo schools were speaking about Jubbaland and were promoting it. Every Marexaan I know from the odayaal, young generation to even My own Parents who are removed from Somali politics support the idea of Jubbland. To think that Marexaans are content to live in Kismaayo as shacbi with maamul la'aan for our regions is ludicrious.
As for Your rational that Puntland is dissintrigrating, saaxibo Puntland meel heersare ayuu marayaa and its getting better and better May Ilahay increase it for them. Majerteen have done a good job and instead of us being petty and or jealous in saying its dissintigrating lets be mature Men, admit our shortcomings/failures and work to correct them. Maamul loo dhanyahay Jubbaland ah is definitely a way to go and Your suggestion that Marexaan wait in Kismaayo like xoolo for a Government that will probably never come doesn't make any sense. A Government most probably isn't going to come and even if it does there not gonna come with a magic wand and fix everything. Its been 18 years since the Government collapsed sxb. In addition I disagree with the assertion that a Jubbaland admin even headed by Barre would be used as a guise to oppress other groups in Kismaayo/Jubboinka. Quite the contrary, their rights would be even more ensured. As any Ogadeen, Gaaljecel, Harti etc. How Kismaayo was Before 2006 and they'll tell You it was a relatively safe city. Take Puntland for example under their maamul Jareers live, work there and even own property. Also remember that if a Government were to come the most horumar would still occur in Somailand/Puntland because they already have the institutions necessary for a Government to work and all they need is funding for budgets/projects. In addition the ministers in those regions will be more competent to run a Government as they've been doing it for 18 years and the shacbi in those areas will be more prepared for a Government as they've been living in one. The average kid thats grown up in Bossaso, Haregeisa, Burco the last 18 years has not experienced lawlessness a day in His life. A maamul even if its oppressive leads to peace, which leads to stability which eventually leads to investment, development etc. It is my opinion that if there is a contigant contingent of Marexaans in Kismaayo that do not want this Jubbaland established there not doing it because there angels and care for other clans there but there doing it for selfish reasons and want to actually furthur abuse and exploit those clans by keeping them out of business, hording the port money and even try to harass them out the city altogether, and want to keep Kismaayo as a little fiefdom where a few key Sade induviduals in Kismaayo keep the money. The fact that under a Jubbaland they'll have to share something and compete with people from other clans drives them crazy . They are the real calooshooda u shaqeystayaal.
As for this whole "We want educated people not qabqables" Well tell Me is friggin AY more educated than Barre? Cadde Musse? Answer is no. Anyway really hoosta makaa gelinaayo Barre taageer as You suspect Me of doing a lot. I'm just saying that frankly inadeero I'm really dissapointed at How You really took a 180 turn from the interests of Beesha simply out of some colaad siyaasadeed You had for Barre and His camp. Sadeboi told Me many times I believe in the establishment of Jubbaland but I don't want Barre leading it period and I totally respected that. Barre does not equal Marexaan and standing against Him is fine, but the fact is You stated You're against the idea of a Jubbaland or that Marexaan have given up on it is royally dissapointing.
My purely personal opinion and shaqsi I fully endorse and support what Barre, Ahmed Warsame, Yusuf Kaanti and Mataan are doing in Kismaayo and I hope they are successful. In my opinion they are the only ones showing a political pulse for Marexaan but unfortunately are dealing with a bunch of idiots oon abaal iyo caqli lahayn so they may not be able to get this done. Nonetheless I salute them.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 454 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 1 Replies
- 259 Views
-
Last post by axmed89
-
- 0 Replies
- 260 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 0 Replies
- 286 Views
-
Last post by Abdi-Samatar
-
- 1 Replies
- 462 Views
-
Last post by Ganjaweed
-
- 4 Replies
- 586 Views
-
Last post by LeJusticier
-
- 0 Replies
- 271 Views
-
Last post by SahanGalbeed
-
- 0 Replies
- 277 Views
-
Last post by xiinle
-
- 0 Replies
- 399 Views
-
Last post by Hiiraan boy