Page 1 of 1
Buurta Sheikh iyo quruxda Somaliland
Posted: Sat Jun 28, 2008 8:42 am
by Adan_1
Re: Buurta Sheikh iyo quruxda Somaliland
Posted: Sat Jun 28, 2008 8:48 am
by salafi_student
I have a nice looking curtains in my living room!!
How can a Mountain be called Sheikh? It doesn't make sense.....
Re: Buurta Sheikh iyo quruxda Somaliland
Posted: Sat Jun 28, 2008 11:16 am
by DR-YALAXOOW
allah ka sokoow thanks to dawladii REER koonfureed ee dhistey wadadaas buuraha SHEEKH 1970SKII.
wadada sida quruxda baddan waxaa u dhisey DAWLADII REER KONFUREEDKA EE uu hogaaminayey gen maxamed siyaad bare(AUN)
markaaseey reer waqooyi meelaha la taagan yihiiin reer koonfureed waxba nooma qaban.
ingriiska UK markii ay waqooyi gumeysan jirtey ONE KM wadani laami ah kama dhisin.
halka ay reer koonfureedKA dawladiii MADAXWEYNE AADAN CADE(AUN) iyo dawladii gen siyad bare(AUN) ay waqooyi u dhiseen WADOOYIN AIRPORT,DEKADO. WARSHADO. wax waliba waqooyi ka dhisan maanta waa THANKS TO REER KOONFUREED.
:somaliland:

Re: Buurta Sheikh iyo quruxda Somaliland
Posted: Sat Jun 28, 2008 11:23 am
by xidigow
Dowladee? Wadada Italia aa dhistay.
Re: Buurta Sheikh iyo quruxda Somaliland
Posted: Sat Jun 28, 2008 11:33 am
by DR-YALAXOOW
xidigow goormaad dhalatey?? italiya ayaa dhistey aa??

Re: Buurta Sheikh iyo quruxda Somaliland
Posted: Sat Jun 28, 2008 1:35 pm
by The_Emperior5
dr bantu mar mar waa istupidh
waryaahee Dawlad konfureed may ahayn waxay ahayd dawlad somaliyeed maxammad siyaad barre Immise wassiir buu laha uu reer woqoyii aah iyo mayoro maxa dawlad konfureed ka dhigay
yes the chinees build that road Dawladii Kacaanka na uu seexeeday
Re: Buurta Sheikh iyo quruxda Somaliland
Posted: Sat Jun 28, 2008 1:45 pm
by FAH1223
The_Emperior5 wrote:dr bantu mar mar waa istupidh
waryaahee Dawlad konfureed may ahayn waxay ahayd dawlad somaliyeed maxammad siyaad barre Immise wassiir buu laha uu reer woqoyii aah iyo mayoro maxa dawlad konfureed ka dhigay
yes the chinees build that road Dawladii Kacaanka na uu seexeeday
kacaanka also built the factories in Burco

Re: Buurta Sheikh iyo quruxda Somaliland
Posted: Sat Jun 28, 2008 1:50 pm
by The_Emperior5
this idiot believes kacaanka was southeren made bantu stuff war waxay ahayd systeem marka shaqeyneyse socialist communist yeah it even built the berbera port , Wich was the largest of the former Somalia dekkada geeska africa.
And ina time waxa la oggala ina Berbera uun wax lagala soo daggo.
And this dr yalaxow believes dawladii kacaanka eeh mar somalia soo martay inay wax abgaal haay soo walaqday inay ahayd.
hadaad saa u jeclayd dawlad walanweyn maxaad ula dagalaantay
Re: Buurta Sheikh iyo quruxda Somaliland
Posted: Sat Jun 28, 2008 1:51 pm
by FAH1223
emperior, siad barre got heros welcome in Berbera during the time it was built
Re: Buurta Sheikh iyo quruxda Somaliland
Posted: Sat Jun 28, 2008 1:53 pm
by The_Emperior5
FAH1223 wrote:emperior, siad barre got heros welcome in Berbera during the time it was built
fah somalidu wad istupidh aah nin uun bay haddal hayaan Maxammad siyaad barre. if Muxammad siyaad was so bad for the people , he was one man may diilaan xabbbad ku dhuftaan . laakin wadankodii bay uu baabiyeen one man
walii na way socoota ila yawma al hadda.
Re: Buurta Sheikh iyo quruxda Somaliland
Posted: Sat Jun 28, 2008 3:05 pm
by DR-YALAXOOW
The_Emperior5 sababta aan u leeyahay dawlada reer koonfureedka waa sidan==
reer waqooyi mar waliba oo ay calaacalaan waxay dhahaan( dawladii reer koonfureedka waa na xasuuqeen, waa na cunsuriyeeyn jireen, dhulkeena ma dhisin. dawladiii aadan cade AUN and TII SIYAAD BARE waxay ahaayeen reer koonfureed, waa na cadaadiyeen.
waa intaas sababta aan kuu leeyahay dawladaas reer xamarka aheeyd waqooyi waa dhistey
waan la socdaa dawladihiii aadan cade tii siyaad bare inay soomaali oo dhan ay u wada sineeyd.
xitaa siyaad bare 1970s bilawgii 1980s dawlad cadaalad ayuu ahaa ilaa iyo heer.laakiiin waqoooyigiina
The_Emperior5 websiyada waqooyilanders waan akhriyaa. calaacalkooda waa too mutch, mar waliba waxay yiraahdaan reer konfureedka si xun ayey noo gumeysan jireen.waana inkiraan in wadanka somaliya waqooyigiisa ay si fiican u dhiseen dawladihii kala danbeeyey ee somaliya after 1960gii
Re: Buurta Sheikh iyo quruxda Somaliland
Posted: Sat Jun 28, 2008 3:09 pm
by The_Emperior5
war aniga ciid ii gumeystay ma jiiriin markaan xammar joooga siidii sarkaal cadaaday ayaan oo socday
daarta ugu dheer eeh mogadisho ka dhisnayd na adeerkay baa alaha jirde xussein , maxaad ii sheegoo markaas.
dawladii somalia anaga wax laqabnay anaga soo dhisnay anaga wax ka soo ahaan jiirnay anaga raisalwaasre iyo raisal barlaman ba ka soo noqday iyo , waxay tussale ku tussaysa meesha ciidii haysey ba inay anaga ahayd because maalinanu ka baxdany waxba waad noqon laadihiin bal eeg.