Page 1 of 1
Somaliland Space channel oo hawada soo galaya Si jaabo ah
Posted: Sat Jun 28, 2008 3:03 pm
by Adan_1
Somaliland Space Channel waxa uu hawada soo gelayaa si tijaabo ah maalinta Axadda ee bishu tahay 29ka June, 2008.
Waxa laga helayaa Satteliteka hoos ku xusan:
Eurobird 9,
Frequency 11.843 GHz,
Symbol Rate: 27.5 Ms/s,
FEC: 3/4,
Pol: Vertical.
Re: Somaliland Space channel oo hawada soo galaya Si jaabo ah
Posted: Sat Jun 28, 2008 3:06 pm
by The_Emperior5
tnx you adan
Re: Somaliland Space channel oo hawada soo galaya Si jaabo ah
Posted: Sat Jun 28, 2008 4:01 pm
by DR-YALAXOOW
this is like 2 years ago on BBC somaliland minister were saying qoute( we somaliland we are going to have WHIT IN next mounths our own country code(telephone), we will not use somalis 251 CODE.
midka CRZYSZOMMERS la dhihi jirey aan u maleynaayo The_Emperior5 magaciisii hore ayaa, ku faani jirey our country code ayaa loona ogolaadey, laakiiin arintaas country code waa beenoowday!!
marka somaliland tv ka raadi satellite europid9 waxay u baddan tahay inay tahay sidii county code, wax been ah!
Re: Somaliland Space channel oo hawada soo galaya Si jaabo ah
Posted: Mon Jun 30, 2008 7:07 am
by Adan_1
Xaflad Ballaadhan oo loo Sameeyey Wajiga Labaad ee Baahinta SLSC Iyo Weedhihii ay ka yidhaahdeen Madaxdii halkaa ka hadshay
Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng. Faysal Cali-waraabe ayaa sheegay in SLSC uu ka xoreeyey shabciga reer Somaliland saxaafaddii ajaanibka ahayd ee xuurtada ku haysatay sida BBC-da, qaybteeda afsoomaaliga iyo telefiishanka Universal Tv oo uu ku sheegay inay Somaliland ka tabiyaan warar yasid iyo xaqiraad isugu jira, isaga oo intaa raaciyey in dadka reer Somaliland ay Soomaaliyada kale kaga horreeyaan dhinaca saxaafadda oo Radio-gii ugu horreeyey ee Soomaali yeelato uu ahaa Radio Hargeysa, waxaannu kula dardaarmay mulkiilayaasha SLSC in dhexdooda ay is aaminaan oo si ay isqabqabsi uga fogaadaan ay samaystaan xeer iyo nidaam sax ah oo ay kuwa shaqeeyaan isuguna aaminaan.