Page 1 of 1

Any Garoob come in

Posted: Sun Jun 29, 2008 7:04 pm
by Odayga_Laylo
Asalamu calleykum. Waxaan ahay nin xaas leh oo raadinaayo gabar garoob ah oo aan kulabeesto. Haye warka keen hee.

Re: Any Garoob come in

Posted: Sun Jun 29, 2008 7:07 pm
by Odayga_Laylo
dee ha xishoonina garoobadiina meesha joogo. Mise Wiilasha yaryarka ah oo beejo qabkaa ayaad calaf kadoonaysiin.

Re: Any Garoob come in

Posted: Mon Jun 30, 2008 8:27 am
by AyeeyoH
I'm not garoob laakin waxan kugula talin laha xaaskaaga ku eeko.salaam