Page 1 of 1
Inside news press ismacil cumar geele will visit somaliland
Posted: Mon Jun 30, 2008 4:28 pm
by The_Emperior5
Before august he will visit hargeysa Somaliland , wa war inside news oo aan hellay , mucaaradii wabay qeylinayaan sayidn ismacil ma iman karro guys like faysal cali waraabe and Mujaheed xassan ciise . laakin wuu iimanaya
Xidhiidka Djibouti iyo somaliland inay meel fiican marraan weyaan markastaba
Re: Inside news press ismacil cumar geele will visit somaliland
Posted: Mon Jun 30, 2008 4:29 pm
by MJ-Pride
Waa iska Local news, I doubt It will get a lot of media attention. Maxey tahey Inside News when it's pretty meaningless news?
Re: Inside news press ismacil cumar geele will visit somaliland
Posted: Mon Jun 30, 2008 4:30 pm
by The_Emperior5
wuu iman doona dalka the media will be on top of it , did you know ismacil cummar gelle never visited the former somalia markay somalia ahayd
dhirdahwe muu soo dhaafiin
Re: Inside news press ismacil cumar geele will visit somaliland
Posted: Mon Jun 30, 2008 6:46 pm
by djibsomali
LOL the emperor
do you know who was the president when somalia was the old somalia
as you put it?