Gedo:Xildhibaanada ka soo jeeda gobolka gedo oo ka hadlay aragtidooda ku aadan dhaq dhaqaaqyada Ururka Al-shabaab ee gobolka Gedo
[2008-07-02 13:42:25] Qaar kamid ah xildhibaanada ka soo jeeda gobolka gedo ayaa maanta waxaa ay ka hadleen aragtidooda ku aadan dhaq dhaqaaqyada uu Ururka Al-shabab ka wado deegaano ka tirsan gobolka Gedo.
Xildhibaan Xasan Cabdi xiireey (Xasan Deer)oo kamid ah mudanayaasha baarlamaanka soomaaliya ee ka soo jeeda gobolka gedo oo maanta ka waramay aragtidooda ku aadan dhaq dhaqaaqyada uu Ururka al-shabaab ka wado deegaano ka tirsan gobolka gedo ayaa sheegay in aysan jirin Qatar wayn oo kaga timaada dhanka Ururka Al-shabaab.
Xasan Deer oo u waramay warbaahinta gudaha ayaa waxaa uu intaas ku daray in dhalinyarada Ururka Al-shabaab ay kamid yihiin umada soomaaliyeed islamarkaana aysan xiligaan lahayn shar looga cabsi qabo in ay gobolka ku fidneeyaan.
Xildhibaanka oo dhanka kale ka warbixiyay waxyaabihii ay gobolka ka qabteen intii ay ku sugnaayeen ayaa tilmaamay in ay wax badan qabteen isagoo xusay in ay kaalin lixaad leh ka qaateen dib u heshiisiinta gobolka iyo dhisitankii maamulada degmooyinka iyo heerka gobolkaba,waxaana uu sheegay in ay gobolka sii joogayaan wati kale ayna sii wadayaan wax ka qabashada arimaha ka taagan gobolka iyo wixii ku soo kordha intaba.
http://allwariye.com/actiontools/getThi ... php?id=872
Rer Ahmed Hasan Dhere interview about the terrrorists
Moderators: Moderators, Junior Moderators
-
CoolPoisoninthisbijj
- SomaliNetizen

- Posts: 540
- Joined: Sat Jun 07, 2008 4:33 pm
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 343 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 1 Replies
- 557 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 10 Replies
- 1045 Views
-
Last post by Xamud.
-
- 22 Replies
- 1472 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 1 Replies
- 459 Views
-
Last post by Kramer
-
- 5 Replies
- 744 Views
-
Last post by Queen_Arawello
-
- 1 Replies
- 822 Views
-
Last post by BlackRain
-
- 0 Replies
- 355 Views
-
Last post by Somali-Transporter