Page 1 of 1

Naag la guday biyabbax mala gaarsiin karaa?

Posted: Sat Jul 05, 2008 6:34 am
by calixaajis
Runtii naagta marka si daran loo gudo waxaa ka tirtirmaya darenka kacsiga, waa sii yaraanayaa
laakinse waxaa jirta meel loo yaqaano g-spot waa haddii naagta laga riixriixo ay biyaheeda soo daadinayso, marka ragga guursaday naagaha aan dareenka fiican lhayn waxaan dhihi lahaa ha moogaanin meeshaas, meeshaas waxay ku taallaa meesha laga gooye kintirka oo gude ah

faahfaahin dheeraad booqo http://www.daruur.com/guurdoon