Somaliland troops searching for terorist inside lasqoray
Moderator: Moderators
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Somaliland troops searching for terorist inside lasqoray
Tacshiirad Kadhacday duleedka Magalada Laasqoray
Laasqoray:- Wararka haatan nasoo gaadhaya ayaa sheegaya inuu dagaal ka dhacay duleedka Magaalada Laasqoray warka ayaa intaasi ku daraya inuu dagaalkaasi socoday ilaa dhawr saacadood kaasi oo aan ilaa haatan la ogayn khasaarihiisu intuu gaadhsiinsanyahay, dadka deegaanka ayaa sheegaya inay maqlayeen duryanka rasaasta.
Tacshiiradaasi ayaa la xaqiijiyay inay u dhexayso Dadka deegaanka iyo Malayshiyaadka SNM kuwaasi oo rasaas xoogan ku dhex martay duleedka Degmada Laasqoray,sida la xaqiijiyay dagaalkaasi ayaa ku belawday ka dib markii ay u hanqaltaageen Ciidamada Somaliland inay gudaha u soo galaan magaalada Laasqoray.
Ciidamada Deegaanka ayaa aad isaga difaacay inay malayshiyaadka SNM ay qoobka soo galiyaan gudaha magaalada Laasqoray, warar dheeraad ah oo kale ayaa sheegaya inay ciidamada deegaanka Sanaag ay difaac xoogan ka xidheen dhamaan hareeraha magaalada Laasqoray.
Goor dhaw naga suga Faah Faahin Dheeraad ah
Boocame+Laasqoray

Re: Somaliland troops searching for terorist inside lasqoray
Laasqoray; Wararkii Ugu Dameyey ee Gudaha Magaalada Laasqoray Haatan Naga Soogaaraaya Ayaa Sheegaaya In Halkaasi Ay Gaareen Ciidamo Tirobadan oo Ah Cidamada Xaq Udirirka Ah ee Difaaca Gobolka Sanaag Kuwaasi oo Dhufeysiyo Kaqotay Meel Magaalada Laasqoray Dhinaca Xanan Kaxigta oo Ay Caawa Diyaar Garow xoogan Ugaga Jiraan In Ciidamada Somaliland Ay Weeraraan.
Dhinaca Kale Ciidamada Maleeshiyaadka Dirta Woqooyi Iyo Kooxo Dhuuniqaatayaal Ah oo Horkacaaya Ayaa Lasheegay In Ay Halkaasi Galabta Dib Uga Carareen Kadib Markii Ay Ogaadeen Gurmadka Halkaasi Lasoodhoobay oo Ah Ciidamo Si Aad Ah u Hubyasan Kuwaasi oo Ku Hanjabey In Ay Go Doominayaan Ciidamada Maamulka Dirta Woqooyi Iyo Kooxaha Horboodayaasha u Ah ee Halkaasi Ku Fadeexadoobey.
Ciidamada Maamulka Dirta Woqooyi Somalida Midnimada Neceb Ayaa Halkaasi Weji Gabax Kala Kulmay Kadib Markii Ay Kuurka USoo Galeen Ciidamada Xaq Udirirka ah ee Halkaasi Maanta Gelinkii Dame Lasoodhoobay.
Daqiiqado Kahor Mar Aanu Khadka Telfoonka Kula Xirirnay Gudaha Magaalada Laasqoray Ayaa Dad Masuuliyiin Sar Sare Ah oo Codsaday In Aan Magocooda Lashaacin Ayaa noo Sheegay In Ay Jiraan Go Doomin Lala Damacsanyahay Ciidamada Maleeshiyaadka Magaalada Hargeyso Kasooduuley Kuwaasi oo Ay Horkacayaan Kuwo Aan Wax Sharaf Iyo Karaamo Toona Lahayni oo Dembiilayaal Ah.
Badhanonline.com
Boosaaso Puntland Somalia.
By Maxamuud Siciid Muuse Cali
MSICIID@HOTMAIL.COM
MS SICID KU DARSADA MSN KA WA NAAG WARSANGALY UU QURUX BADDAN

- American Salafi
- SomaliNetizen

- Posts: 488
- Joined: Sat Dec 01, 2007 8:24 pm
Re: Somaliland troops searching for terorist inside lasqoray
I hope Allah brings peace back to Somaliland. Personally I want to go to Hargesia because there is a lot of people of Cilm there like Sheikh Berwarawi and Abdikarim Xoosh. These people that are bringing trouble have to be stopped.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Somaliland troops searching for terorist inside lasqoray
American Salafi wrote:I hope Allah brings peace back to Somaliland. Personally I want to go to Hargesia because there is a lot of people of Cilm there like Sheikh Berwarawi and Abdikarim Xoosh. These people that are bringing trouble have to be stopped.
OOOH THIS WAR IS IN EASTEREN SOMALILAND NEAR BOSSASO NEAR THE BORDER BETWEEN SOMALILAND AND SOMALIA
U CAN GO TO HARGEYSA AKHII , ITS VERRY PEACFULL
- TrophY-WifeY-
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3208
- Joined: Thu May 29, 2008 7:12 pm
- Location: Married to John Legend :)
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Somaliland troops searching for terorist inside lasqoray
TrophY-WifeY- wrote:confused
hee maxa dhacay huuno
lasqoray is where the fishfaces live and they held people hostage
there for no reason
- American Salafi
- SomaliNetizen

- Posts: 488
- Joined: Sat Dec 01, 2007 8:24 pm
Re: Somaliland troops searching for terorist inside lasqoray
emperior
Is it true that if your not from Somaliland, meaning different clan, they will deport you or kick you out. Subhanallah, some people have said there not really nice with non-somalilanders.
Is it true that if your not from Somaliland, meaning different clan, they will deport you or kick you out. Subhanallah, some people have said there not really nice with non-somalilanders.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Somaliland troops searching for terorist inside lasqoray
American Salafi wrote:emperior
Is it true that if your not from Somaliland, meaning different clan, they will deport you or kick you out. Subhanallah, some people have said there not really nice with non-somalilanders.
no not really you can live in somaliland hadaad rabbtiid in somaliland different clans lives so thats not the case laakin you have to folow the sharci of somaliland
- BABYGIRL123
- SomaliNet Super

- Posts: 5273
- Joined: Mon Jul 09, 2007 12:09 am
Re: Somaliland troops searching for terorist inside lasqoray
Who is a fish face Say warsangeli with respect dameryahoow 
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Somaliland troops searching for terorist inside lasqoray
BABYGIRL123 wrote:Who is a fish face Say warsangeli with respect dameryahoow
- BABYGIRL123
- SomaliNet Super

- Posts: 5273
- Joined: Mon Jul 09, 2007 12:09 am
Re: Somaliland troops searching for terorist inside lasqoray
Walahi bilaahi afka baad ka nooshahay, wasnt it you who that one ogadeen guy saw in london and let you go out of mercy
maskiin afka noloow iska hadaal.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Somaliland troops searching for terorist inside lasqoray
BABYGIRL123 wrote:Walahi bilaahi afka baad ka nooshahay, wasnt it you who that one ogadeen guy saw in london and let you go out of mercy![]()
![]()
maskiin afka noloow iska hadaal.
ma lord lipdik wuu ii yimid siifician buu ii salamay he even came inside our car me and my couzin if he wanted a fight he would let me know somaha xata naviagtion systeemkiisa ayaan dabka uu galliyee
anigu ciidna uma joogio huuno
babygirl warsangaly are terorist the kidnap people so i can call them fishface useles people
- BABYGIRL123
- SomaliNet Super

- Posts: 5273
- Joined: Mon Jul 09, 2007 12:09 am
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Somaliland troops searching for terorist inside lasqoray
maxa meesha calacaal keenay ma xaq ba ina gaalada dalka yimada for fasax la afduubo
- BABYGIRL123
- SomaliNet Super

- Posts: 5273
- Joined: Mon Jul 09, 2007 12:09 am
Re: Somaliland troops searching for terorist inside lasqoray
Mid yaroo kala qalqoolaca ina tahay marku arku ku dhafaay and you rushed to his aid fuleeysana lol wuu ku naxaay he would of but that cagdheer on your face.The_Emperior5 wrote:maxa meesha calacaal keenay ma xaq ba ina gaalada dalka yimada for fasax la afduubo
Yes hoog badnida galaada maxaad udifaci orood iraq iyo falastiin difaac muslinka baa ku bahane or go free your self from ethiopia.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 891 Views
-
Last post by Ghetto_Faarax
-
- 13 Replies
- 1580 Views
-
Last post by STARKAST
-
- 26 Replies
- 1470 Views
-
Last post by LAFO-LAFO
-
- 41 Replies
- 4088 Views
-
Last post by DR-YALAXOOW
-
- 4 Replies
- 728 Views
-
Last post by fagash_killer
-
- 2 Replies
- 609 Views
-
Last post by vangandi
-
- 28 Replies
- 189 Views
-
Last post by SahanGalbeed
-
- 35 Replies
- 2979 Views
-
Last post by Goljano Lion