Page 1 of 4

SOMALILAND HAS SECURED ITS BOUNDARY.

Posted: Wed Jul 09, 2008 11:35 am
by Voltage
SOMALILAND OO LA WAREEGTAY MAAMULKA DEGMEDA LAAS-QORAY EE GOBOLKA SANAAG
Jul 09,2008
by Laas-Qoray-GEDO-NN
Ciidamada Somaliland ayaa saaka ku waabariistay Degmeda Laas-Qoray oo ka tirsan gobolka Sanaag, kadib markii maalmihii lasoo dhaafay ay Dowlada Somaliland sheegtay inay wax ka qaban doonaan ammaandarada ka jirta Magaalada Laas-Qoray.

Lama garanayo sababta keentay in Ciidamadu ay dhib yaraan ku qabsadan magaalada waxaana si cad loo shaaciyay in la wareegista Somaliland ay tahay mid cad, waxaase la isweydiinaya ciidankii ku sugnaa halkaasi. Wali wax war ah kama soo bixin Maamulka Puntland oo ku aadan Degmeda saaka la qabsaday, waxaana wararku haatan tibaaxayaan in ciidamadii ku sugnaa degmada Laas-Qoray ee Puntland ay qabteen dhanka degmeda Badhan ee isla gobolkaas, Ciidamada Somaliland ayaa haatan maamula degmeda Laas-Qoray sida uu saxaafada u sheegay Taliyaha ciidanka Gobolka Sanaag C/laahi Cali Canshuur.

Xaalada haatan ugubka ah ayaa meesha waxay ka saaraysaa in maamulka Puntland uu dib u hanto Magaalo Madaxda Sool ee Laas-Caanood, kadib markii laga qabsaday Maamulka Puntland sanado ka hor. Maamulka Somaliland ayaa maalmihii lasoo dhaafay ku hanjabay inay la wareegi doonaan haddii Puntland aysan wax ka qaban xaalada Af-duub ee loo gaysto dadka Aj-nabiga ah laguna qariyo Degmada Laas-Qoray, sida uu saxaafada u sheegay mid kamid ah golaha guurtida Somaliland oo uu hadalkaasi kasoo yeeray 3 maalin ka hor.

Lamaane u dhashay wadanka Germeny iyo wiil ay dhaleen ayaa lagu haystaa meelo aan sidaas uga fogayn deegaanka Laas-Qoray oo lagu magcaaabo Buuraha Caal-Madow, waxayna u muuqataa in Dowlada Somaliland ay ku raadjoogto dadka Aj-nabigha ee la haysto.

GEDO NEWS DESK BOSASO PUNTLAND

Re: SOMALILAND HAS SECURED ITS BOUNDARY.

Posted: Wed Jul 09, 2008 11:36 am
by S-D-M
KII JEBERTI JAB :lol: :lol: :lol:

Re: SOMALILAND HAS SECURED ITS BOUNDARY.

Posted: Wed Jul 09, 2008 11:40 am
by The_Emperior5
warku xata ilkayartii buu ghaadhay

:mrgreen:

Re: SOMALILAND HAS SECURED ITS BOUNDARY.

Posted: Wed Jul 09, 2008 11:40 am
by Voltage
There is no such thing as Jeberti.

Re: SOMALILAND HAS SECURED ITS BOUNDARY.

Posted: Wed Jul 09, 2008 11:41 am
by Voltage
The_Emperior5 wrote:warku xata ilkayartii buu ghaadhay

:mrgreen:

Eyduur farxada iyo faystada wax naga siiya :up:

Re: SOMALILAND HAS SECURED ITS BOUNDARY.

Posted: Wed Jul 09, 2008 11:42 am
by The_Emperior5
:lol: :lol: :lol: :lol:

Re: SOMALILAND HAS SECURED ITS BOUNDARY.

Posted: Wed Jul 09, 2008 11:43 am
by Cali_Gaab
At times like these you can't help but wonder if things would have been different up North if the Marexaan never migrated south :shock:

Re: SOMALILAND HAS SECURED ITS BOUNDARY.

Posted: Wed Jul 09, 2008 11:46 am
by Voltage
In what way Cali Gaab because I am sure you would not have liked us. We never stop until we are on top. :lol: :lol:


Basically we would not oppose Somaliland...but we would fight until we were on top. :lol:

Re: SOMALILAND HAS SECURED ITS BOUNDARY.

Posted: Wed Jul 09, 2008 11:50 am
by Cali_Gaab
Well, for instance...i'd realy think that if you guys were living North and Siyaad barre was president......instead of General Morgan bombarding Hargeisa it would have been a Habar Jeclo man :up:

Re: SOMALILAND HAS SECURED ITS BOUNDARY.

Posted: Wed Jul 09, 2008 11:55 am
by Advo
walle hartida weey is ceebeeyeen.....SMH!

Re: SOMALILAND HAS SECURED ITS BOUNDARY.

Posted: Wed Jul 09, 2008 11:55 am
by Murax
KII JABARTI JABB

Re: SOMALILAND HAS SECURED ITS BOUNDARY.

Posted: Wed Jul 09, 2008 11:57 am
by Voltage
There would have been no bombing. :lol: Mareexaan geeley would have fought the SNM just like they did to the Hawiye for such a long time in Galgaduud and Mudug.

Ever seen Abdiwahab cry about all the times his villages were attacked yet no one ever heard of it? Mareexaan gelley were tapped on the shoulders. No need for army and publicity when it can be taken care of privately. :lol:

Re: SOMALILAND HAS SECURED ITS BOUNDARY.

Posted: Wed Jul 09, 2008 11:59 am
by Cali_Gaab
Why you guys kicking your brothers down when they're already on the floor, flat on their face and not breathing.
Give them CPR and help them get back on their feet slowly slowly.

Let's be serious now hadaba and start contributing with positive advise.

:lol: :lol: @ Voltage....ok...i forgot you guys were like the X-men.

Re: SOMALILAND HAS SECURED ITS BOUNDARY.

Posted: Wed Jul 09, 2008 12:00 pm
by RebelLion
ilkayar cugdad dishey :lol:

At least we built a state even if there are problems. Gedo is still the poorest region in somalia.

Re: SOMALILAND HAS SECURED ITS BOUNDARY.

Posted: Wed Jul 09, 2008 12:01 pm
by BABYGIRL123
If they had listen to me they would of massacared all pro-somaliland harti :up: