Page 1 of 1

Clan militia mobilizing in Sanaag

Posted: Thu Jul 10, 2008 9:56 pm
by Executive
Makhiir Mujahiids protecting their home... :up:

ABAABUL CIIDAN OO KA SOCDA GUUD AHAAN DEGMOOYINKA SANAAG


Dhahar:- Sida ay wararku nagu soo gaadhayaan Abaabul ciidan ayaa ka socda guud ahaan Gobolka Sanaag iyada oo ay jiraan qaar ka mid ah magalooyinkan Gobolka Sanaag oo laga diyaar gareeyay ciidamo beeleedyo kuwaasi oo loo qorsheeyay inay difaacaan Gobolka,warka ayaa intaasi ku daraya inay ciidamadaasi ku hubaysanyihiin Gaadiid dagaal.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Dhahar ee Gobolka Sanaag ka tirsan ayaa sheegay inay ka socdaan dhaq dhaqaaqyo ciidan kuwaasi oo lagu diyaar gareeyay gudaha magaalada Dhahar.

Xogta aanu ka helayno Dhahar ayaa sidoo kale sheegaya inay ciidamadaasi dhawaan u soo dhaqaaqi doonaan dhanka Magaalada Laasqoray iyo nawaaxigeed halkaasi oo lagu sheegay inay fadhiisin ciidan ka dhigteen malayshiyo taageersan Maamulka Somaliland.

Docdkale war isna haatan naga soo gaadhay magaalada Xingalool ayaa sheegay inay dadka deegaanku wadaan xusul duub ay ku diyaar garaynayaan ciidamo ku biira ku Dhahar laga Abaabulay, qof qariyay magaciisa ayaa saxaafada u sheegay in Koonfurta magaalada Xingalool laysugu geeyay ciidamo beeleedyo aad u hubaysan.

Dhanka kalena warar hoose ayaa iyana sheegaya in ciidamo lagu diyaar gareeyay meesha lagu magcaabo [ Dhagcaan] oo dhinca Bari ka xigta magaalada Ceelaayo ee Gobolka Sanaag.

Arinkaasi ayaa yimi ka gadaal markii ay ciidamada maamulka Gooni isu taaga ah ee Somaliland ay gudaha u soo galeen magaalada Is-taraatijiga ah ee Laasqoray taasi oo si aad ah uga cadhaysiisay waxgaradka Deegaanka.



Jaamac Ayaanle Feyte

LaasqorayNet

Re: Clan militia mobilizing in Sanaag

Posted: Thu Jul 10, 2008 10:14 pm
by Awe
How come no one reigns over these lands? When it comes down to politics, Dhullos and Warsangeli are the biggest prostitutes in all of Somalia.

I'm glad Cadde doesn't give a hoot about these regions.

Re: Clan militia mobilizing in Sanaag

Posted: Thu Jul 10, 2008 10:33 pm
by Goljano Lion
Awe wrote:How come no one reigns over these lands? When it comes down to politics, Dhullos and Warsangeli are the biggest prostitutes in all of Somalia.

I'm glad Cadde doesn't give a hoot about these regions.
that was too harsh ooooops try it again :up:

Re: Clan militia mobilizing in Sanaag

Posted: Thu Jul 10, 2008 10:39 pm
by suga_n_spice
Awe wrote:How come no one reigns over these lands? When it comes down to politics, Dhullos and Warsangeli are the biggest prostitutes in all of Somalia.

I'm glad Cadde doesn't give a hoot about these regions.

wax dhintey!! bini aadanka futada ayuu ka xaraa. lakiin adiga afka ayaad ka xaartaa. ur the only prostitute i know. fukkin fag. balaayo ku fuushey :roll:


Goljano. nacaskaas. xitaa wuu baqtiyey uma quuro. uff

Re: Clan militia mobilizing in Sanaag

Posted: Thu Jul 10, 2008 11:19 pm
by Goljano Lion
suga_n_spice wrote:
Awe wrote:How come no one reigns over these lands? When it comes down to politics, Dhullos and Warsangeli are the biggest prostitutes in all of Somalia.

I'm glad Cadde doesn't give a hoot about these regions.

wax dhintey!! bini aadanka futada ayuu ka xaraa. lakiin adiga afka ayaad ka xaartaa. ur the only prostitute i know. fukkin fag. balaayo ku fuushey :roll:


Goljano. nacaskaas. xitaa wuu baqtiyey uma quuro. uff
looool

Re: Clan militia mobilizing in Sanaag

Posted: Thu Jul 10, 2008 11:21 pm
by BABYGIRL123
afka xaarto :lol:

Re: Clan militia mobilizing in Sanaag

Posted: Thu Jul 10, 2008 11:38 pm
by Advo
awe sxb dont diss ur people infront of shiisheeye.....now matter how much u niggas dislike each other, in the eyes, of others, harti baa isla tihiin.

Re: Clan militia mobilizing in Sanaag

Posted: Thu Jul 10, 2008 11:39 pm
by Goljano Lion
Advo wrote:awe sxb dont diss ur people infront of shiisheeye.....now matter how much u niggas dislike each other, in the eyes, of others, harti baa isla tihiin.
Harti Kombo Ganbo kabalalax :up: :up: :up: harti jab

Re: Clan militia mobilizing in Sanaag

Posted: Thu Jul 10, 2008 11:41 pm
by Madmadoobe
You should not insult Our people like that you idiot, they are Proud S/landers more noble than you will ever be.

Re: Clan militia mobilizing in Sanaag

Posted: Thu Jul 10, 2008 11:48 pm
by MJ-Pride
Mad Madoobi, stop ass kissing nobody likes your Iidoor ass, yaad ismooday laangaabyahay ilkaha cas?

Re: Clan militia mobilizing in Sanaag

Posted: Thu Jul 10, 2008 11:50 pm
by Goljano Lion
MJ-Pride wrote:Mad Madoobi, stop ass kissing nobody likes your Iidoor ass, yaad ismooday laangaabyahay ilkaha cas?
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :up:

Re: Clan militia mobilizing in Sanaag

Posted: Fri Jul 11, 2008 4:50 am
by The_Emperior5
Advo wrote:awe sxb dont diss ur people infront of shiisheeye.....now matter how much u niggas dislike each other, in the eyes, of others, harti baa isla tihiin.

waryaa shisheeye eeeh baass ma isaaq war wa nin walaan war somalidu manay isku miid ahayn :lol:

Re: Clan militia mobilizing in Sanaag

Posted: Fri Jul 11, 2008 4:51 am
by Murax
Kii Harti Jabb