Page 1 of 1
Gibil Cad family (not a qabiil topic)
Posted: Fri Jul 18, 2008 8:32 am
by Sir-Luggoyo
Inta ku soo shamuuma wixii reer Xamar eh waa niila xaal marihaaye.
How differently (of other clans) does the civil war affected you?
Re: Gibil Cad family (not a qabiil topic)
Posted: Fri Jul 18, 2008 9:10 am
by Mystic_Angel
what xaal aboow,

Shib dheh aboow haisceben.. Mailowdey in lamagoodle qeeyr laawe yahe, diinlaawe iyo sharaflaawe yahe?
Mukulaal madoow sharaf lawe tihin,,, Bah dhinta kulgin.

Re: Gibil Cad family (not a qabiil topic)
Posted: Fri Jul 18, 2008 9:17 am
by eyes-only
What's up with all the 'not a qabiil topic' when all the topics are clearly qabiil topics?

Re: Gibil Cad family (not a qabiil topic)
Posted: Fri Jul 18, 2008 9:27 am
by Sir-Luggoyo
Mystic,
Xaal qaata yaakhee, dadka waa is bilaayo galaan waana heshiiyaane, inika balaayo waxaa ku dhigteen, calaacal lee saa u waddeen aa ku caatowdeen.
Eyes,
Do you have to make your announcement on my thread when there are like 40 similar topics? Taas waxaan u aqaana qof oo balaayadaada rabo oo bowdkaada qoryeysanaayo
Re: Gibil Cad family (not a qabiil topic)
Posted: Fri Jul 18, 2008 9:29 am
by AbdiWahab252
Luugoyo:
War ba haysa, waxan uu moodey in mahan xalwo iyo macmacan in lagu qeybinayo
Re: Gibil Cad family (not a qabiil topic)
Posted: Fri Jul 18, 2008 9:30 am
by Mystic_Angel
Re: Gibil Cad family (not a qabiil topic)
Posted: Fri Jul 18, 2008 9:36 am
by AbdiWahab252
Mystic,
Mininka wa mininkey.
Gabar wa basal. Basal wuxu qurma marka waqti dheer meel yaalo. Iska xaro !
Re: Gibil Cad family (not a qabiil topic)
Posted: Fri Jul 18, 2008 9:41 am
by S-D-M
PEACE and LOVE TO GIBIL CADE........very peacefull people
"How differently (of other clans) does the civil war affected you?"
Gibil cade has the most Isbaaros in Somali.......punch of Moaryaans.
"Sambuz kujecel bur wax kaa qadimaayo"
"Moos lafiiqey dhar la'aantis waaye"
Re: Gibil Cad family (not a qabiil topic)
Posted: Fri Jul 18, 2008 10:24 am
by qudhac-m
Sir
Salaan awoow
Gibil caduna maxay ahayd, mise markii dagaalkii dhacay baa xabalaha laga soo dareeray.
waxani waa fajac iyo amankaag.
Laakiin reer shangaani hadii la laaayo qadhmuunkii xaafadooda uun ba laga raysanayaa.
Suldaan qudhac maygaag
Re: Gibil Cad family (not a qabiil topic)
Posted: Fri Jul 18, 2008 12:58 pm
by Mystic_Angel