Istuunka Afgoye Cancelled: Why Oh Why
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- AbdiWahab252
- SomaliNet Super
- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Istuunka Afgoye Cancelled: Why Oh Why
Shirib is going to have a fit.
Qabsoomida caado dhaqameedkii caanka ahaa ee istunka ee degmada Afgooye oo sanadkan xaalad adag ay soo wajahday ka dib markiii..
Xaalada adag ayaa soo wajahday qabashada caado dhaqameedka loo yaqaano istunka ee sanadkan oo aallaaba lagu qabto qeybo ka mid ah degmada Afgooye ee gobolka Sh/hoose ka dib markii dadka deegaanadaasi ku nool looga digay iney ciyaartaasi qabtaan, kuwaasoo lagu soo qoray waraaqo lagu daadiyey maalmihii ugu dambeeyey degmada Afgooye.
Caado dhaqameedkan oo ah mid sanad walba ka dhici jiray degmada Afgooye ayaa cabsida ka dhalatay ee loo jeediyey dadka ka qeyb galaya caado dhaqameedkaassi waxay soo korortay ka dib markii maalintii shalay bam gacmeed lagu weeraray koox isu diyaarineysay ciyaarta istunka oo ku sugneyd deegaanka Jambaluul oo ka tirsan degmada Afgooye kaasoo ay ku dhaawacmeen illaa saddex ruux oo mid ka mid ah markii dambe la sheegay inuu u geeriyooday dhaawacyadii soo gaaray, waxaana waraaqaha lagu daadiyey degmada Afgooye lagu sheegay in caadadaasi ay tahay mid qilaafsan shareecada Islaamka, isla markaana talaabo adag laga qaadi doono cidii ku dhaqaaqda, waxaana arimahaasi ay keeneen in dib loo dhigo qabashada ciyaartaasi oo shalay la qaban lahaa, waxaana dib loogu dhigay illaa maaalinta Axada ah ee berto ah iyadoo dadkuna ay rajo xumo ka muujinayaan in ciyaartaasi la qabto sanadkan.
Caado dhaqameedka istunka ah oo ah caadada ugu caansan ee laga yaqaano dalka ayaa dadka ka qeyb gala waxay isu qeybiyaan labo kooxood, iyagoo isla dhacay ulo la iskugu dhiibay oo mararka qaarkood sida ay isugu garaacayaan ay dhiig iskaga keenaan.

- Shirib
- SomaliNet Super
- Posts: 26911
- Joined: Thu Oct 04, 2007 3:50 am
- Location: May God grant us victory.
Re: Istuunka Afgoye Cancelled: Why Oh Why
Yea, man my dad was talking to my adeer and he was saying gardheereyaal were trynna mess the thing up, along with the fighting and everything it just isn't safe enough.
They are still gonna try to have shirta though.
But istun hasn't been the same since the civil war, I think this is the like the 3rd time it won't be held, first time was in 1991, and I think again in 2006
Can u give me the link to the article. I'll try to talk to my adeer tonight to see whats up

-
- SomaliNet Super
- Posts: 5460
- Joined: Sat Sep 08, 2001 7:00 pm
- Location: General SNM, CaliGaab, Duceysane, Gashanle & all Duceysane supporters are rapists
- Contact:
Re: Istuunka Afgoye Cancelled: Why Oh Why
Your concern with the Afgooye is simply daunting... fess up Adooga aa isbarro mesha u tala mahino? Kukasiyaa oo markii taxsi camal korkeen ku wareganeysi.. Afgooye mise Shabellado Hoose marki lasheego, xaadir aa tahay.
- AbdiWahab252
- SomaliNet Super
- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: Istuunka Afgoye Cancelled: Why Oh Why
Shirib,
Its a shame. I am quite a fan of Istuunka and other customs
http://dayniile.com/July2008/19July1.htm
This is a bad move
Next they want to ban the Siyaaro
Foxxy,
Ask Shirib, my kind don't have isbaaros in Afgoye.

- SomaliNetizen
- Posts: 684
- Joined: Wed Jul 16, 2008 11:23 am
Re: Istuunka Afgoye Cancelled: Why Oh Why
Are you some Hawiye-jockey from NFD?
-
- SomaliNet Super
- Posts: 5460
- Joined: Sat Sep 08, 2001 7:00 pm
- Location: General SNM, CaliGaab, Duceysane, Gashanle & all Duceysane supporters are rapists
- Contact:
Re: Istuunka Afgoye Cancelled: Why Oh Why
So where is your isbaaro located at? you must have one... even Ismahaan has one!AbdiWahab252 wrote:Shirib,
Its a shame. I am quite a fan of Istuunka and other customs![]()
http://dayniile.com/July2008/19July1.htm
This is a bad move![]()
Next they want to ban the Siyaaro
Foxxy,
Ask Shirib, my kind don't have isbaaros in Afgoye.
- Diyeeshaha_Tolka
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3524
- Joined: Sat Sep 22, 2007 12:41 pm
- Location: webiga jowhar jiinkiisa
Re: Istuunka Afgoye Cancelled: Why Oh Why
istunaka iyo dabshidka iyo badgalka waxaasi waa dhaqan jaahiliya marka diiniyan ahaan ma fiicna waana in la mamnuucaa.
dadka waxay aamisanyihiin hadii aan la qaban istunka oo aan dhiig la iska keenin in uu sanadkaas uusan noqon doonin barwaaqo ah oo gaajo iyo waxaasi ay dhici doonaan marka waa jaahilnimo in uu qof muslim ah waxaasi aamino..
dadka waxay aamisanyihiin hadii aan la qaban istunka oo aan dhiig la iska keenin in uu sanadkaas uusan noqon doonin barwaaqo ah oo gaajo iyo waxaasi ay dhici doonaan marka waa jaahilnimo in uu qof muslim ah waxaasi aamino..
- Shirib
- SomaliNet Super
- Posts: 26911
- Joined: Thu Oct 04, 2007 3:50 am
- Location: May God grant us victory.
Re: Istuunka Afgoye Cancelled: Why Oh Why
Waa been, qof oo saas aminsan mise waligiis amini jiri ma lehDiyeeshaha_Tolka wrote:istunaka iyo dabshidka iyo badgalka waxaasi waa dhaqan jaahiliya marka diiniyan ahaan ma fiicna waana in la mamnuucaa.
dadka waxay aamisanyihiin hadii aan la qaban istunka oo aan dhiig la iska keenin in uu sanadkaas uusan noqon doonin barwaaqo ah oo gaajo iyo waxaasi ay dhici doonaan marka waa jaahilnimo in uu qof muslim ah waxaasi aamino..
Re: Istuunka Afgoye Cancelled: Why Oh Why
Who wants to see a bunch of Xuruufles running around like chickens with their heads cut off 

- Diyeeshaha_Tolka
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3524
- Joined: Sat Sep 22, 2007 12:41 pm
- Location: webiga jowhar jiinkiisa
Re: Istuunka Afgoye Cancelled: Why Oh Why
Shirib wrote:Waa been, qof oo saas aminsan mise waligiis amini jiri ma lehDiyeeshaha_Tolka wrote:istunaka iyo dabshidka iyo badgalka waxaasi waa dhaqan jaahiliya marka diiniyan ahaan ma fiicna waana in la mamnuucaa.
dadka waxay aamisanyihiin hadii aan la qaban istunka oo aan dhiig la iska keenin in uu sanadkaas uusan noqon doonin barwaaqo ah oo gaajo iyo waxaasi ay dhici doonaan marka waa jaahilnimo in uu qof muslim ah waxaasi aamino..
ok hadii ay beentahay adiga inoo sheeg taariiqda istunka ..
-
- SomaliNet Super
- Posts: 5460
- Joined: Sat Sep 08, 2001 7:00 pm
- Location: General SNM, CaliGaab, Duceysane, Gashanle & all Duceysane supporters are rapists
- Contact:
Re: Istuunka Afgoye Cancelled: Why Oh Why
We don't believe that of course but we do it because it is naqan that our people used to doing it.. it's fan. You get to beat whoever you don't like.. why notDiyeeshaha_Tolka wrote:istunaka iyo dabshidka iyo badgalka waxaasi waa dhaqan jaahiliya marka diiniyan ahaan ma fiicna waana in la mamnuucaa.
dadka waxay aamisanyihiin hadii aan la qaban istunka oo aan dhiig la iska keenin in uu sanadkaas uusan noqon doonin barwaaqo ah oo gaajo iyo waxaasi ay dhici doonaan marka waa jaahilnimo in uu qof muslim ah waxaasi aamino..
Shirib,
See your fabulous arse supporting for Alshabaab.. you think if they take over we will be able to carry on all our staff that we do.. ohh it's Haram ohh it's Jahilia ohh that's all we will be hearing. Except for isbarro I think that will still remain Xalaal.
- FAH1223
- webmaster
- Posts: 33838
- Joined: Mon Oct 02, 2006 12:31 pm
- Location: THE MOST POWERFUL CITY IN THE WORLD
- Contact:
Re: Istuunka Afgoye Cancelled: Why Oh Why
Foxy22 wrote:
Shirib,
See your fabulous arse supporting for Alshabaab.. you think if they take over we will be able to carry on all our staff that we do.. ohh it's Haram ohh it's Jahilia ohh that's all we will be hearing. Except for isbarro I think that will still remain Xalaal.

- AbdiWahab252
- SomaliNet Super
- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: Istuunka Afgoye Cancelled: Why Oh Why
Foxxy,
U sure do love the Toll Stations. The Somali Highway Commission uses the tolls to ensure road upkeep, security and investment in the infrastructure.
Shirib,
These are your Shabab buddies behind this.
U sure do love the Toll Stations. The Somali Highway Commission uses the tolls to ensure road upkeep, security and investment in the infrastructure.
Shirib,
These are your Shabab buddies behind this.
- Diyeeshaha_Tolka
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3524
- Joined: Sat Sep 22, 2007 12:41 pm
- Location: webiga jowhar jiinkiisa
Re: Istuunka Afgoye Cancelled: Why Oh Why
We don't believe that of course but we do it because it is naqan that our people used to doing it.. it's fan. You get to beat whoever you don't like.. why notFoxy22 wrote:Diyeeshaha_Tolka wrote:istunaka iyo dabshidka iyo badgalka waxaasi waa dhaqan jaahiliya marka diiniyan ahaan ma fiicna waana in la mamnuucaa.
dadka waxay aamisanyihiin hadii aan la qaban istunka oo aan dhiig la iska keenin in uu sanadkaas uusan noqon doonin barwaaqo ah oo gaajo iyo waxaasi ay dhici doonaan marka waa jaahilnimo in uu qof muslim ah waxaasi aamino..
foxy... because your forefathers did it adigana waxaad leedahay waan sii wadaynaa even hadaad naar ku galaysid..
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 14 Replies
- 1123 Views
-
Last post by waayeel101
-
- 0 Replies
- 452 Views
-
Last post by Somaliman50
-
- 46 Replies
- 3634 Views
-
Last post by Shirib
-
- 43 Replies
- 3857 Views
-
Last post by illuminatizz
-
- 22 Replies
- 1756 Views
-
Last post by SahanGalbeed
-
- 25 Replies
- 1927 Views
-
Last post by manarab
-
- 3 Replies
- 8974 Views
-
Last post by Somali-Transporter
-
- 0 Replies
- 468 Views
-
Last post by Rabshoole
-
- 35 Replies
- 2878 Views
-
Last post by sahal80
-
- 2 Replies
- 288 Views
-
Last post by fagash_killer