Page 1 of 2

DR-YALAX IN MOGADISHU

Posted: Sat Jul 19, 2008 2:05 pm
by DR-YALAXOOW
salaamu alaykum asxaabta somalinet, safar dheer ka dib xamar ayaan joogaa maasha allah, waa first time aan ka soo dego garoonka aadan cade mogadishu. saakay ayaan african air diyaarad la yiraah xamar ku imid, airaboorka waa meel nabad ah 100%,waxaa jooga askar soomali u eg burundi ah iyo ugaandes. airaboorka waa la dhisey dhexdiisa qalabka airaboorada casriga yaal ayaa yaal sida scanka lagu eego boorsooyinka.

airaboorka waxaa iga soo qaadey wiilka walaalkey ah, nr 4 ayaan soo dhex marney ka dibna afisyooni ilaa aan ka nimaano xaafada aan deganahay oo ah shibis agagaarka safaaradii sacuudiga ama iskool sakhaawadiin ama maxfalka shibis. xaafada waa xaafad deggan,

hadda waxaan joogaa internet caffe ku yaala stadiom koonis agteeda inshalah sawiro inaan soo qaado ayaan isku dayaa. hadda waa habeen xamar. dhinaca north mogadishuna waa meel shidan. ilaa iyo hadda dhawaq rasaas wali ma maqal, waana wax aan aad ula yaabey. xamar xiliggan waa roob.cirka caad ayaa saaran hawadana waa hawo fiican waqtigan.

inshalah berri ayaan sawiro xeebta liido inaan ka soo qaado isku dayaa .nabadgelyo
:somalia: xamar :somalia: :rose: :love: :up:

Re: DR-YALAX IN MOGADISHU

Posted: Sat Jul 19, 2008 2:06 pm
by pseudowizard
:shock: Translation?

Re: DR-YALAX IN MOGADISHU

Posted: Sat Jul 19, 2008 2:07 pm
by sheekh-Farax-zero
prove it

Re: DR-YALAX IN MOGADISHU

Posted: Sat Jul 19, 2008 2:07 pm
by Murax
:up:


Good luck saaxibow


Shabab yeenin ku arkrin adigo camera wato. :lol:

Re: DR-YALAX IN MOGADISHU

Posted: Sat Jul 19, 2008 2:09 pm
by Shirib
Waxaa ku dhixi lahaayi, Istunka aad laakin waxaa lee sheegi it got cancelled

Re: DR-YALAX IN MOGADISHU

Posted: Sat Jul 19, 2008 2:29 pm
by xidigow
DR-YALAXOOW wrote: saakay ayaan african air diyaarad la yiraah xamar ku imid,
Ar Yalaxow, Saakay markaad leedahay yacni waa Sabti.. Saaxiib Africa Jimcaha iyo Isniinta base bay tagtaa Xamar. Tagtaa ee ha nagu akhrin bahasha. Beside, Khamiistee aanaa Dubai ku imid oo Jimichii bay laabatay, marka saxxiibow intee joogtaa Xamar ma joogtide? :lol: :lol: :lol:

Re: DR-YALAX IN MOGADISHU

Posted: Sat Jul 19, 2008 2:32 pm
by Enlightened~Sista
:lol: @airboorka

Re: DR-YALAX IN MOGADISHU

Posted: Sat Jul 19, 2008 2:36 pm
by sheekh-Farax-zero
xidigow wrote:
DR-YALAXOOW wrote: saakay ayaan african air diyaarad la yiraah xamar ku imid,
Ar Yalaxow, Saakay markaad leedahay yacni waa Sabti.. Saaxiib Africa Jimcaha iyo Isniinta base bay tagtaa Xamar. Tagtaa ee ha nagu akhrin bahasha. Beside, Khamiistee aanaa Dubai ku imid oo Jimichii bay laabatay, marka saxxiibow intee joogtaa Xamar ma joogtide? :lol: :lol: :lol:
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol:
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

he said that he is gonna apload some pics,, wait till he proves :mrgreen:

Re: DR-YALAX IN MOGADISHU

Posted: Sat Jul 19, 2008 2:41 pm
by xidigow
sheekh-Farax-zero wrote:
xidigow wrote:
DR-YALAXOOW wrote: saakay ayaan african air diyaarad la yiraah xamar ku imid,
Ar Yalaxow, Saakay markaad leedahay yacni waa Sabti.. Saaxiib Africa Jimcaha iyo Isniinta base bay tagtaa Xamar. Tagtaa ee ha nagu akhrin bahasha. Beside, Khamiistee aanaa Dubai ku imid oo Jimichii bay laabatay, marka saxxiibow intee joogtaa Xamar ma joogtide? :lol: :lol: :lol:
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol:
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

he said that he is gonna apload some pics,, wait till he proves :mrgreen:

Ar Dr. Yal;axow waa qarxay.

Re: DR-YALAX IN MOGADISHU

Posted: Sat Jul 19, 2008 2:42 pm
by sheekh-Farax-zero
:lol: :lol: :lol:

Re: DR-YALAX IN MOGADISHU

Posted: Sat Jul 19, 2008 3:23 pm
by ModerateMuslim
Be careful dr. yalaxoow, HG's are in need of dameers. :lol: :lol: :lol:

p.s., i'm just j/k. you, the good DR, will surly understand that, right? heck, i even make play on my clans stereotypes. no harm.

Re: DR-YALAX IN MOGADISHU

Posted: Sat Jul 19, 2008 4:15 pm
by Somalistan
The only one who traveled is Liqaaye TDH.

Yalaxow and Voltage are both lying liers. :down:

Re: DR-YALAX IN MOGADISHU

Posted: Sat Jul 19, 2008 5:10 pm
by SahanGalbeed
I believe him !

Re: DR-YALAX IN MOGADISHU

Posted: Sat Jul 19, 2008 7:13 pm
by FAH1223
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

Re: DR-YALAX IN MOGADISHU

Posted: Sat Jul 19, 2008 7:21 pm
by HoneY*GyalL
sawiro xeebta liido inaan ka soo qaado kulaha :lol:

magoow wax ma rabtaa ina camera laga xado