Page 1 of 1

National forces kill & capture foreign fighters:

Posted: Mon Jul 21, 2008 9:48 pm
by Somalian_Boqor
National forces kill & capture foreign fighters: [no more safe haven] :somalia: :up:

Re: National forces kill & capture foreign fighters:

Posted: Mon Jul 21, 2008 9:48 pm
by Somalian_Boqor
Muqdisho: DFKMGS oo ku dhawaaqday in dad udhashey Dalalka Pakistaan & Ciraaq gacanteeda ay ku jiraan qaarna ay toogteen ciidamada Xooga dalka Soomaaliyeed.
21. juli 2008

Muqdisho(AllPuntland)- Dawladda Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in dagaalo ka dhacay gobalada Koonfureed ee dalka Soomaaliya ay ku dishey xubno Ajaaniib ah kuwasoo ka soo horjeeday dawladda Faderaalka ee Soomaaliya ,waxa ayna dawladdu sheegtay in ay qaaday talaabooyin ay dadkaasi kula dagaalameyso.

Sarkaal Sarre oo ka tirsan ciidamada Xooga dalka Soomaaliyeed ayaa sheegay in ay qabteen dad gaaraya 2 qof oo ah kooxaha ka soo horjeeda dawladda Faderaalka ee Soomaaliya oo aan udhalan dalka Soomaaliya ,kuwasoo ka soo jeeda dalalka Ciraaq & Pakistaan ,ayna doonayaan in ay Sharciga mariyaan.

Sarkaalkan wuxuu sidoo kale sheegay in toogteen qaar kale oo ka mid ah ahaa Kooxaha ka soo horjeeda dawladda faderaalka ee Soomaaliya ,isagoo sheegay in ay ka barbardagaalamayeen Kooxaha ka soo horjeeda dawladda Soomaaliya.

"Waxaanu qabaneyo oo heynaa Kooxo ka soo horjeeday Horumarka & Nabadda Soomaaliya ,markaasna ka barbardagaalameyey Kooxaha naga soo horjeeda ,hadana waxaan dooneynaa in aan Sharciga horkeeno" Ayuu yiri Sarkaalkan oo la hadlayay AllPuntland.

Dagaalo mudo badan ka socdey qeybo ka mid ah gobalka Shabeelada Hoose ayaa lasheegay in ay noqdeen kuwa ay ku jabeen Mucaaradka dawladda Faderaalka ee Soomaaliya ,gaar ahaan Ururka Al-Shabaab oo lasheegay in ay sheegteen Masuuliyada dagaaladaasi.

Sarkaalkan ka tirsan dawladda Soomaaliya ayaa sheegay in dhinacooda uu soo gaaray khasaare ,isagoo sheegay in ay dhaawac soo gaaray qaar ka mid ah Ciidamadooda ,wuxuuna beeniyey in ciidamadan oo baabuur saaran weerar lugu qaaday ,isagoo sheegay in aysan ciidamadu saarneyn Baabuur oo ay lugeynayeen.

Warar Madax banaan kana Madax banaan dhinacyada dagaalameyey ayaa sheegaya in ay ciidamada dawladda Soomaaliya markii horeba udiyaarsanayeen weeraro kaga yimaada Kooxaha ka soo horjeeda ayna umuuqdeen kuwa meesha ku ogaa kooxahan ayna dagaal sidaasi ku galeen.

Kooxda Al-Shabaab waxa ay sheegteen in Khasaare soo gaaray ,waxa ayna sheegeen in dadka Ajaaniibta ee lajooga aysan aheyn kuwa Shisheeye ee ay yihiin kuwa Walaalahooda dagaalkana kula jira ,balse hadalkaasi wuxuu ka hor imaanayaa hadalo ay horey ujeediyeen Madax ka tirsanaa Ururkaasi.

F. C. Geylan
AllPuntland

Re: National forces kill & capture foreign fighters:

Posted: Mon Jul 21, 2008 9:49 pm
by Somaliweyn Commando
:lol: :lol: :lol: :lol: u know halisdaad ku jirtid for following and imitating gaalada?

Re: National forces kill & capture foreign fighters:

Posted: Mon Jul 21, 2008 9:51 pm
by AbdiWahab252
Somaliweyn,

The spiritual leader of Bugland

Image

Patriach Paulos of the Ethiopian Orthodox church. He baptized Caade Muse & Afbiijo in a ceremony in Addis Ababa. Caade Muse was renamed Michael Moses and Afbiijo Alberto Yosef

Re: National forces kill & capture foreign fighters:

Posted: Mon Jul 21, 2008 9:55 pm
by Somalian_Boqor
^^^How does it feel to really lose Mogadishu after 18 years? :mrgreen: :up: :somalia:

Re: National forces kill & capture foreign fighters:

Posted: Mon Jul 21, 2008 9:58 pm
by AbdiWahab252
Jareertenboy,

Lose ? :lol: :lol: :lol:

When Afbiijo can land in Xamar and drive without hiding himself in a small tank, then I have lost Xamar.

As long as he sneaks into Xamar like a spy or thief, I run Xamar :up:

30,000 Xabash have failed to tame Xamar.

In the end they will flee and it will be us vs. your kind. We promise we won't be forgiving as 1991. :up:

Re: National forces kill & capture foreign fighters:

Posted: Mon Jul 21, 2008 10:06 pm
by Somalian_Boqor
AbdiWahab252 wrote:Jareertenboy,

Lose ? :lol: :lol: :lol:

When Afbiijo can land in Xamar and drive without hiding himself in a small tank, then I have lost Xamar.

As long as he sneaks into Xamar like a spy or thief, I run Xamar :up:

30,000 Xabash have failed to tame Xamar.

In the end they will flee and it will be us vs. your kind. We promise we won't be forgiving as 1991. :up:
I know for a fact we have tamed the Sacads you kin the rest will follow suit.

We on the same team ninyaho I will make my Sacad brothers lead within Habar Gidir and will also be second to my closier Hawiye allies the Abgaal. :somalia: :up:

Re: National forces kill & capture foreign fighters:

Posted: Mon Jul 21, 2008 10:30 pm
by gurey25
:lol:
@ National forces

xabashi cock polishers are not national forces.
your job is to provide comfort to the brave xabashi soldiers

Re: National forces kill & capture foreign fighters:

Posted: Mon Jul 21, 2008 10:35 pm
by paidmonk
Image
Image
Image
Image
Image

Re: National forces kill & capture foreign fighters:

Posted: Mon Jul 21, 2008 10:38 pm
by Somalian_Boqor
^^^ Your Point?

Re: National forces kill & capture foreign fighters:

Posted: Mon Jul 21, 2008 11:09 pm
by Twisted_Logic
SomalianBoqor,

I will make you my press secretary one day. You put the Iraqi dude to shame :lol: :lol:

Re: National forces kill & capture foreign fighters:

Posted: Mon Jul 21, 2008 11:35 pm
by ultratribalism
HG and MJ are to be evicted from xamar.inshalah