Mid ka mid ah saraakiisha Magaalada Kismaayo oo lagu xiray Deegaanka Dhobleey ee gobolka J/hoose.
Sarkaalka la xiray oo lagu magacabo Col Iraad Max'ed Cali ayaa la shegay in uu ka soo laabtay marka la xirayay degmada Ceel waaq ee gobolka Gedo isagoo ku soo jeeday magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka J/hoose.
Sida wararka lagu helayo waxaa ay sheegayaan in sarkaalkani ay niman hubeeysan ka qabteen degmada Dhooleey isagoo shidaal u soo doontay gudaha degmadaasi.
Macada Sababta rasmiga ah ee ka danbeysa xariga sarkaalkasi loo geeystay hase yeesheen C/risaaq Aada Faarax oo ka tirsan saraakiisha maamulka magaalada Kismaayo ayaa waxaa uu idaacada Shabelle u sheegay in ay la yaaban yihiin sababta sarkaalkasi loo xiray isla markaana ay xirir kala sameeyeen odayaasha beesha iyo culumaa'udiinka gobolka J/hoose oo ay kala hadleen sidii loo sii deeyn lahaa sarkaalkasi.
Xariga sarkaalkani ayaa waxaa uu buuq ka dhaliyay gudaha magaalada Kismaayo iyadoo ay hada socdaan sidii loo sii deyn lahaa sarlkaalkaasi.
Waxaana uu sarkaalka u hadlay maamulka magaalada Kismaayo ee C/risaaq Aada Faarax uu meesha ka saaray warar sheegay in sarkaalka la afduubatay uu ka yimid dhanka dalka Ethiopia halkaasi oo uu kula soo kulmay saraakiil Ethiopian ah isla markaana ay ka wada hadleen xaaladaha gobolada Jubooyinka waxaana uu sheegay in ay baarayaan wax ka jira wararka la isla dhex marayo.
http://www.shabelle.net/News/ViewNews.asp?NewsID=107
Marehan captain kidnaped by Cagdhers in Dhobley
Moderators: Moderators, Junior Moderators
-
- SomaliNetizen
- Posts: 540
- Joined: Sat Jun 07, 2008 4:33 pm
-
- SomaliNetizen
- Posts: 540
- Joined: Sat Jun 07, 2008 4:33 pm
Re: Marehan captain kidnaped by Cagdhers in Dhobley
Sargaal ka Tirsan Ciidamada Gobolka Jubbada Hoose oo Lagu Magacaabo Col: Iraad Caloley oo ay Kooxaha Dowladda ka Soo Horjeedo Ku Afduubteen Magaaladda Dhoobley
Jul 29,2008
by Kismaayo-GEDO-NN
Col; Iraad Maxamed (Caloley) oo ka tirsan saraakiisha ciidamada Gobolka Jubbada Hoose ayaa kooxaha ka soo horjeedo siyaasadda dowladda Kmg ah ku afduubteen magaaladda Dhoobley ayaan la ogeyn meesha uu ilaa haatan ku sugan yahay. Odayaasha dhaqanka iyo Saraakiisha Ciidamadda ee Beesha Sade ayaa maanta ugu baaqay in ay soo daayaan Kooxaha Col: Iraad ku heysto Dhoobley.
C/risaaq Aadan Faarax (Suufi) oo ah Abaanduulaha Ciidamadda Jubbada Hoose ayaa Arinkaa Afduubka ah ku tilmaamay in uu keeni karo Cawaaqib xumo ku Imaan karto dadka wada degen Gobolka Jubbadda Hoose, wuxuuna ka digey in uu dhici karo Isku dhac hadii buu yiri aan Col: Iraad la soo deynin. Wararka Col: Iraad Calooley laga helayo ayaa ah kuwo aad u yar lamina oga meesha uu haatan ku sugan yahay.
Dhanka kalana culumoudiin ka soo jeeda beesha SADE ayaa lagu soo waramayaa in ay Dhoobley gaareen shalay galinkii danbe sababo la xiriiro siideynta Col; Iraad, hase ahaatee lama ma jiraan in culumadaasi ay ku guuleysan doonaan soo siideynta Col: Iraad iyo inkale toona.
Waxii War ah oo ka soo kordhana waxaan idiin kugu soo gudbin doonaa hadii uu Rabi idmo Wararkanaga danbe.
Gedo News Network
Dhoobley News Desk
http://www.gedonet.com/index.php?news=3444

whats his subclan? i think he's Rer Dini.
-
- Posts: 10
- Joined: Tue Jul 22, 2008 3:39 am
Re: Marehan captain kidnaped by Cagdhers in Dhobley
Iraad Mohamed Ali is Eli and not "reer Diini tweek!
- Warsame101
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1947
- Joined: Sun Feb 04, 2007 4:32 am
- Location: Muuri/Caabudwaaq/Kismaayo
- Contact:
Re: Marehan captain kidnaped by Cagdhers in Dhobley
Haa, waa Celi waana nin culus. If anything happens to him, a major conflict will arise and will destabilize the region.
Hopefully the nabadoons will secure his release, insha'Allah.
Hopefully the nabadoons will secure his release, insha'Allah.
Re: Marehan captain kidnaped by Cagdhers in Dhobley

Are they asking for random money?
have we become the boats off Pland shores?
- Warsame101
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1947
- Joined: Sun Feb 04, 2007 4:32 am
- Location: Muuri/Caabudwaaq/Kismaayo
- Contact:
Re: Marehan captain kidnaped by Cagdhers in Dhobley
nin culus = great importance (heavyweight), not the literal meaningAdvo wrote:![]()
@ nin culus
Are they asking for random money?
have we become the boats off Pland shores?

Those who kidnapped him were some Ogaadeens. He came from Ceelwaaq with a convoy of cars, stopped by Dhoobley to refuel but was instead ambushed.
-
- SomaliNetizen
- Posts: 540
- Joined: Sat Jun 07, 2008 4:33 pm
Re: Marehan captain kidnaped by Cagdhers in Dhobley
there are no Eli in Jubaland only in kilinka 5naad with Caghders
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 5 Replies
- 22 Views
-
Last post by Looyaan_Junior
-
- 7 Replies
- 1499 Views
-
Last post by Xaaji_Waraabe-
-
- 1 Replies
- 446 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 2 Replies
- 850 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 0 Replies
- 478 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 10 Replies
- 488 Views
-
Last post by wadaniweyn1
-
- 3 Replies
- 312 Views
-
Last post by Faranacab