Page 1 of 1

dadka maskax malayka badsadeen suashan ka jawabaa

Posted: Tue Jul 29, 2008 5:11 pm
by qurux ley
aslamu caleykum aqayarta somalinet

meshan xoga maskax shaqeysin aa lo bahaan yahay ee suashaan dhab ika dhahaaa

habar yartaa kaw dheeeh dumashikeed maxo adi ku yahaay ( question applying if u only have one aunty and if not imagine))))) :up: :up: :up: :up:

every1 feel free to answer

hadi ad u bahan tahay fah fahin dheer waso sheekaan gartaaa :D :D
:wink: :wink:

Re: dadka maskax malayka badsadeen suashan ka jawabaa

Posted: Wed Jul 30, 2008 8:59 am
by Kalaay
Xabbad kama fahmin areey. try again

Re: dadka maskax malayka badsadeen suashan ka jawabaa

Posted: Wed Jul 30, 2008 7:28 pm
by qurux ley
To kalaay :D :D

aroow waxa ka wadaa suasha, habar yartaaaa dumashiigeyda adiga adigaa moxooo kuu yahaaay ???

iif u prefer english :wink: :wink:

(imagine dat u onli have 1 aunty)

ur aunt's brother-in-law, how is he related to u :?: :?:

Re: dadka maskax malayka badsadeen suashan ka jawabaa

Posted: Tue Sep 30, 2008 11:13 pm
by dalmar64
wuxuu ii yahay Aaaaabe. :lol:

Re: dadka maskax malayka badsadeen suashan ka jawabaa

Posted: Sat Nov 08, 2008 1:35 am
by dhuudhuu
aabbahaa waaye

Re: dadka maskax malayka badsadeen suashan ka jawabaa

Posted: Sun Jul 18, 2010 10:57 am
by qayre254
lol, Does dis supposed to be a hard question? Answer this, Hooyada Abaheed wiilkisa wiilkiisu wiilkuu dhalay muxuu kuu yahay?

Re: dadka maskax malayka badsadeen suashan ka jawabaa

Posted: Mon May 23, 2011 6:09 am
by shiniile9
ina Abtiga weeye.