Page 1 of 4
Anigo waxaan ka yaabey..
Posted: Wed Jul 30, 2008 10:56 am
by AyeeyoH
Salaam
Sababta ay gaaladan xumxumiy iskugu dhagdhagan markey summer noqoto maxay tahy?..Meel kasta ood martid dad uun ba dusha iska saaran...ish...

..I mean pple need body heat in the winter not in the summer.It's almost +34 outside today the last thing i want someones els sweat all over me..ufff
Fitnah everywhere

Re: Anigo waxaan ka yaabey..
Posted: Wed Jul 30, 2008 10:59 am
by Madd_Scientist_
Re: Anigo waxaan ka yaabey..
Posted: Wed Jul 30, 2008 11:01 am
by suga_n_spice
granny u need a vacation

Re: Anigo waxaan ka yaabey..
Posted: Wed Jul 30, 2008 11:05 am
by SummerRain
No she needs to get laid...ASAP.
Re: Anigo waxaan ka yaabey..
Posted: Wed Jul 30, 2008 11:08 am
by suga_n_spice
a vacation is more convenient for now. i dont think u can book a ****
Re: Anigo waxaan ka yaabey..
Posted: Wed Jul 30, 2008 11:10 am
by AyeeyoH
Suga
I cant even take a walk outside and injoy the weather....Maanta ayaan bal is yeri banaanka ku soo yara laydhsow lunch hourki bal ka waran waxaan isha qac ku siiyey...2 homos who were kissing eachother oo waliba niman ah........alla indhaha..qadadi aan is laha cun gabiygeeda waan qubay

Re: Anigo waxaan ka yaabey..
Posted: Wed Jul 30, 2008 11:12 am
by AyeeyoH
Ismahan123 wrote:No she needs to get laid...ASAP.
eeg tiina mesha ay ku boodey...balaayo kula jiifsatey..

Re: Anigo waxaan ka yaabey..
Posted: Wed Jul 30, 2008 11:14 am
by SummerRain
Truth hurts abaay...

Re: Anigo waxaan ka yaabey..
Posted: Wed Jul 30, 2008 11:19 am
by AyeeyoH
Re: Anigo waxaan ka yaabey..
Posted: Wed Jul 30, 2008 11:22 am
by FAH1223
its already been prophecized by rasulka Saw, the end of times you know just look away
but i agree with ismahan,

Re: Anigo waxaan ka yaabey..
Posted: Wed Jul 30, 2008 11:27 am
by kambuli
Helwaa,
Iska garo oo iska faham

Haddaad aragto dad isku dhegdhega suuqa dhexdiisa, waa dadka aan marka ay isku keliyeystaan waxba isku hayn. Intaas bay naf ka dhiganayaan masaakiintu

Re: Anigo waxaan ka yaabey..
Posted: Wed Jul 30, 2008 11:29 am
by AyeeyoH
looool kambuli waa runta walle dadkan way ka fariisatey.....ii waran walaal oo baryahan waa lagu waayey ee xagaad ka baxdey?

Re: Anigo waxaan ka yaabey..
Posted: Wed Jul 30, 2008 11:30 am
by SummerRain
Naa adigu ma ilowsantahay inaad wadaan gaalo joogtid? If shidd like that bothers you, move to a Muslim country otherwise calaacalka jooji. Secondly, maxaa 15 ka ah ha day labo qof is cuunayso ama is dilayaan? MIND YOUR DAMN BUSINESS unless offcourse you are heated with jealousy even from FAGS.

Re: Anigo waxaan ka yaabey..
Posted: Wed Jul 30, 2008 11:38 am
by kambuli
Helwaa,
Meelna kama bixine, intaan ka cadhoodey waxan uskaga ah ee ay ugu yeedheen, Test Drive, Somalinet Videos, ayaan haddana anigu isasoo cadho celiyey.

Maadama ee meeshani tahay, meesha keliya ee aan forumkeeda wax ku qoro...Iskusoo wada duuboo, waxay igu noqotey, "Belo loo baahan yahay"

Re: Anigo waxaan ka yaabey..
Posted: Wed Jul 30, 2008 11:45 am
by AyeeyoH