Somalinet Media Network 30 Jul 08, 20:01
Gudoomiyihii hore ee Gobalka Banaadir ahaana duqa magaalada Muqdisho Max'med Cumar Xabeeb Max'med Dheere ayaa Caawa xirtay Wadada Dheer ee isku xirto Madaxtooyada Villa Somalia ilaa iyo hoygiisa oo kuyaal Hatel Jubba.
Warar aan Caawa ka helnay deegaanada ku xeeran Hoyga Max'med Dheere ayaa sheegayo in Maalinimada Beri ah uu dib usoo laabto Khadkii Cagaaraa ee Muqdisho kala qaybi jirin Sagaashameeyadii.
Ciidamo aad ufarabadan oo katirsan ilaalada Max'med Dheere yaa Caawa dhaq dhaqaaq Ciidan ka bilaabay wadooyinka iyagoona mar marka qaar Rasaas furayo, arrimahan ayaa yimid kadib markii R/wasaare Nuur Cadde xilkii ka xayuubiyay Gudoomiyihii gobalka Banaadir Max'med Dheere.
TFG miss calculation gives birth to the second warlord era.
Dont mess with M'dheere




