Page 1 of 2
Breaking News cabdilaahi yusuf oo Maxamed Dheere
Posted: Thu Jul 31, 2008 8:52 am
by abgaalKING
Re: Breaking News cabdilaahi yusuf oo Maxamed Dheere
Posted: Thu Jul 31, 2008 9:25 am
by SahanGalbeed
Unbelievable bunch of dugaag these wanlaweyn are !
Re: Breaking News cabdilaahi yusuf oo Maxamed Dheere
Posted: Thu Jul 31, 2008 9:26 am
by The_Emperior5
Re: Breaking News cabdilaahi yusuf oo Maxamed Dheere
Posted: Thu Jul 31, 2008 9:39 am
by SahanGalbeed
Kan u prime minister ah walanweynta , waa qoloma?
Miyaanu ahayn kaasi kii "habarta buufkeed" eryay ?
Nidam dowladeed weligeed yeelan mayso walanweyntu , dadkan waa inu Talyaaniga dib looga iibsha

Re: Breaking News cabdilaahi yusuf oo Maxamed Dheere
Posted: Thu Jul 31, 2008 9:41 am
by The_Emperior5
wa kan hay nur cadde ugu yeedhan eeh xafada xammer eeh medina policka ahaan jiiray wa iska useles qurarada kharmiga ayuu halka ku qudh qudhin jiray kuwan abgaal waligood nin khayr leh kama dhallan
wa salaad cali jeele
wa maxamad dhere
wa cali mahdi
wa nur cadde ibn Khamrolle
Wa sharifkan imika la iibsaday
wa geedii
Re: Breaking News cabdilaahi yusuf oo Maxamed Dheere
Posted: Thu Jul 31, 2008 9:42 am
by abgaalKING
sahan adigu ma djibout baad iga xigtaa adeer waan u simannahay wadankaas.
Zoomaliland xataa passport ayaan ka qaaday oo hada zoomalinder ayaan ahay kawaran hee.

Re: Breaking News cabdilaahi yusuf oo Maxamed Dheere
Posted: Thu Jul 31, 2008 9:43 am
by abgaalKING
Beerlaawe maalin uun jidadka xamar waa lagu jiidi doonaa .
Re: Breaking News cabdilaahi yusuf oo Maxamed Dheere
Posted: Thu Jul 31, 2008 9:43 am
by SahanGalbeed
Naw , waa iska wada yalaxow -gan aynu halkan kun hayno , ilayn yaa?
Ina Lilah waa Ina Ileehi Rajiicun !
Abgal King , anagu hab siyaasadeed baan idin ku cayayna , markaad damacdaan inaad tuugtan difaacdaan ayuun bay idin goosanaysa , laakin ninkii shaqsiga ah , Abgaal baad sheegtay e ilaa iyo majeerteenka ayaa ina la soo degi kara

Re: Breaking News cabdilaahi yusuf oo Maxamed Dheere
Posted: Thu Jul 31, 2008 9:44 am
by The_Emperior5
Re: Breaking News cabdilaahi yusuf oo Maxamed Dheere
Posted: Thu Jul 31, 2008 9:46 am
by abgaalKING
The_Emperior5 wrote:wa kan hay nur cadde ugu yeedhan eeh xafada xammer eeh medina policka ahaan jiiray wa iska useles qurarada kharmiga ayuu halka ku qudh qudhin jiray kuwan abgaal waligood nin khayr leh kama dhallan
wa salaad cali jeele
wa maxamad dhere
wa geedii laakin rag baa ka dhasahy sida Halyeey cali mahdi,shariif iyo General daud iyo ADAN cabdule cusman iyo kuwa kale oo anan soo koobi karin
Re: Breaking News cabdilaahi yusuf oo Maxamed Dheere
Posted: Thu Jul 31, 2008 9:48 am
by The_Emperior5
war ileen inaga wax aragnay imika intad wax soo quote garraysay ayaad ilawday inad wax ku qortiid meesha
Re: Breaking News cabdilaahi yusuf oo Maxamed Dheere
Posted: Thu Jul 31, 2008 9:51 am
by SahanGalbeed
Abgaal King , horta malaha jaahilnimo ayaa inaga hadlisinaysa e , waa ayo nimankan
General Dauud , iyo aadan abdule cusman , maxay yihin ?
Re: Breaking News cabdilaahi yusuf oo Maxamed Dheere
Posted: Thu Jul 31, 2008 9:53 am
by abgaalKING
walaahi inaan been kuu sheegaynine.
wiil aanu qaraabo nahay baa hargeysa ka yimid he has been living in hargeysa for 17 yrs markuu waagii baryahay buu la soo kacay war laxooxdii meeday? naagtii shaqaalada inteey yaabtay beey ku jawaabtay maxaa laga wadaa laxoox? muddo ayey murmayeen ilaa aan ka soo kaco hurdado oo aan u sheego naagta shaqaalaha in uu wiilku rabo canjeero.
Re: Breaking News cabdilaahi yusuf oo Maxamed Dheere
Posted: Thu Jul 31, 2008 9:55 am
by abgaalKING
General Daud Abdulle Hirsi was the first Somali military leader with an academic background. He was the first commander-in-chief of the Somali National Army Forces (Ciidamadda Xoogga Dalka Soomaaliyeed) and later became minister of defence following Somalia's independence.
A secondary school and the Mogadishu football competition, "The Cup of General Daud", are named after him
Re: Breaking News cabdilaahi yusuf oo Maxamed Dheere
Posted: Thu Jul 31, 2008 9:58 am
by SahanGalbeed
Ooh okay !
Sidaasa la idin ka raba ma' ogtahay , inaad dadka u aqli celisaan , haddaad sidaa yalaxow " habartaa shuunkeed" ka bixi waydan , waa la isla wada qasanaya ma'ogtahay .
Anyway
