A/Y Not Done With Maxamed Dheere Just Yet!!!!

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Somalian_Boqor
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10847
Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
Location: Fuck Faroole & His Supporters

A/Y Not Done With Maxamed Dheere Just Yet!!!!

Post by Somalian_Boqor »

Mogadishu: Presdient rejects removal of Mayor.
User avatar
Somalian_Boqor
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10847
Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
Location: Fuck Faroole & His Supporters

Re: A/Y Not Done With Maxamed Dheere Just Yet!!!!

Post by Somalian_Boqor »

Muqdisho: Madaxweynaha Soomaaliya oo ka gaabsaday Saxiixida Warqadii xilka qaadista Maxamed Dheerre.
31. juli 2008


Muqdisho(AllPuntland)- Xilka qaadistii uu raysalwasaaraha Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen ku sameeyey Gudoomiyaha gobalka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Maxamed Cumar Xabeeb ayaa laga diiday Xaafiiska Madaxweynaha dawladda Faderaalka ee Soomaaliya.

Warar hoose oo ay AllPuntland ka heshay Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in uu Raysalwasaaraha Soomaaliya usoo gudbiyey Xaafiiska Madaxweyne Yuusuf warqada xilka qaadista Maxamed Dheerre ,balse Madaxweyne Yuusuf ka gaabsaday in uu saxiixo.

Warka ayaa intaasi ku daraya in uu Madaxweynaha Soomaaliya Md. C/laahi Yuusuf Axmed ka codsaday raysalwasaaraha Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen in ay labadoodu yeeshaan shir arimahan looga hadlayo.

Raysalwasaaraha Soomaaliya ayaa jawaab ka bixin arintaan ,waxa ayna dad badan ku tilmaameen diidmada Madaxweyne Yuusuf ee Saxiixida warqadan markii la jabiyey Sharuucda dawladda Faderaalka ee Soomaaliya.

Masuul sarre oo ka tirsan Xarunta Madaxtooyada kana gaabsaday Magaciisa ayaa usheegay AllPuntland in uu Madaxweyne Yuusuf soo qaatey qodobo dastuuri ah oo ku xusan dastuurka dawladda Faderaalka ee Soomaaliya ,markaasna la jabiyey oo ay ku tunteen xubnaha golaha Wasiirada.

Lataliyaasha Madaxweynaha Soomaaliya ee arimaha Siyaasada & Sharciyada ayaa isku dubaridaya qodobada ay ku tunteen Xubnaha golaha Wasiirada ,waxaana ay dad badan qabaan khilaaf ka dhex dhasha Madaxda dawladda Faderaalka ee Soomaaliya.

Xilka qaadistii gudoomiyaha gobalka Banaadir Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheerre) waxa ay sababtey khilaaf soo kala dhexgala golaha Wasiirada ee dawladda Faderaalka ee Soomaaliya.

F. C. Geylan
AllPuntland
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: A/Y Not Done With Maxamed Dheere Just Yet!!!!

Post by The_Emperior5 »

Warlord loves warlord
User avatar
Somalian_Boqor
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10847
Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
Location: Fuck Faroole & His Supporters

Re: A/Y Not Done With Maxamed Dheere Just Yet!!!!

Post by Somalian_Boqor »

From what I understand the President is the only person in Government who has the power to sacked Mohamed Dheere and any regional or military officer, and thus the presidnet has not sacked him nor endorsed the PM suggestion to fired Mohamed Dheere.
User avatar
Somalian_Boqor
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10847
Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
Location: Fuck Faroole & His Supporters

Re: A/Y Not Done With Maxamed Dheere Just Yet!!!!

Post by Somalian_Boqor »

President reinstates mayor, calls for regional elections

MOGADISHU, Somalia Aug 1 (Garowe Online) - Somalia' s interim president has issued a secret government memo reinstating ex-warlord Mohamed "Dheere" Omar Habeb as mayor of the capital, inside sources tell Garowe Online.

Abdullahi Yusuf, president of the Horn of Africa country's Transitional Federal Government (TFG), returned to Mogadishu last Tuesday, hours after the Cabinet voted to formally remove Mohamed Dheere from the mayor's office.

Private discussions among the government's top leaders "collapsed" on Thursday, with insiders saying that Prime Minister Nur "Adde" Hassan Hussein rejected recommendations detailed in a letter from Yusuf, which was also sent to the Ministry of Internal Affairs.

Sources privy to the letter's contents confirmed to Garowe Online that the Somali president called on the Prime Minister to rescind Mohamed Dheere's dismissal and requested that "regional elections" be held in Banadir to elect the next administration.

To Continue the Read click on the link below:


http://www.garoweonline.com/artman2/pub ... ions.shtml
User avatar
Somalian_Boqor
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10847
Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
Location: Fuck Faroole & His Supporters

Re: A/Y Not Done With Maxamed Dheere Just Yet!!!!

Post by Somalian_Boqor »

Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo war qad qoraal ah oo uu kusii shaqeynayo gacanta u geliyay Halyey Maxamed Dheere (War deg deg ah}

Wareegto ka soo Baxday Xafiiska Madaxweynaha Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya Mudane Cabdulahi Yuusuf Axmed ayaa waxaa ay si cad u sheegeysaa in Halyey Maxamed Cumar Xabeeb uu yahay wali gudoomiyaha rasmiga ah ee gobalka Banaadir iyo duqa magaalada Muqdisho.

Wareegto ka soo Baxday Xafiiska Madaxweynaha Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya Mudane Cabdulahi Yuusuf Axmed ayaa waxaa ay si cad u sheegeysaa in Halyey Maxamed Cumar Xabeeb uu yahay wali gudoomiyaha rasmiga ah ee gobalka Banaadir iyo duqa magaalada Muqdisho.

Wareegtadan oo nuqulka mid ahi uu soo gaadhey shabakada carmooyin.com ayaa sidoo kale gacanta laga saaray guddoomiyaha gobalka banaadir ahan duqa magaalad Muqdisho Halyey Maxmed dheere.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”