Page 1 of 2
Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye
Posted: Sat Aug 02, 2008 7:40 pm
by Goljano Lion
hadhwanaag 2008-08-02 (Hadhwanaagnews) Muqdisho(HWN):- Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye ayaa ku eedeeyay Madaxweynaha dowladda Soomaaliya in uusan nabad rabin, isla markaana uu caqabad ku yahay tallaabo kasta oo loo qaado dhinaca dib u heshiisiinta iyo Nabadda.
Af-hayeenka Siyaasadda Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye C/llaahi Xasan Abuukar [C/llaahi Dheere] ayaa waxa uu sheegay in Madaxweyne C/llaahi Yuusuf uu ka soo horjeestay tallaabada ay Xukuumadda Nuur Cadde u qaaday dhinaca wanaaga, taasi oo ahayd in ay xilka ka qaadday Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheere) oo eedeymo fara badan loo jeediyay
Re: Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye
Posted: Sat Aug 02, 2008 7:41 pm
by Goljano Lion
Re: Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye
Posted: Sat Aug 02, 2008 7:44 pm
by The_Emperior5
war kuwaasi wa useles
Re: Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye
Posted: Sat Aug 02, 2008 7:45 pm
by AbdiWahab252
The Chairman of the Movement: Chairman Mohamed Haad issued a press release carried here on the OFFICIAL SITE:
http://www.dhaqankahawiye.com/view.php?id=1203
Re: Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye
Posted: Sat Aug 02, 2008 7:49 pm
by Goljano Lion
i read the article, casho yusuf don't wanna see Hawiye unity nor peace , seriouslly, Inkaarqabe wuu cadaystay sxb, the question is what will Hutuban nations will do?
Re: Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye
Posted: Sat Aug 02, 2008 7:56 pm
by Minneapolis Mayor
Sxb I don't see why you guys are putting all the blames on Cabdullaahi yusuf. Hawiye ayakaa meesha isdhigay waxna iskuma ogolo. I think if this war goes on, it will at least make hawiye rethink twice about their interclan hatred. If hawiye are not united, even clans like adeer aan iswasno, oodaa qoyan, shalaan dagnay, reerku waa ragii, idig facle would wanna rule hawiye.
Re: Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye
Posted: Sat Aug 02, 2008 7:57 pm
by Goljano Lion
. Doqon dib bay wax ka garataa

Re: Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye
Posted: Sat Aug 02, 2008 7:58 pm
by AbdiWahab252
Goljano,
We are fighting Afbiijo & the Punthopians every day.
Think about it: Hawiye Vs. Ethiopia, Warlords, Puntland and NATO
No other qabiil could do that.
Re: Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye
Posted: Sat Aug 02, 2008 8:02 pm
by Goljano Lion
AbdiWahab252 wrote:Goljano,
We are fighting Afbiijo & the Punthopians every day.
Think about it: Hawiye Vs. Ethiopia, Warlords, Puntland and NATO
No other qabiil could do that.
Minneapolis Mayor is right, if Hawiye were united, Inkaarqabe wouldn't be living in Villa Xamar as we speak the sad truth is that Hawiye are divided but Nur Cadde is playing his cards right, let us see who wins the tug war between Mo dheere and Nur Cade
Re: Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye
Posted: Sat Aug 02, 2008 8:05 pm
by djibsomali
The dabadhiilf should be exterminated.
the end of dhabadhiilf is coming
Re: Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye
Posted: Sat Aug 02, 2008 8:07 pm
by Goljano Lion
djibsomali wrote:The dabadhiilf should be exterminated.
the end of dhabadhiilf is coming
somalidu waxay ku maahmaahdaa...(Advice)=Taladu waa mar aad gaadhi waydo iyo mar aad garan waydo, Hawiyee meesha talo ku mahayaan
Re: Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye
Posted: Sat Aug 02, 2008 8:11 pm
by djibsomali
aboo wasoyeekaan hawiyee haadii aay dhiig layeheen haal dhabaaliif kumuu nolaadeen mogdishoo
Re: Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye
Posted: Sat Aug 02, 2008 8:12 pm
by Goljano Lion
The_Emperior5 wrote:war kuwaasi wa useles
Dameer waa dameer sidii goodirkaba haw boodee

Re: Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye
Posted: Sat Aug 02, 2008 8:59 pm
by kambuli
Haddaba Hawiye maxay leeyihiin? Kor iyo hoosba wax ugu sheegnay, si kasta u gubaabiney. Waa sidee? Ka dhaqaaqa meesha, Daroodkii baa raba inuu dib idiin xukumo eh...

Anagu waanu idiin danqanynaa sidaa darteed dagaalka kordhiya...
Re: Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye
Posted: Sat Aug 02, 2008 9:11 pm
by Goljano Lion
kambuli wrote:Haddaba Hawiye maxay leeyihiin? Kor iyo hoosba wax ugu sheegnay, si kasta u gubaabiney. Waa sidee? Ka dhaqaaqa meesha, Daroodkii baa raba inuu dib idiin xukumo eh...

Anagu waanu idiin danqanynaa sidaa darteed dagaalka kordhiya...
kambuli wearing Aidid Tuute
