Page 1 of 2
Tell us your Favorite somali Maahmaah
Posted: Sat Aug 02, 2008 8:45 pm
by Goljano Lion
mine is
Dhilaa la waaniyey markaasay tidhi ii dhakhsada rag bay sugayee

Re: Tell us your Favorite somali Maahmaah
Posted: Sat Aug 02, 2008 8:47 pm
by Minneapolis Mayor
Naag s*iil qaloocan ninkeedaa dhabi yaqaan
Nin kudhalay dhawmo looma tilmaamo
Dumarka waxbaa latusaah ee wax looma sheego-indha kugaraadle
Wacdi suufi wax isii aa kadanbeeso
dad iyo dameeraba ninkii leh ay udaaqaan
toobaako hadii ay nacfi leedahay habargidir aan tufteen-faarax gololeey maahmaah
Re: Tell us your Favorite somali Maahmaah
Posted: Sat Aug 02, 2008 8:48 pm
by Cawar
Calool baahaney cowradaada dado.

Re: Tell us your Favorite somali Maahmaah
Posted: Sat Aug 02, 2008 8:49 pm
by Goljano Lion
Dameertu inta aanay cida baran ayey dhuusada barataa

Re: Tell us your Favorite somali Maahmaah
Posted: Sat Aug 02, 2008 8:50 pm
by Minneapolis Mayor
hal booli ah nirig xalaal ah madhasho- cabdifitaax shaaweeye true example
Doofaar waligiis madaahiro hadii uu durdur iyo dabaal galo- true example cabdullaahi yusuf
Re: Tell us your Favorite somali Maahmaah
Posted: Sat Aug 02, 2008 8:51 pm
by Cawar
Nimaan wax arag baa wuxuu yiri wax baan arkay.
Re: Tell us your Favorite somali Maahmaah
Posted: Sat Aug 02, 2008 8:51 pm
by kambuli
Dhubuq dhubuq hore, dhabano hays dambay leedahay.
Doqon hooyadii waa la dirac.
Nacas iyo naagaba ninkey legdaan kama kacaan.
Qun yar socde qodoxi ma muddo.
God hadimo ha qodin, haddaad qoddana ha dheereyn, ku dhici doontee mooyee.
Re: Tell us your Favorite somali Maahmaah
Posted: Sat Aug 02, 2008 8:51 pm
by Minneapolis Mayor
Nin rag ah isma dhalo
true example caydiid and xusseen caydiid.
Re: Tell us your Favorite somali Maahmaah
Posted: Sat Aug 02, 2008 8:53 pm
by Minneapolis Mayor
waayeel xanuunsaday xil magarto
Re: Tell us your Favorite somali Maahmaah
Posted: Sat Aug 02, 2008 8:55 pm
by Cawar
Habar kasta xaarkey dhasheey xaayoow tirahdaa.
Re: Tell us your Favorite somali Maahmaah
Posted: Sat Aug 02, 2008 8:55 pm
by Goljano Lion
Saddex lama raaco: Ma horreeye, ma hambeeye, iyo ma haasawshe

Re: Tell us your Favorite somali Maahmaah
Posted: Sat Aug 02, 2008 8:56 pm
by Goljano Lion
sadex la lama dego, doqon fiiro taqaan,fulay daandaansi yaqaan iyo geesi damac yaqaan

Re: Tell us your Favorite somali Maahmaah
Posted: Sat Aug 02, 2008 8:56 pm
by Haddad
Nin aan maahmaahin cod kar maaha.
Re: Tell us your Favorite somali Maahmaah
Posted: Sat Aug 02, 2008 8:57 pm
by Goljano Lion
this is for shirib ak shinbirta
shinbir duul duul badani af libaax bay gashaa
Re: Tell us your Favorite somali Maahmaah
Posted: Sat Aug 02, 2008 9:01 pm
by Cawar
Abkeey luuluuq maroow laazim laami low imaanaa
Bur ninkii cuna boobootintiss aa laga rabaa
Abkeey dooli diloow dad nool maas u daahaa.
