Page 1 of 1

PM nuur cade xafadahu allah oo magacabey wasiiro cusub

Posted: Sun Aug 03, 2008 12:49 pm
by DR-YALAXOOW
Raiisal wasaaraha somalia mudane NUUR CADE xafadahu allah ayaa magacaabey maanta wasiiro cusub oo badalaya wasiiradii burcada u badnaa ee ay isku qabiilka ahaayeen caasha biijo. wasiiradaas oo u badnaa qabiilka kunte jabarti kinte waa laga eryey shaqadii.wasiiradaas hore ee shaqada laga eryey waxaa lagu amrey inay xamar isaga baxaan 24 hours.

wasiirada cusub ee hadda la magacaabey waxay gaarayaan 5 wasiir iyo hal wasiir ku xigeen.
PM NUUR CADDE xafadahu allah waxaa laga sugayaa inuu magacaabo inta ka dhiman golaha wasiirada dhawaan.
:up: :up: :somalia: :somalia: :up: :up: :up:

Re: PM nuur cade xafadahu allah oo magacabey wasiiro cusub

Posted: Sun Aug 03, 2008 1:02 pm
by abgaalKING
Nuur Nabadoon acazahu-allah.
r u rer qalmaax yoonis?

Re: PM nuur cade xafadahu allah oo magacabey wasiiro cusub

Posted: Sun Aug 03, 2008 1:16 pm
by Minneapolis Mayor
The new ministers appointed are:
Husein Mohamed Muse, Minister of Livestock, Fisheries and Environment
Abdalla Haji Ali, Minister of Health
Fahmo Ahmed Nur, Minister of Women and Family Services
Abdalla Bos Ahmed, Minister of Education
Abdulasis Hasan Mohamud Timir, Deput Minister of Intergovernmental Affairs and Reconciliation


Anaku hadaan nahay habargidir waan soodhawaynaynaah Nuur cade iyo galmaax yoonis. the doors of alshabaab is open. I think Nuur cade needs to rebuild good relationship with the other Hiraab clans to make his empire untouchable. :lol: :lol: :lol: :lol:

Re: PM nuur cade xafadahu allah oo magacabey wasiiro cusub

Posted: Sun Aug 03, 2008 1:20 pm
by abgaalKING
MM
sxb i have seen ur comments which are 70% anti-mudulood like the reer tribally ill qaldaan called emperiror5.

Re: PM nuur cade xafadahu allah oo magacabey wasiiro cusub

Posted: Sun Aug 03, 2008 1:32 pm
by sheekh-Farax-zero
man

i can't believe this,, why Hutus' and eeydoors see their traitors as angels.
N.cadde c/yousuf and all so-called TFG are nothing more than Tigrey sleves
to me,, while this Xayow xaran cune praises his
Tigrey lapdog adeer

somalis will never understand patriotism.

Re: PM nuur cade xafadahu allah oo magacabey wasiiro cusub

Posted: Sun Aug 03, 2008 1:58 pm
by AbdiWahab252
1-Cabdalla Boss Axmed Wasiirka Waxbarashadda iyo hidaha,Garxajis Habar yoonis.

2-Cabdalla Xaaji Cali Wasiirka Caafimaadka, Waa Habar Awal,Ciisse Muusse,

3-Fahmo Ahmed Nuur Wasiirka haweenka iyo qoyska, Reer Xamar.Bandhaboow.

4-Ismaaciil Timir Wasiirka arrimaha dib u heshiisiinta dastuurka iyo federalka iyo horumarinta goboladda,Isaaq Habar jeclo.

5-Xuseen Baantuu ,Wasiirka Xanaanadda Xoolaha.Kulameysiga iyo bii"ada,Jareerweyne

6-Wasiirka shaqada iyo shaqaalaha,Cabdi Casiis Xasan,Rahanweyn Mirifle


Dhageyso shirka Jaraa'id ee Korneyl Nuur Cadde

Abdi Salaan Abdulle Alasow

abdisalaan@hotmail.co.uk

Re: PM nuur cade xafadahu allah oo magacabey wasiiro cusub

Posted: Sun Aug 03, 2008 2:00 pm
by abgaalKING
:lol: @eeydooor

Re: PM nuur cade xafadahu allah oo magacabey wasiiro cusub

Posted: Sun Aug 03, 2008 2:06 pm
by GENERAL_SNM
4-Ismaaciil Timir Wasiirka arrimaha dib u heshiisiinta dastuurka iyo federalka iyo horumarinta goboladda,Isaaq Habar jeclo.

Not welcome in Burco..... :down:
How can you second to fockin dameers, dhabaycoos and fockin ethoipians that's shamefull on our good name.This cat can take his cheese from xammer, and get back to the rock he came from.....

Ethoipian stooges :down:

Re: PM nuur cade xafadahu allah oo magacabey wasiiro cusub

Posted: Sun Aug 03, 2008 2:12 pm
by abgaalKING
wht about dahir riyoode? :o gsnm

Re: PM nuur cade xafadahu allah oo magacabey wasiiro cusub

Posted: Sun Aug 03, 2008 2:12 pm
by Minneapolis Mayor
abgaalKING wrote:MM
sxb i have seen ur comments which are 70% anti-mudulood like the reer tribally ill qaldaan called emperiror5.
sxb i don't hate mudulood and no habargidir person will ever hate mudulood. All we need to do is to see mudulood who are on their own but not puppets of Tigree and Cabdullaahi yusuf. Cabdullaahi yusuf is playing with them but they can't figure that out. Now you will see Warsengeli and galmoox yoonis fighting because of cabdullaahi yusuf.

Re: PM nuur cade xafadahu allah oo magacabey wasiiro cusub

Posted: Sun Aug 03, 2008 2:16 pm
by GENERAL_SNM
abgaalKING wrote:wht about dahir riyoode? :o gsnm
Thats our puppet that right their, and we pull the strings.We are his masters.If he had another master, like ethoipians and dhabayacoos, or even dumb/blind dameers.

'HUSTON WE HAVE A PROBLEM'
:down: :down:

Sxb southerners of any qabil are backward thinking people.We have democracy up north, yet you want to go and work for some mad man on his genocide mission.Makes absolutley no sense.