Sheekh
Meeshas walle waxay u egtahay X Garsoor! Guryaha Nocas ah X Garsoor bey badankod ka taganyihin. Anyway Sheikh Xusein Cabdalle maa asaga ka masuul ah Agoonta? Adeer Gacaliye yu yahay?
sbx markii hore waxaa masuul ka ahaa sheekh jaamac nin la tiraahdo
waagii UIC Galkacyo usoo dhawaaeen,, amxaaraduna timid ayuu
maxkamadaha ku biiray,, dib danbana uma soo laaban,, ma aqaan
inuu wali nool yahay,, sheekhaas sawirka ka muuqda ma aqaan.