Page 1 of 1
Xarunt agoonta Galkacyo
Posted: Tue Aug 05, 2008 5:20 am
by sheekh-Farax-zero
Re: Xarunt agoonta Galkacyo
Posted: Tue Aug 05, 2008 5:50 am
by abgaalKING
ma ashallah.
but fuck gaalkacyo
Re: Xarunt agoonta Galkacyo
Posted: Wed Aug 06, 2008 8:57 am
by SomaliAmir
Hey Sheekh-F-Z what exact are they building a school or a Mosque
upload the pictures when construction is complete
peace
Re: Xarunt agoonta Galkacyo
Posted: Wed Aug 06, 2008 11:10 am
by sheekh-Farax-zero
schoolo iyo guryo ay seexdaan. oo isku meel ah.
Re: Xarunt agoonta Galkacyo
Posted: Fri Aug 08, 2008 2:51 pm
by Xamud.
Sheekh
Meeshas walle waxay u egtahay X Garsoor! Guryaha Nocas ah X Garsoor bey badankod ka taganyihin. Anyway Sheikh Xusein Cabdalle maa asaga ka masuul ah Agoonta? Adeer Gacaliye yu yahay?
Re: Xarunt agoonta Galkacyo
Posted: Sat Aug 09, 2008 5:04 am
by sheekh-Farax-zero
sbx markii hore waxaa masuul ka ahaa sheekh jaamac nin la tiraahdo
waagii UIC Galkacyo usoo dhawaaeen,, amxaaraduna timid ayuu
maxkamadaha ku biiray,, dib danbana uma soo laaban,, ma aqaan
inuu wali nool yahay,, sheekhaas sawirka ka muuqda ma aqaan.