Page 1 of 5
Why Midgans are Outcast ?
Posted: Wed Aug 06, 2008 4:44 am
by salafi_student
My distant family uncle never spoke to his daughter after she was married to Midgan brother, the girl and her midagan husband were literally outcast from the whole community and tribe. But Why?
I could never understand why people who look like us, speak like us and have the same faith like us are outcast?
Would you yourself ever marry Midgan?
Re: Why Midgans are Outcast ?
Posted: Wed Aug 06, 2008 4:46 am
by Madd_Scientist_
salafi_student wrote:My distant family uncle never spoke to his daughter after she was married to Midgan brother, the girl and her midagan husband were literally outcast from the whole community and tribe. But Why?
I could never understand why people who look like us, speak like us and have the same faith like us are outcast?
Would you ever marry Midgan?
Neither can I walaal.

Re: Why Midgans are Outcast ?
Posted: Wed Aug 06, 2008 4:46 am
by sheekh-Farax-zero
this topic belongs to
qabiil section
Re: Why Midgans are Outcast ?
Posted: Wed Aug 06, 2008 4:49 am
by salafi_student
sheekh-Farax-zero wrote:this topic belongs to
qabiil section
This is to educate our somali people!
2pc is appreciated
Re: Why Midgans are Outcast ?
Posted: Wed Aug 06, 2008 5:34 am
by American-Suufi
Somalis are anarchic nomads with no humanity conscious like you. They hate each other. Why are you in England?
Re: Why Midgans are Outcast ?
Posted: Wed Aug 06, 2008 5:41 am
by abgaalKING
Midgaans are outcast for many reason well ,the first thing they are midgaano second they intermarry with jareers and kuwa kale oo la dhaho boon.
hilibka bakhtigana way cuni jireen.
Re: Why Midgans are Outcast ?
Posted: Wed Aug 06, 2008 6:57 am
by Haddad
abgaalKING wrote:Midgaans are outcast for many reason well ,the first thing they are midgaano
So what if someone is first thing Midgaan?
Re: Why Midgans are Outcast ?
Posted: Wed Aug 06, 2008 7:17 am
by abgaalKING
.............................................
Re: Why Midgans are Outcast ?
Posted: Wed Aug 06, 2008 7:41 am
by The_Emperior5
waa iska caadii iyadaba ka waalan uu midgaan guursanayssa the fuck she is gonne have midgaan kids think about that

Re: Why Midgans are Outcast ?
Posted: Wed Aug 06, 2008 8:09 am
by abgaalKING
emperiror somali land demoqradiyad kama jirto qabiil baad wadaan waanu ognahay midgaanta somalilanta waxay lamidyihiin midgaanta walaweynta .
qabooye horta xagii ka maqnaa ma siiseen mise wali?
Re: Why Midgans are Outcast ?
Posted: Wed Aug 06, 2008 8:12 am
by abgaalKING
http://www.Midgaan.comHalkan Ka daawo Banaanbixii London ee looga soo hor jeeday Somaliland iyo Dilkii Khadar
Re: Why Midgans are Outcast ?
Posted: Wed Aug 06, 2008 8:13 am
by The_Emperior5
Nothing changes wheter somaliland is independent or not . midgaan will always be midgaan , naagtan salafi student inaabtidii baan la yaabay maxay uu guursatay midgaan. Ma rag bay wadday
Re: Why Midgans are Outcast ?
Posted: Wed Aug 06, 2008 8:18 am
by abgaalKING
emperior look at wht ur savage uncles do in hargeysa.
Waxaa qof kastoo biniaadam ah uu ka argagaxay sawiradii marxuumkii C/Nasir (Allahay ha u naxariistee) ee sida xun loogu gubay dukaankiisa isagoo waxa keliya ee uu galabsaday ay ahayd in uu ka dhashay beesha Gabooye ee aan loo hayn denbi kale oo uu galay. Waar in aad noqotid ama aad ka dhalatid beesha Gabooye ma dambibaa? dhiigiisu ma xalaalba, xattaa hadii ay iska hor yimaadaan (Yahuudi)?
Re: Why Midgans are Outcast ?
Posted: Wed Aug 06, 2008 8:20 am
by abgaalKING
ur uncles oo hight on qaat baa gabyaaye aqriso wiilka eeydooroow
Waar hooy na dhegeyso, waar hooy Abbaanow na maqal, waar hooy Cabdinaasirow goroda laalaadi, waar hooy xaafaddan Xera Awrna xerta Binu Haashimkaa leh, Waar hooy direyskana Duriyadaanu u sidanaa, waar hooy tima jaraha waanu kula leenahay, waar hooy lacagtana waanu kula qaybsan, waar hooy Addoon aanu leenahaad tahay, waar hooy ha maqlin bahaa-bahaada qurbaha, waar hooy dheg ha u dhigin xuquuqul insaanka la sheegayo, waar hooy dhalanteedka dheg ha u raaricin, waar hooy kuwaa dibedda ka qaylinaya ma garan, waar hooy haddey yimaadaan madaxey foorarin, waar hooy anuunbay baaleshle ii noqon, waar hooy anuun bay ii nacamleyn, waar hooy sidaadii soo soco beesada, waar hooy daa madax adeyga iyo isadkeynta, waar hooy internetka iyo qashinkey qoraan iska illoow, waar hooy Maxaakiimtan xiiqsan hadaaqooda ka bax, waar hooy anuun baad I hoos joogtaaye isukey dullee, waar hooy waanu soo noqonaynaaye marqaankayagii sii diyaari, waar hooy gunuunaca iyo guraabaaska daa, waar hooy waad deg-degaysaaye waa lagu dejin, waar hooy yeynaan ku xabaal nololin, waar hooy Diintaa qabta inaad Sayidkaaga maqashid, waar hooy Diintaa qabta in Addoonka madaxa adag la ciqaabo, war hooy Diintaa kuu diideysa diya iyo xaqtoona, waar hooy Diintaa qabta inaad canshuur iyo baad bixisid, waar waan kuu soo noqonayaaye Midgaanow bal halagaa waayo kistayadii!
Re: Why Midgans are Outcast ?
Posted: Wed Aug 06, 2008 8:21 am
by The-Screw
they bleed just like us. they're human, they deserve to be treated just like humans. racists Somalis are just selfish and incompetent bastards.