
dugsi quraanka looxyadii wax lagu qoran jiray..

i used to hate subcis maxaa laygu garbaashay



ciyaalkan baahiya ayaa haysa mar uun mala idiin fasaxoo ayey ka jogta

loox iyo caagi qada ayey wadataa maskiintan yar
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Htologist wrote:These pictures are very sad and unbelievably upsetting to me! Look at those kids, they are not smiling at all. Young kids crawling in and out of little huts when it's 117 degrees outside? What kind of Xasuus is that? ever asked yourself why meelaha Quraanka Ilaahay lagu barto aan loo daryeeli jirin in Somalia? Schoolka caadiga waa la dhisi jiray, laakin meelaha Quraanka caruurta lagu bari jiray cid kala jeclayd maleh!! WHY IS THAT?
sheekh-Farax-zero wrote:if they are not smiling,, it doen't mean that they are unhappy
Waa runtaa sxb, waxaan maqlay waliba, indhaha ayaa layska xidhi jiray, markaa ba lagu garaacayaa sidii Dameerka!!! Thank God I left Mogadishu when I was eight years old. I remember my father or mother used to drop me off at the Masjid after Asr prayer. Quran recitation for children, awards baa lays siin jiray hadaa xifdiso quranka, my sisters used to go to Jumeriah Islamic Learning Center. During Ramadan baa ugu fiicnaa! Anyway, Somalia meel maahayn runtii caruurta u fiican xaga wax barashada quraankaDiyeeshaha_Tolka wrote:sheekh-Farax-zero wrote:if they are not smiling,, it doen't mean that they are unhappy
i was unhappy hadaan runta kuu sheego,,long hours ,baahi ,iyo macalin aan naxariis laheen oo sidii dameer camal ku garaacaayo ,
aniga wariiri iyo bahalo kale ayaa raaxada iga qaaday waagaas