Page 1 of 1

xasuusti waayo waayo

Posted: Wed Aug 06, 2008 10:14 am
by Diyeeshaha_Tolka
Image


dugsi quraanka looxyadii wax lagu qoran jiray..


Image

i used to hate subcis maxaa laygu garbaashay


Image


Image



Image

ciyaalkan baahiya ayaa haysa mar uun mala idiin fasaxoo ayey ka jogta


Image

loox iyo caagi qada ayey wadataa maskiintan yar

Re: xasuusti waayo waayo

Posted: Wed Aug 06, 2008 10:19 am
by Diyeeshaha_Tolka

Re: xasuusti waayo waayo

Posted: Wed Aug 06, 2008 10:41 am
by sheekh-Farax-zero
memory :mrgreen:

Re: xasuusti waayo waayo

Posted: Wed Aug 06, 2008 11:00 am
by Htologist
These pictures are very sad and unbelievably upsetting to me! Look at those kids, they are not smiling at all. Young kids crawling in and out of little huts when it's 117 degrees outside? What kind of Xasuus is that? ever asked yourself why meelaha Quraanka Ilaahay lagu barto aan loo daryeeli jirin in Somalia? Schoolka caadiga waa la dhisi jiray, laakin meelaha Quraanka caruurta lagu bari jiray cid kala jeclayd maleh!! WHY IS THAT?

Re: xasuusti waayo waayo

Posted: Wed Aug 06, 2008 11:04 am
by sheekh-Farax-zero
if they are not smiling,, it doen't mean that they are unhappy

Re: xasuusti waayo waayo

Posted: Wed Aug 06, 2008 11:04 am
by Diyeeshaha_Tolka
Htologist wrote:These pictures are very sad and unbelievably upsetting to me! Look at those kids, they are not smiling at all. Young kids crawling in and out of little huts when it's 117 degrees outside? What kind of Xasuus is that? ever asked yourself why meelaha Quraanka Ilaahay lagu barto aan loo daryeeli jirin in Somalia? Schoolka caadiga waa la dhisi jiray, laakin meelaha Quraanka caruurta lagu bari jiray cid kala jeclayd maleh!! WHY IS THAT?

sxb walahi sad but true,,i never though on tha way ,,laakiin waa runta dugsiga wax daneey jirey ma jirin,,xitaa wax lagu fadhisto ma jirin,aniga wariiri iyo bahalo kale ayaa raaxada iga qaaday waagaas..

laakiin still waa xasuus xanuun badan

Re: xasuusti waayo waayo

Posted: Wed Aug 06, 2008 11:06 am
by Diyeeshaha_Tolka
sheekh-Farax-zero wrote:if they are not smiling,, it doen't mean that they are unhappy

i was unhappy hadaan runta kuu sheego,,long hours ,baahi ,iyo macalin aan naxariis laheen oo sidii dameer camal ku garaacaayo ,

Re: xasuusti waayo waayo

Posted: Wed Aug 06, 2008 12:11 pm
by abgaalKING
walaahi 10 yrs baaad dhib ii celisay,

Re: xasuusti waayo waayo

Posted: Wed Aug 06, 2008 12:23 pm
by Htologist
Diyeeshaha_Tolka wrote:
sheekh-Farax-zero wrote:if they are not smiling,, it doen't mean that they are unhappy

i was unhappy hadaan runta kuu sheego,,long hours ,baahi ,iyo macalin aan naxariis laheen oo sidii dameer camal ku garaacaayo ,
Waa runtaa sxb, waxaan maqlay waliba, indhaha ayaa layska xidhi jiray, markaa ba lagu garaacayaa sidii Dameerka!!! Thank God I left Mogadishu when I was eight years old. I remember my father or mother used to drop me off at the Masjid after Asr prayer. Quran recitation for children, awards baa lays siin jiray hadaa xifdiso quranka, my sisters used to go to Jumeriah Islamic Learning Center. During Ramadan baa ugu fiicnaa! Anyway, Somalia meel maahayn runtii caruurta u fiican xaga wax barashada quraanka :down:

Re: xasuusti waayo waayo

Posted: Wed Aug 06, 2008 12:23 pm
by QansaGabeyle
aniga wariiri iyo bahalo kale ayaa raaxada iga qaaday waagaas
:lol: :lol: Htologist meel kale ayuu ka dagaalamayaa! :x