
waa todobadiiyeey degina meynee hadaan mystic shaash loo saarin
koronkor cunimaynee kariba meynee karuur geel ma lahayeeyee
geesi geelkiisii gob iyo culimo ayaa loogu deeqaayee
waa xariir gabdhuyee xarago loo dhaafyee
waa todobadiiyee deginameynee hadaan timir cas nala siinin

