Page 1 of 1
Somaliland - Road to Gabileey
Posted: Wed Aug 13, 2008 7:40 am
by Adan_1
Re: Somaliland - Road to Gabileey
Posted: Wed Aug 13, 2008 7:58 am
by sheekh-Farax-zero
Re: Somaliland - Road to Gabileey
Posted: Wed Aug 13, 2008 10:17 am
by SahanGalbeed
Ha inaga tusina dadkaa kale magaalooyinka yaga , please !
Re: Somaliland - Road to Gabileey
Posted: Wed Aug 13, 2008 11:46 am
by Murax
Issaqa jidada loo disay bal eega, markaasay mucaarad noqdeen
Abaalxumo

Re: Somaliland - Road to Gabileey
Posted: Wed Aug 13, 2008 11:49 am
by SahanGalbeed
Haddaad Afweyne ina leedahay ugu abaal qaba , waxa Afweyne u fadhiyay Gabiley taangiyada waqooyi uu dadka ku layn jiray .
Wixii ba intaanu qayb ka gubnay , qaybti kale kaxaysanay , oo maanta ciidanka SL baa wata

, thank you Afweyne indeed !
Re: Somaliland - Road to Gabileey
Posted: Wed Aug 13, 2008 12:34 pm
by Murax
SahanGalbeed wrote:Haddaad Afweyne ina leedahay ugu abaal qaba , waxa Afweyne u fadhiyay Gabiley taangiyada waqooyi uu dadka ku layn jiray .
Wixii ba intaanu qayb ka gubnay , qaybti kale kaxaysanay , oo maanta ciidanka SL baa wata

, thank you Afweyne indeed !
Dee marku jidad iin disay, dekkad iin disay, warshadayaal iin disay oo aad ganacsi ka daragteen, baa waxaad tirahdeen, joojinta qaada mucaarad banu ku nahay oo inaan dalka ka goosano baan rabnaa. MSB AUN wuxu sameyay wixi uu madaxweyne kale aduunka samayn lahaa. Maanta wixi la'iin disay baad weli ka ganacsanaysiin, oo ka faidhaysan ilaa maanta. Hantidi iyo dhaqaalahi dhan oo Dawladi Barakaysana lahaa waxaa la geliyay Woqooyi iyo Benadir, abaal darnidaa!
Re: Somaliland - Road to Gabileey
Posted: Wed Aug 13, 2008 1:16 pm
by SahanGalbeed
War adeer yaanan idiin caayine , intaad Kismaayo iskaga baxdaan ordoo Gedo -diina dhista
