Page 1 of 2
Ciidamada Booliiska Laascaanood oo Gacanta Ku Dhigay......
Posted: Fri Aug 15, 2008 12:38 pm
by Adan_1
Ciidamada Booliiska Laascaanood oo Gacanta Ku Dhigay Malaayiin Lacagta Somaliland oo Been abuur ah
Laascaanood (Somalilandnation)- Ciidamada Booliiska Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool , ayaa gacanta ku dhigay lacag malaayiin shilin Somaliland been abuur ah oo la sheegay in laga keenay dhinaca magaalada Garoowe ee Maamul goboleedka Puntland.
Wararka ka imanaya Magaalada Laascaanood ayaa sheegaya in shixnada lacagta shilin Somaliland ka been abuurka ee ciidamada booliisku qabteen oo tiradeeda lagu qiyaasay ilaa laba Milyan io badh ah noodhka shanta boqol ee shilinka Somaliland, waxa lagu soo dhex qariyay baabuur kuwa xamuulka ah oo siday khudaar , kana yimid dhinaca magaalada Garoowe.
Ku xigeenka Xeer ilaaliyaha guud ee Gobolka Sool ayaa xaqiijiyay in qabashada lacagta been abuurka , isla markaana saarnayd gaadhi xamuul ah oo ka yimid dhinaca Garoowe lagu joojiyay kaantaroolka bariga Laascaanood , si looga qaado cashuur.

Re: Ciidamada Booliiska Laascaanood oo Gacanta Ku Dhigay......
Posted: Fri Aug 15, 2008 12:43 pm
by The_Emperior5
Go go go Xusseen nuux taani dadka qaska waddo qabo
Re: Ciidamada Booliiska Laascaanood oo Gacanta Ku Dhigay......
Posted: Fri Aug 15, 2008 12:46 pm
by sheekh-Farax-zero
Masha-allah,,, recognition is around the corner.

:somaliland:
Re: Ciidamada Booliiska Laascaanood oo Gacanta Ku Dhigay......
Posted: Fri Aug 15, 2008 12:47 pm
by CoolPoisoninthisbijj
sheekh-Farax-zero wrote:Masha-allah,,, recognition is around the corner.

:somaliland:
^^ what the fock
Re: Ciidamada Booliiska Laascaanood oo Gacanta Ku Dhigay......
Posted: Fri Aug 15, 2008 12:48 pm
by The_Emperior5
sheekh-Farax-zero wrote:Masha-allah,,, recognition is around the corner.

:somaliland:
yes its around the corner you just keep waiting
dantiisana wabu ilaway itnu somaliland ku mashquulay
Re: Ciidamada Booliiska Laascaanood oo Gacanta Ku Dhigay......
Posted: Fri Aug 15, 2008 12:52 pm
by sheekh-Farax-zero
it's you ,, who have to keep waiting

Re: Ciidamada Booliiska Laascaanood oo Gacanta Ku Dhigay......
Posted: Fri Aug 15, 2008 12:55 pm
by The_Emperior5
For what, recognition aniga wax igala ma maqna The world bank wants to loan me money any way,
maxay igala maqantahay bal adiga dawladadan caalamku aqoonsanyahay t fg meel gee
4 sannoh aya la aadahay meel hay ku xaaarto
Somaliland made its choice waligeed walanweyn iyo dadka nocaaas ku soo labaan maysso
18 may Somaliland ha noolaatoo
dadka kunfurta daggan na ha isku madhan

Re: Ciidamada Booliiska Laascaanood oo Gacanta Ku Dhigay......
Posted: Fri Aug 15, 2008 12:58 pm
by sheekh-Farax-zero
i don't and never supported Xabashi TfG,, you raghead.
Re: Ciidamada Booliiska Laascaanood oo Gacanta Ku Dhigay......
Posted: Fri Aug 15, 2008 1:04 pm
by The_Emperior5
Re: Ciidamada Booliiska Laascaanood oo Gacanta Ku Dhigay......
Posted: Fri Aug 15, 2008 1:13 pm
by sheekh-Farax-zero
Re: Ciidamada Booliiska Laascaanood oo Gacanta Ku Dhigay......
Posted: Fri Aug 15, 2008 4:02 pm
by The_Emperior5
oke let me talk to you about these guys you put there
The brother of axmed ismacil samatar gadabuuursi proffesor
the dude only talks about somalia is invaded we must stop it no xall no solution whats so ever when they asked him adigu na hogaamii wuu ka diiday he is not a leader he hassent been in somalia for the past 33 years , his mother died a few years ago in gabiley wuu iman waayee ma kas aya naff u leh Somali
Sheikh sharif is dumb abgaal who believes the Ethiopians will go and then t f g aya la tageeraya ciidane united nation aya iimanay he doesent even know what he wants he believes when the xabashis goo they will bring united nation troops to do what to supurt the t f g , who are the t f g the guys who Brought Ethiopia in the first place Verrry dumb hawiye boy he is
The last picture is the son of Maxammad abdulla hassan or should i say the mad mullah he was in the cabinet of His Majesty Emperor haille sellesie xubin buu ka aha markii danbe na wassiir ayuu ka aha
alla ninku jajuussana ma ina cabdulla xassan ba dhalay

Re: Ciidamada Booliiska Laascaanood oo Gacanta Ku Dhigay......
Posted: Fri Aug 15, 2008 7:06 pm
by ciyaal_warta
Re: Ciidamada Booliiska Laascaanood oo Gacanta Ku Dhigay......
Posted: Fri Aug 15, 2008 7:33 pm
by Goljano Lion
We should deal harshly with these scumbag dhabaycoos and send the Somaliland army all the way to Garowwe and crash them once for all, what the hell were trying to do. This another dirty dhabayaco schemes to redistribute Somaliland fake money to the lazy dhuloz coons for doing NOTHING?? What was there motive? to weaken the mighty Somaliland Shilling , well done General Tani
Re: Ciidamada Booliiska Laascaanood oo Gacanta Ku Dhigay......
Posted: Sat Aug 16, 2008 3:14 am
by sheekh-Farax-zero
The_Emperior5 /canod
the last one is Sayidka,, not his son,, dumb fufu fryer.
Re: Ciidamada Booliiska Laascaanood oo Gacanta Ku Dhigay......
Posted: Sat Aug 16, 2008 3:23 am
by CoolPoisoninthisbijj
sheekh-Farax-zero wrote:The_Emperior5 /canod
the last one is Sayidka,, not his son,, dumb fufu fryer.
^^thats his son
this sayidka
