


Haduu mirqaanku qaybsamo
Badhbaan adi kusiin lahaa
Taqsiintayda bidixdana
Waan kuu bedali lahaa
Taadana waan la bixi lahaa
Markaan soo mirqaamana
Midagtaan ku saari lahaa
Labada mowjadoodbaan
BBC ka deydeyi lahaa
Illaah waxaan baryaaya
Aduunyada mirqaaniyo
Barsho inaad ku waarto
Aakhirana janada inaad ku waarto