War niyow , nimankii ruushka aha waxay ina yidhahdeen meel Tskinvali loo baxshay oo Sth Ossetia ku taala buu "genocide" ka dhacay , sawiro faro badan baynu hayna ee waxooga ina yara suga .
2 weeks bay hadda socota , wax alle waxay addunweynaha tusayaan na ma jirto
