Jubaland military army karbashed invading terrorists

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Jubaland military army karbashed invading terrorists

Post by CoolPoisons »

Ciidamada Jubaland State Oo Sidii Duufaantii Oo Kale u Dulmaray Maleeshiyaadkii Al-shabaab.

Dagaalkii ka qarxay magaalada Kismaayo saacado ka hor ayaa waxaa jab xun loogu geystay magaaladiina laga saaray Maliishiyaadkii Al-shabaab. Cidamada Jubaland State oo xalay ilaa iyo aroornimadii saaka abaabul dagaal ku jiray ayaa awood kaga saaray gabi ahaan maliishiyaadkii Alshabaab magaalada kismaayo.

Dagaalkan oo aad u cuslaa ayaa waxeey wararku sheegayaan in qasaaro dhimasho iyo dhaawacba leh loo geystay Maliishiyaadkii alshabaab ka dib markii uu ku yimi kala qeybsanaan xaga mabda'a ah oo ay u kala qeybsameen maxaakiim iyo Al-shabaab.

Lama oga qasaaraha dhabta ah ee ka dhacay goobihii lagu dagaalamay balse waxeey wararku sheegayaan in uu qasaaraha badan yahay.
User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13991
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: Jubaland military army karbashed invading terrorists

Post by DR-YALAXOOW »

moryaanta MAREEXAARS waa jabeen. lates news. al shabaab iyo mooryaanta marexaar ee xaaraanta ku heeysta kismaayo. waxaa lagu dagaalamayaa madaxtooyada kismaayo. which means waxaa lagu dagaalamayaa guriga mooryaan barre huuraale dhexdiisa. :lol: :lol:

mareexaars kismaayo days is over. :down: :down:
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: Jubaland military army karbashed invading terrorists

Post by CoolPoisons »

^^ bantu

how can Marehan occupy Kismayo when 85% of Kismayo's Marehan?

if Marehan leave Kismayo, only 10,000 are left in Kismayo and Kismayo becomes tuulo
User avatar
ciyaal_warta
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9629
Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
Location: Hiiraan State of Somalia

Re: Jubaland military army karbashed invading terrorists

Post by ciyaal_warta »

DR-YALAXOOW wrote:moryaanta MAREEXAARS waa jabeen. lates news. al shabaab iyo mooryaanta marexaar ee xaaraanta ku heeysta kismaayo. waxaa lagu dagaalamayaa madaxtooyada kismaayo. which means waxaa lagu dagaalamayaa guriga mooryaan barre huuraale dhexdiisa. :lol: :lol:

mareexaars kismaayo days is over. :down: :down:

waryaa is not qabiil thing dagaal waa mooryaanta mareexaan iyo al-shababka mareeexaan ...this war is based on ideology sxb


inta dhimatay ALLAH u naxariisto
User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28303
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: Jubaland military army karbashed invading terrorists

Post by Murax »

Dameerka fiiri,

Tigray go through Medina, Karaan and all Your Bantu xaafadho and nothing happens, and You curse Shabab everyday. Then You praise them When You think that Marexaan might leave Kismaayo.


Caqli Dameer haa ila imaanin, cooska ku juruq
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”