Terrorists karbashed in Kismayo. Fight now to Lower Shabela

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Terrorists karbashed in Kismayo. Fight now to Lower Shabela

Post by CoolPoisons »

Kismaayo: Dagaal lagu hoobtay oo saaka dib uga qarxay magaalada kismaayo

[2008-08-21 16:10:23] Dagaal aad u culus oo sababay dhimasho iyo dhaawac farabadan ayaa maanta galinkii hore ka dhacay magaalada Kismaayo.

Dagaalka oo ay magaalada ku soo qaadeen kooxda argagixisada ah al-shabaab oo ka kooban malaysiyo beeleedyo isku qarinaya magac islaami ah ayaa ahaa mid aad u xooggan isla markaasna ka dhacay qaybo badan oo magaalada ah.

Kooxa argagixisada ah oo dagaalkii ay shalay magaalada ku soo qaadeen aad loogu jabiyay ayaa illaa xalay iska soo urursaday deegaanno badan oo hoos taga J/Hoose, J/Dhexe iyo Sh/Hoosaba. Kooxahaan oo aan isku dan iyo isku haddaf ahayn balse dhammaantood islahaa ka faa'iidaysta xaaladda jirta ayaa si aad u ba'an loogu jabiyay dhammaan goobihii ay dagaalladu ka dhaceen.

Dhimashada iyo dhaawaca ayaa lagu soo waramayaa inay aad u badan yihiin.

Xaaladda magaalada ayaa haatan ah mid degan, dagaalkuna hadda waa joogsaday

http://allwariye.com/actiontools/getThi ... php?id=951
User avatar
ciyaal_warta
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9629
Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
Location: Hiiraan State of Somalia

Re: Terrorists karbashed in Kismayo. Fight now to Lower Shabela

Post by ciyaal_warta »

No its the other way around man....

AL-SHABAB beat the shyt out of mooryaanta kismaayo

http://kataaib.net/08-2008%20Kismaayo%2 ... saaray.htm

check out garowe online also


VIVA AL-SHABAB :rose: :somalia: :up:
User avatar
sheekh-Farax-zero
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7590
Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
Location: pppppppp

Re: Terrorists karbashed in Kismayo. Fight now to Lower Shabela

Post by sheekh-Farax-zero »

another spam news :arrow:

Image
S-D-M
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5774
Joined: Tue Dec 20, 2005 6:03 pm
Location: Never take life seriously. Nobody gets out alive anyway.

Re: Terrorists karbashed in Kismayo. Fight now to Lower Shabela

Post by S-D-M »

sheekh-Farax-zero wrote:another spam news :arrow:

:lol: :lol: :lol:



Kismaayo this kismayo that.

Like this, that and this and uh
It's like that and like this and like that and uh
It's like this, than who gives a fuck about those?
So jus' chill, 'til the next episode
User avatar
sheekh-Farax-zero
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7590
Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
Location: pppppppp

Re: Terrorists karbashed in Kismayo. Fight now to Lower Shabela

Post by sheekh-Farax-zero »

cooltoxic


don't you get tired yet :?:



Image
The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: Terrorists karbashed in Kismayo. Fight now to Lower Shabela

Post by The_Patriot »

warya dawlladi kacanka ba guleysatey :lol: :lol: :lol:
Let me just tell you what may happen.
Al shabab will karbashed Ilkoyar
Ethio & US forces will be back.
Dabayacos will immediatly take charge and karbashed ilkoyar.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”