Sade Bari in Mudug angry at the focking shiskabab in Kismayo

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Sade Bari in Mudug angry at the focking shiskabab in Kismayo

Post by CoolPoisons »

Dadka ka soo jeeda Beesha Sade Bari oo si weeyn u Cambaareeyay Dagaalka ka Socda Magaalada Kismaayo.

Odayaasha dhaqanka beelaaha sade bari ayaa waxaa ay maanta baaq ka soo saareen dagaalada ka socda magaalada kismaayo ee u dhaxeeya dhalinyarada jIhaad doonka ah ee Al-shabaab iyo Ciidama Beeleedka Beesha Sade waxaana ay dagaalkaas ku tilmaameen in uu yahay mid ka dhan ah shareecada islaamka islamarkaasna waxaa ay ugu baaqeen Ururka Al-shabaab in ay joojiyaan weerarada ay ka wadaan magaalaa dekada ah ee kismaayo.

Magaalada caabudwaaq ee xarunta waqooyiga G/gaduud ayaa waxaa maanta si weeyn looga dareemayay colaada ka soo cusboonaatay magaalada kismaayo waxaana ay dadku si weeyn uga xumaadeen dhibaatada ay Al-shabaab ka wadaan magaalaa degada ah ee kismaayo, Dadka ku dhaqan Magaalada Caabudwaaq ayaa wajiyadooda waxaa laga aqrisanayay maanta sida ay uga xun yihiin barakaca iyo dhibaatada ay Al-shabaab ka wadaan xarunta Jubada Hoose.

c/laahi warsame ducaale oo ka mid ah dhalinyarada ku dhaqan magaalaada caabudwaaq ayaa waxaa uu allwadani u sheegay sida uu uga xunyahay dhibaatada ay ku hayaan dhalinyarada Al-shabaab magaalada kismaayo waxaana uu wiilkaasi yiri

" waxaan ka mid ahaa dhalinyarada ay ku qufulneeyd daacadnimada Xoogaga Al-shabaab waxaana ku taageri jiray sida ay ula dagaalamaan Cadawga Itoobiya laakiin hada waxaa ay badaleen moowqifkoodii hadana waxaa la oran karaa waa Xisbi Xukun doon ah sidii ay ahaayeen Xuseen qanyare iyo Xasan caato oo kale " isku soo wada duub duuboo waxaa dadka ku dhaqan waqooyiga G/gaduud ay si wada jir ah u canbaareeyeen dhibaatada ay Al-shabaab ka wadaan gudaha kismaayo.

Xaafiiska Warqabadka Allwadani Somalia

Allwadani@live.com

http://www.allwadani.com/allwadani%20ne ... (1058).htm
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: Sade Bari in Mudug angry at the focking shiskabab in Kismayo

Post by CoolPoisons »

Gobolada Gedo, G/gaduud iyo Jubada Hoose waxaa maanta iyo shalayba ku badnaa su'aalaha ah "Maxay tahay sababta keentay Al-shabaab in ay weeraraan kismaayo? Ma itoobiyaan ayaa jooga? Ma maamulka C/laahi yuusuf ayaa ka arimiya? Ma ciidan taageersan dawlada ayaa dagan? Maxay tahay weerarkaan lagu qaadayo shacabka aan waxba galabsan ? Al-shabaabku ma waxaa ay qayb ka noqdeen qabqablayaashii wadanka soo haligay ee xukun doonka ahaa? Su aalahaas ayaa waxaa ay si weeyn u camireen dadka deegaanadaasi.
dulgaduud12345
Posts: 6
Joined: Wed Aug 20, 2008 3:42 pm

Re: Sade Bari in Mudug angry at the focking shiskabab in Kismayo

Post by dulgaduud12345 »

al-shabab and maxaakimta :down: :down: :down: :down: :down:

first maxaakimta baa la jirey then they attack kismaayo :down: :down:

then al-shabab baa la jirey then they attack kismaayo :down: :down:

next time i wont support any organisations of that sorts they jus terrorist

how blatant do things have to be for mareexans for them to get on their feet and destroy all thoses adoon people around kismaayo
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”