Maleeshiya beeleedyo ka tagay jaziirdaha koonfureed oo dagaalada Kismaayo ku biiray al-Shabaab
http://www.gedoweb.com/index/modules.ph ... le&sid=685Maleesgiya beeleedyadan oo ka soo jeeda degmada Afmadow iyo maamul goboleedka Puntland ayaa la sheegay in doonyo looga soo dejiyey xeebta la yiraahdo Qiilmawaayo oo Kismayo ku taal sida uu ku xog-waramay nin ka ka gaabsaday in la shaaciyo magaciisa oo Kismaayo jooga, kaasoo sheegy in maleeshiyooyinkan aysn wadan hub badan, keliyana ay wataan qoryaha AK47-ka
edit: a lot of dead including very close relatives of mine.
Telecommunications are down due strategic military tactic. Many Puntland, Muqaawama and other websites are broadcasting rumours and propaganda, hence the close down.
Some of the clan-alliance have returned to Afmadow.
http://allwariye.com/actiontools/getThi ... php?id=954Wararka ayaa intaas ku daraya in uu jiro khilaaf iyo is aamin la'aan baahsan oo ka dhextaagan kooxaha weerarka ah. Isla markaasna ay taasi keentay in marka kasta oo uu dagaalku socdo qaddar daqiiqado ah ay qaarba qaarka kale dagaalka uga baxo oo markaa ay halkaa kaligood ku noqdaan.
Dhanka kale ciidamada maamulka magaalada ayaa dagaalka u isticmaalaya xeelado iyo farsamooyin ciidan isla markaasna ka helaya warar toos ah ilo ugu dhex jira kooxaha weerarka ah. Xeeladaha dagaalka ay ciidamada maamulku isticmaalayaan ayaa waxaa ka mid ah, inay qaateen astaamo lagu yaqaan ciidamada Al-Shabaab taasoo ay ku gaareen guulo wax ku ool ah. Guulahaas oo ay ka mid tahay inay kooxaha magaalada ku soo duulay laftoodu is laayaan, kadib markii dhawr jeer ciidan ay islahaayeen isku ciidan ayaad tihiin uu dabka saaray.
Isgaarsiinta magaalada ayaa ayaduna ka mid ah xeeladaha ciidan ee ay ciidamada maamulku isticmaalayaan. Taasoo keentay in kooxaha wararka beenta ah tabiyaa aysan helin wax ku tiri ku teen ah oo ay sii buun buuniyaan.
http://www.gedoweb.com/index/modules.ph ... le&sid=684Gebi ahaanba waxaa mar qura maanta hawada ka baxay noocyda kala duwan ee Isgaarsiint ka howlgasha magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka J/hoose kadib markii maamulka magaaladaasi ee beesha Sade uu amar ku bixiyey in hawada laga saro Isgaarsiinta xeelado ay ku tilmaameen kuwa milteri si baa la yiri la isaga caabiyo maleeshiya beeleed si doqanimo ah magalada ugu soo duulay.
...
Qadadka magaalad colaadaha ay ka soconayaa ee Kismayo ayaa si guud looga waayey guud ahaan gobolda dalka Somalia iyo wadamada dibadda intaba. Mas'uul ka tirsan mid kamid ah Shirkadaha Isgaarsiinta ee Kismaayo ka howlgala iminka Xamar ku sugan oo aan telephone-ka kula hadlay isago magaciis qariyey ayaa sheegay in mas'uuliyiin uu Xilshibaan Barre Aadn Shire (Hiiraale) kamid yahay ay amar deg-deg ah ku bixiyeen in hawada lga bixiyo qadadka telephones-ka ee isugu jira Mobilada iyo kuwa Line-Lines-ka ahba, ma bixin faahfaahin kale oo intaas dheer.