COOL-Toxic
Moderators: Moderators, Junior Moderators
- sheekh-Farax-zero
- SomaliNet Super

- Posts: 7590
- Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
- Location: pppppppp
COOL-Toxic
i have never been in Gedi section,,, but somebody told me that you are hiding in here

- sheekh-Farax-zero
- SomaliNet Super

- Posts: 7590
- Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
- Location: pppppppp
Re: COOL-Toxic
Cool
i assume you are the owner of this weside,, what is th spam news.
Dagaalkii magaalada looga saaray ciidamadii taabacsanaa Col Hiiraale iyo kooxaha al-shabaab ayeysan wali cidina ku xoogbadnaan, dagaalkana oo ka socda meel magaalada Kismayo kaga beegan dhinaca Waqooyi, inkastoo ay sheegeen inay magaalada uga baxeen xeel dagaal awgeed ka dib markii ay magaalada tan iyo daraad ay soo camimayeen ciidamo kala taabacsan ururka argagixisada ee Al-shabaab oo uu hogaaminayo Xasan Turki iyo Col Afguduud.
Dagaalka Kismaayo ayaa hadda yeeshay waji cusub oo beeleed, balse la adeegsaday magaca argagixisada Al-shabaab. Col Afguduud oo xirtay cimaamadda gaduudan ee lagu yaqaan argagixisada Al-shabaab ayaa ka mid ahaa ragga hogaaminayey ciidamo soo buuxdhaafiyey magaalada.
War aan goor dhawayd ka helnay gobolka Gedo ayaa lagu soo waramayaa in ciidamo aad u farabadan, si aad ahna u hubaysan ay ka soo ruqaansadeen magaalada Baardheere ee gobolka Gedo, si ay garab u siiyaan una xoojiyaan ciidamada ee hogaaminayo Col hiiraale.
Marka ay ciidankaasi gaaraan goobta dagaalka ayaa la filayaa inuu dagaalku yeesho waji beeleed ay xurgufi ka dhaxayso.
Halkaan kala soco wararkii ugu dambeeyey ee Kismayo
http://www.gedoweb.com/index/modules.ph ... le&sid=687
Gedoweb Newsdesk

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 968 Views
-
Last post by Mzbeautifull
-
- 0 Replies
- 442 Views
-
Last post by Idman702
-
- 9 Replies
- 1665 Views
-
Last post by FarhanYare
-
- 1 Replies
- 307 Views
-
Last post by *lady_ice_4u2nv*
-
- 0 Replies
- 264 Views
-
Last post by Daanyeer
-
- 28 Replies
- 2740 Views
-
Last post by zidane88
-
- 0 Replies
- 410 Views
-
Last post by Daanyeer
-
- 2 Replies
- 382 Views
-
Last post by Warsan_Star_Muslimah
-
- 0 Replies
- 515 Views
-
Last post by Daanyeer