waxay dooqileeyaan xumaan dali la meeraanba daalinka Majeerteen waa loogu dawlay inay ku ceeboobaan hagardaamooyinka siyaasadeed ay ka wadaan Geeska Afrika, haddii aad horay u taqaanay Majeerteen rag ma laha, waxay leeyihiin dumar, waxay awood ku leeyihiin Afka, waxay muddo dheer dalka ka wadeen dhagar iyo laqdawo siyaasadeed ee caan ku ahaayeen tan iyo waagii lagu arkay Geeska Afrika, waxaa Mahad ballaaran leh Geysigii Soomaalida ee qarnigii 2aad Siyaad Barre oo toosh ugu ifiyay bulshaweynta Soomaaliyeed, waxay ku faanaan inay weligooda Soomaali u tali jireen, balse marka taariikhda dib loo eego, waxaa Soomaaliya maamul iyo xukun madani ah ka soo qabtay Hiraab. Maamulkii dakhiliga ee kontameeyadii waxaa Soomaaliya Madaxweyne ka noqday Cabdullaahi Isse oo xukunka hayay muddo 10 sanadood, waxaa ku xigay markii aynu ka madax-banaanaanay gumaysiaga Taliyaaniga Aadan Cabdulle Cusmaan oo laba teermo isku xigta loo doortay madaxtinimada Dalkeena iyo 1968dii oo Cabdutashiid Cali Sharma-arke ku guuleystay doorashadii Barlamaanka ee Hogaanka siyaasadeed iyo Talada Dalkeena, isagoon meel fog la tagin muddo lix bilood ka dib waxaa Qudha ka jaray Reer Mahad uu Cabdullaahi Yuusuf kow ka ahaa, waxaan kuu sheegaya Majeerteen waxay Soomaalida kale ka xigsadaan maamulka iyo talada dalkood Af ahaan marka leysku darro dhamaan waa Waxba, waxaan kuu sheegaa markii uu dagaalada sokeeyey dalkeena ka qarxay Daaroodna gobolka Banaadir ka qaxeen ayay waxay damceen inay soo rogaal celiyaan dagaal, waxay ku soo urureen degmada Afgooye "Carbiska", waxaa u qalab qaatay Ururka USC waxay isugu yimaadeen Baar Xaraf, waxaa halkaasi ku sugnaayeen dhamaan Madaxda beelaha Hawiye, waxaa dadweynihii halkaa isugu yimid la hadlay, Caydiid, waxuuna u sheegay inuusa u baahneen dhmaan dalka halkaasi isu doo baxay, waxuu isu duway dhawr tikniko waxauuna ku qaaday weerar uu isaga ka qayb galay, waxaa la arkay Daarood oo cagaha wax ka dayeen markaasuu yidhi, "Waxa aboobayaasheena ku tilmaami jiray inay dhagax yihiin ilayn waxay ahaayeen XUUNSHO, waxaan ka xumahay khilaafka siyaasadeed ee USC inuu ka dhashay inay si fudud gacanta ugu galaan "Candho Dogobleh Cabdullaahi yusuf.
Naayaa emperoro
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
Naayaa emperoro
- Samatr
- SomaliNet Super
- Posts: 14767
- Joined: Fri Feb 11, 2005 4:56 am
- Location: Somewhere only we know :P
Re: Naayaa emperoro
So much hate.
and people wonder why we don't have a stable country.
and people wonder why we don't have a stable country.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 2 Replies
- 314 Views
-
Last post by X.Playa
-
- 13 Replies
- 505 Views
-
Last post by Walaashiis
-
- 3 Replies
- 384 Views
-
Last post by Rabshoole
-
- 16 Replies
- 647 Views
-
Last post by FaultLess
-
- 46 Replies
- 1609 Views
-
Last post by S_lander-boy
-
- 0 Replies
- 220 Views
-
Last post by Faisah
-
- 3 Replies
- 263 Views
-
Last post by Jamac_Yare
-
- 7 Replies
- 459 Views
-
Last post by Basra-
-
- 3 Replies
- 460 Views
-
Last post by Physicists
-
- 9 Replies
- 706 Views
-
Last post by Sir-Luggoyo