Siyasin iyo Sarakil Marehan from Nairobi come to Elwaq

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Siyasin iyo Sarakil Marehan from Nairobi come to Elwaq

Post by CoolPoisons »

SIYAASIYIIN IYO SARAAKIIL JAALLE MARREEXAAN AH OO KA KICITIMAY NAYROOBI OO KA DEGAY DEGMADA ELWAK (KENYA) ALSHABAAB OO BAARDHEERE KU ARUURAYA IYO...

Siyaasiyiin iyo saraakiil Marreexaan ah oo ka baxay Nairobi ayaa saaka gaarey degmada Ceelwaaq, Kenya. Siyaasiytiintan oo aan magacyadooda saxaafadda loo oggolaan ayaa waxay kala yihiin kuwo horay ugu sugnaa Nayroobi iyo kuwo ka soo socdaalay caalamka intiisa kale.

Ujeeddada socdaalka kooxdaas ayaa waxaa lagu micneeyey in ay xudduudka kula kulmayaan saraakiisha iyo hoggaanka ciidanka Marreexaan ee jooga Geriley.

Nin ka mid ah raggii ambabbixiyey madaxdaa ayaa wuxuu REALGEDO u sheegay in ay arrintan gurmadka ahi ciidanka sirdoonka Kenya ku lug-leeyihiin.

Dhinaca kale waxaa tuulada Kormarey oo 12 km Baardheere dhinaca Kofureed ka jirta isku urursanaya Alshabaabkii ka yimid Buurdhuube iyo kuwii Baardheere horay u joogey.

Ciise F. Aaden,
Moqadishu, Somalia.
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”