Page 1 of 1
shabaab oo qiratey inay dileen sheekh xasan, sheekh madina l
Posted: Sun Aug 24, 2008 6:26 pm
by DR-YALAXOOW
al shabaab ayaa qiratey inay dileen gudoomiyaha maxkamada degmada madiina sheekh xasan oo ahaa nin sheekh ilaaheey ka baqo aad loo jeclaa.
sheekha xasan iyo maxkamada degmada wadjir waxay aheeyd maxkamad dad u kala xaq soorta ee aan ku shaqo laheeyn siyaasad.
kooxda wahaabiyada al shabaab ayaa caawa qirtey inay iyaga dileen sheekh xasan
halkan ka akhri kataaib.net shabaab webside
(Galabta gabal dhacii xiliga magaalada Muqdisho ayay suuragashay in laga takhaluso madaxii Maxkamadda aan shareecada Islaamka wax ku xukumeyn ee maamulka Ridada Wadajir hoos tagta.
Ciidamo hubeysan ayaa ugaarsaday madaxa Maxkamadaasi oo magaciisa lagu sheegay Sh..Xasan iyadoona ay taasi fariin u tahay cid waliba oo nafteedu ay u qurxineyso hiil siinta iyo la shaqeynta nidaamka Ridada Somaliya.
Ciidanka Ridada ee aagagaasi ka dhaw xittaa way awoodi kari waayeen meydka sheekhooda la sheegay in ay ka asturaan dugaagta iyadoona mudo uu bilgaxnaa goobtii la dhigay.
Ugaarsiga caynkaasi oo kale ah ayaa dhabar jabinaya dadka damacsan Baadilka gaalada soo dhoob dhoobtay ee dalkeena lagu qabsaday xoogaa magac diin in ay ku daraan iyagoo ay wado dhuun iyo aduunyo rakhiis ah balse iyaguna Mujaahidintu kama hari doonaan.
SHAME ON YOU SHABAAB

Re: shabaab oo qiratey inay dileen sheekh xasan, sheekh madina l
Posted: Sun Aug 24, 2008 6:28 pm
by Goljano Lion
DR-YALAXOOW wrote:al shabaab ayaa qiratey inay dileen gudoomiyaha maxkamada degmada madiina sheekh xasan oo ahaa nin sheekh ilaaheey ka baqo aad loo jeclaa.

another Dameer abgaal bites the dust, who cares one less Dameer, Gabre is killing you like flies
Re: shabaab oo qiratey inay dileen sheekh xasan, sheekh madina l
Posted: Sun Aug 24, 2008 6:33 pm
by Haddad
DR-YALAXOOW wrote:al shabaab ayaa qiratey inay dileen gudoomiyaha maxkamada degmada madiina sheekh xasan oo ahaa nin sheekh ilaaheey ka baqo aad loo jeclaa.
Your source doesn't say why the sheekh was killed. What did Al-Shabaab accuse him of?
Re: shabaab oo qiratey inay dileen sheekh xasan, sheekh madina l
Posted: Sun Aug 24, 2008 6:37 pm
by DR-YALAXOOW
haddad yes its says if you can read soomaali,
waxaa ku qoran waxaan dilney nin la yiraah sheekh xasan. al shabaab ayaa qiratey,
sheekh xasan janadii allaha siiyee wuxuu aahaa nin aanan siyaasad shaqo ku laheeyd.
maxkamad shareecada islaamka lagu xukumo degmada wadajir ayaa ka ahaa gudoomiye. al shabaab inay dileen websikooda ayey ku qirteen,
NACALATU ALLAH yaa al shabaab. bal meey AXMAARADA DOONTAAN markii ay dilayaan soft target SHEEKH AANAN LA WAARDIYEEYN, shame on you shabaab
HADAAD shabaab said coute((
Ciidamo hubeysan ayaa ugaarsaday madaxa Maxkamadaasi oo magaciisa lagu sheegay Sh..Xasan iyadoona ay taasi fariin u tahay cid waliba oo nafteedu ay u qurxineyso hiil siinta iyo la shaqeynta nidaamka Ridada Somaliya))
on their webside!!
Re: shabaab oo qiratey inay dileen sheekh xasan, sheekh madina l
Posted: Sun Aug 24, 2008 6:38 pm
by The_Patriot
Goljano Lion wrote:DR-YALAXOOW wrote:al shabaab ayaa qiratey inay dileen gudoomiyaha maxkamada degmada madiina sheekh xasan oo ahaa nin sheekh ilaaheey ka baqo aad loo jeclaa.
sheekha xasan iyo maxkamada degmada wadjir waxay aheeyd maxkamad dad u kala xaq soorta ee aan ku shaqo laheeyn siyaasad.
kooxda wahaabiyada al shabaab ayaa caawa qirtey inay iyaga dileen sheekh xasan
halkan ka akhri kataaib.net shabaab webside
(Galabta gabal dhacii xiliga magaalada Muqdisho ayay suuragashay in laga takhaluso madaxii Maxkamadda aan shareecada Islaamka wax ku xukumeyn ee maamulka Ridada Wadajir hoos tagta.
Ciidamo hubeysan ayaa ugaarsaday madaxa Maxkamadaasi oo magaciisa lagu sheegay Sh..Xasan iyadoona ay taasi fariin u tahay cid waliba oo nafteedu ay u qurxineyso hiil siinta iyo la shaqeynta nidaamka Ridada Somaliya.
Ciidanka Ridada ee aagagaasi ka dhaw xittaa way awoodi kari waayeen meydka sheekhooda la sheegay in ay ka asturaan dugaagta iyadoona mudo uu bilgaxnaa goobtii la dhigay.
Ugaarsiga caynkaasi oo kale ah ayaa dhabar jabinaya dadka damacsan Baadilka gaalada soo dhoob dhoobtay ee dalkeena lagu qabsaday xoogaa magac diin in ay ku daraan iyagoo ay wado dhuun iyo aduunyo rakhiis ah balse iyaguna Mujaahidintu kama hari doonaan.
SHAME ON YOU SHABAAB

another Dameer abgaal bites the dust, who cares one less Dameer, Gabre is killing you like flies

Re: shabaab oo qiratey inay dileen sheekh xasan, sheekh madina l
Posted: Sun Aug 24, 2008 6:42 pm
by DR-YALAXOOW
miss goljano the son of micheal maryama. orod coows yar soo cun. naag hayeed calaacalka baddan
Re: shabaab oo qiratey inay dileen sheekh xasan, sheekh madina l
Posted: Sun Aug 24, 2008 6:43 pm
by Addoow
DR yalax
horta inaad abgaal tahay shaki baa ii ga jira teeda kale waxaan malcuunka ah ee goljano iska weynaawo inaad la dowdo waayo isku heer maba tihiin.!