Hirale and Ugas Omar talk. 4000 Marehans arrive in Garbahrey

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Hirale and Ugas Omar talk. 4000 Marehans arrive in Garbahrey

Post by CoolPoisons »

Barre Hiiraale oo Gaarey Baamba Xaliimo

Baardheere [SSMC] Aug 2008-Maamulka magaalada Kismaanyo looga itaal roonaadey ee uu hoggaaminayo Xildhibaan Barre Hiiraale ayaa laga soo sheegayaa warar Iskhilaafsan,kaas oo sheegaya in Xildhibaanka uu soo gaarey dhaawac,hase yeeshee xiriirro badan oo aan la sameyney dad ku sugan Baardheere,Ceelwaaq iyo Garbahareey ayaa sheegaya inuu Barre bad qabo oo uusan wax dhaawac ahi soo gaarin.

Sidoo kale markii Baardheere Ciidamada Mucaaridku la wareegeen ayuu socdaalkiisa ka weeciyey magaalada Baardheere oo uu ku wajahnaa,waxaana la sheegey inuu gaarey deegaanka loo yiqaanno Baambo xaliima oo ku taalla Bartamaha Ceelwaaq iyo Garbahareey halkaas oo uu degan yahay Ugaaska Beesha Marreexaan ee Ugaas Cumar Ugaas Xirsi.

Deegaanka Baambo Xaliima ayaa degmada Garbaharre u jira 100km dhinaca Koonfur Galbeed,halka degmada Ceelwaaqna dhinaca Bari ka xigto 90km,warka ayaa intaas ku daraya inuu Barre shir kula qaadanayo ugaaska beesha,iyadoo aan la sheegin arrimaha ay ka wada hadlayaan.

Si kastaba ha ahaatee ciidamada laga qabsadey magaalada Kismaanyo iyo Masuuliyiinta la socota ayaa gaarey Bartamaha Gobolka Gedo,iyadoo ay la socdaan Boqolaal ka tirsan maleeshiyooyinka beesha Sede,iyadoo la filayo inay halkaas ugu yimaadan Masuuliyiin kala duwan oo ka tirsan Odeyaasha dhaqanka ee beesha iyo maamulka Gobolka Gedo.
S-D-M
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5774
Joined: Tue Dec 20, 2005 6:03 pm
Location: Never take life seriously. Nobody gets out alive anyway.

Re: Hirale and Ugas Omar talk. 4000 Marehans arrive in Garbahrey

Post by S-D-M »

War barre haduu dhawacmey waa caadi. Meesha buraanbur lama dheleeynin. Dagaal baa dhacay dadbaa dhintay.....

And as you know barre is one of the Col. who take parts in the battle field.

Cool,

Reer abtigaana ma al-shaydanki bey noqdeen. wallahi midbaa xalay isoo wacey oo reer ugaas sharmarke ah waxuu yiri "War bahdarandoole diinta baa labari oo ashahaado baa looqaban"


Aniga xalay buu ashahaadad iiqabtay :lol: :lol:
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: Hirale and Ugas Omar talk. 4000 Marehans arrive in Garbahrey

Post by CoolPoisons »

S-D-M wrote:War barre haduu dhawacmey waa caadi. Meesha buraanbur lama dheleeynin. Dagaal baa dhacay dadbaa dhintay.....

And as you know barre is one of the Col. who take parts in the battle field.

Cool,

Reer abtigaana ma al-shaydanki bey noqdeen. wallahi midbaa xalay isoo wacey oo reer ugaas sharmarke ah waxuu yiri "War bahdarandoole diinta baa labari oo ashahaado baa looqaban"


Aniga xalay buu ashahaadad iiqabtay :lol: :lol:
^^ what the fock :lol:. my Rer Abti (Rer Aden) support Mujahid Hirale. Murax's Rer Abti (Rer Shirwa) support the terrorists.
User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28303
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: Hirale and Ugas Omar talk. 4000 Marehans arrive in Garbahrey

Post by Murax »

SDM,


Barre has My full blessing, si fiican ha u laayo inkaste qaraabo i yahiin. Maslaxada Beesha wey ka muhiim badantahay yaa inabti ii ah, yaa inadeer ii ah. :up:


Qolodaan xataa hadi Humbaali laga sheegi lahaa, raali baan ka ahaan lahaa inla xasuuqo.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”