Rer Hasan Mujahid Kalil says we fight against the terrorists
Posted: Tue Aug 26, 2008 3:49 am
Maxamed Cali Kaliil "waan la Dagaalamaynaa kuwa Sheeganaya Diinta ee ku soo Duulay Gobolka Gedo Barana Gobolka ayuu u Dhasahay waa qalad in looga daba imaado Gobolkiisa"
Maxamed Cali Kaliil oo u waramayay idaacada Simba ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ay la dagaalamayaan Argagixisada soo buux dhaafinaya Baardheere isaga oo ku Tilmaamay kuwa "Baardheere ragga qabsaday waxa ay isugu jiraan argagixiso iyo qabiil, dhawaanna dagaal baan kaga saari doonaa"