Tacsi: Marxuum Warfaa Cali Shire
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Tacsi: Marxuum Warfaa Cali Shire
Tacsi: Marxuum Warfaa Cali Shire
Posted by London
Thursday, August 28 @ 13:36:56 EDT
Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajuun. Walaalayaal waxaa halkaan tacsi ka dirayo dhamaan Reer Shire warsame Guleed
Waaxana u direeynaa tacsida: Reer Cali Shire Warsame iyo Hooyo Cambaro Xaaji Faarax Dabcasar
Tacsidana waxay ku saabsantahay Allaha u naxaristee Warfaa Cali Shire oo dhawaan ku geeriyooday magaalada Nashville ee Maraykanka.
Waxaan dhamaanteyn leenahay: "Warfaa Cali Shire iyo dhamaan qoyska Reer Cali Shire Warsame Allaha samiir iyo iimaan ka siiyo, Marxuumkana Rabi Janadiisa Fardowsa haka waraabiyo." Amiin, Amiin.
Leicester, UK
AUN.

-
- SomaliNet Super
- Posts: 5774
- Joined: Tue Dec 20, 2005 6:03 pm
- Location: Never take life seriously. Nobody gets out alive anyway.
Re: Tacsi: Marxuum Warfaa Cali Shire
AaminMurax wrote:Tacsi: Marxuum Warfaa Cali Shire
Posted by London
Thursday, August 28 @ 13:36:56 EDT
Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajuun. Walaalayaal waxaa halkaan tacsi ka dirayo dhamaan Reer Shire warsame Guleed
Waaxana u direeynaa tacsida: Reer Cali Shire Warsame iyo Hooyo Cambaro Xaaji Faarax Dabcasar
Tacsidana waxay ku saabsantahay Allaha u naxaristee Warfaa Cali Shire oo dhawaan ku geeriyooday magaalada Nashville ee Maraykanka.
Waxaan dhamaanteyn leenahay: "Warfaa Cali Shire iyo dhamaan qoyska Reer Cali Shire Warsame Allaha samiir iyo iimaan ka siiyo, Marxuumkana Rabi Janadiisa Fardowsa haka waraabiyo." Amiin, Amiin.
Leicester, UK
AUN.
Is this the kid that dead in Nashville, TN.....?
- QansaGabeyle
- SomaliNet Super
- Posts: 14164
- Joined: Wed Feb 27, 2002 7:00 pm
- Location: Beled Xawo, Somalia
- Contact:
Re: Tacsi: Marxuum Warfaa Cali Shire
Ina lilah wa inaa Ilaahi raajicuun. Allah ha u naxariisto Warfaa.
- suga_n_spice
- SomaliNet Super
- Posts: 8513
- Joined: Mon Nov 03, 2003 7:00 pm
Re: Tacsi: Marxuum Warfaa Cali Shire
Amiin. ilaahay miskiinkaas janadii ha ka waraabiyo. i knew warfaa. and he was a such a good person
- Warsame101
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1947
- Joined: Sun Feb 04, 2007 4:32 am
- Location: Muuri/Caabudwaaq/Kismaayo
- Contact:
Re: Tacsi: Marxuum Warfaa Cali Shire
Amiin to the duas. illaahay Janadii Firdowsa haka waraabiyo marxuumka, amiin.
SDM, haa.
SDM, haa.
- CoolPoisons
- SomaliNet Super
- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
Re: Tacsi: Marxuum Warfaa Cali Shire
AUN
i knew Siyad Ali Shire
i knew Siyad Ali Shire
Re: Tacsi: Marxuum Warfaa Cali Shire
Allah haa uu naxariisto marxuumka!!
- Shankaroon_614
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4644
- Joined: Tue Feb 14, 2006 5:21 pm
- Location: Dhabad, Caabudwaaq, and Baledxaawo!!
Re: Tacsi: Marxuum Warfaa Cali Shire
I lost three female family members the same week...Alla ha'u wada naxariisto waxii dhintay dhamaan!..Amiin...the month of Ramadaan and the one b4 are really hard walahi!...
- QansaGabeyle
- SomaliNet Super
- Posts: 14164
- Joined: Wed Feb 27, 2002 7:00 pm
- Location: Beled Xawo, Somalia
- Contact:
Re: Tacsi: Marxuum Warfaa Cali Shire
I heard about the deaths of some of them. I had no idea they were related to you. Allah ha u naxariisto kuligoodba.Shankaroon_614 wrote:I lost three female family members the same week...Alla ha'u wada naxariisto waxii dhintay dhamaan!..Amiin...the month of Ramadaan and the one b4 are really hard walahi!...

- Kismaayo21
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2351
- Joined: Wed Jul 18, 2007 8:48 pm
- Location: Jaziiiraaa beachh
Re: Tacsi: Marxuum Warfaa Cali Shire
ilaahi ha unaxariisto iyo dhamaan shcabka soomaliyeed
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 7 Replies
- 990 Views
-
Last post by Shankaroon_614
-
- 26 Replies
- 2399 Views
-
Last post by Babygirl-
-
- 5 Replies
- 518 Views
-
Last post by SummerRain
-
- 30 Replies
- 1189 Views
-
Last post by X.Playa
-
- 9 Replies
- 633 Views
-
Last post by abdikarim86
-
- 8 Replies
- 550 Views
-
Last post by salafi_student
-
- 2 Replies
- 2049 Views
-
Last post by JSLBerbera
-
- 3 Replies
- 593 Views
-
Last post by Aseelah-Raaida
-
- 18 Replies
- 1312 Views
-
Last post by Siciid85