Page 1 of 1

Traitors worst nightmare

Posted: Sat Aug 30, 2008 12:37 pm
by General_Farax
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:
Image

Re: Traitors worst nightmare

Posted: Sat Aug 30, 2008 12:46 pm
by SahanGalbeed
Anigu waxaan aaminsanahay , deep in my heart , inu CY marku xabshida u yeedhanayay is laha waxbaad hagaajinaysa .
It backfired on him , clearly hadal ma laha taasi !
Problemka ugu daran haddaba waxa weeye , kuwan ka soo hor jeeda , ee islamist-ka isku sheega , wax Alle iyo wax agenda ummada Somaliyeed anfacaya , oo macquul ah , ma hayaan

Ta iga fajicisay waxa weeye , markaan arkay maalinti dhoweed , ninkii Afguduud la odhan jiray oo Al Shabaab iyo cagdheer , "temporary alliance" samaysatay .
Yacni meel Alle meel loogu iman karo dadkaas ma jirto , wallahi !!
Somalida Koonfureed dhibaato aad iyo aad u weyn baa haysata .

PS: hawiye dambe caayi maayo , waayo I support the galmudugian , oo iayagu raba iney wax dhistan .... al meeno :lol: