Salaadiin katirsan Beelaha Mareexaan iyo Absame oo Maanta kulan Xasaasi ah ku yeeshay Degmada Afmadoow Gobalka J/Hoose.
Oadayaal iyo Waxgarad kasoo jeedo Gobalada Jubbooyinka ayaa Maanta kulan Xasaasi ah ku yeeshay degmada Afmadoow Gobalka Jubbada Hoose.
Wararka nagasoo gaarayo degmada Afmadow ayaa sheegayo in halkaas ay ka socdaan kulamo ay leeyihiin beelaha Jubbooyinka si ay uga arrinsadaan isbedelka kasoo cusboonaaday Gobalada Jubbooyinka.
Salaadiin ka kala tirsan Beelaha Mareexaan iyo Absame oo kulankii Maanta ka qayb qaatay ayaa sheegay in ay qoraal ugu gud binayaan Kooxaha Wadaadada ee Magaalada Kismaayo.
Waxgarad katirsan Beesha Absame oo Warbaahinta kula hadlay Afmadoow ayaa sheegay in iyaga iyo Beesha Mareexaan ay dhawaan Wafdi udirayaan Magaalada Kismaayo si Wadaada loogu qanciyo in Maamulka Gobalka ay u madax baneeyaan Odayaasha dhaqanka iyo Siyaasiyiinta.
Gobalada Jubbooyinka oo ay ka arrimiyaan Xoogaga Al Shabaab iyo Maxkamadaha Islaamka waxaa ka socdo kulamo Siyaasadeed oo kamadax banaan Dowladda FKG Somalia, waxaa lays weydiinayaa kaalinta ay Odayaasha Beeluhu ku yeela karaan Maamulka ay dhisayaan Wadaada qabsay Jubbooyinka.
Salaadiin katirsan Beelaha Mareexaan iyo Absame
Moderators: Moderators, Junior Moderators
- CoolPoisons
- SomaliNet Super

- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
Re: Salaadiin katirsan Beelaha Mareexaan iyo Absame
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 668 Views
-
Last post by kismayogedojubaland
-
- 16 Replies
- 1575 Views
-
Last post by Adali
-
- 1 Replies
- 3302 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 31 Replies
- 1693 Views
-
Last post by sadeboi
-
- 0 Replies
- 363 Views
-
Last post by KacdoonSool
-
- 11 Replies
- 3083 Views
-
Last post by Adali
-
- 20 Replies
- 1885 Views
-
Last post by Camel_herder
-
- 1 Replies
- 519 Views
-
Last post by salafi_student
-
- 0 Replies
- 348 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH