Page 1 of 4

Col Hiiraale oo gaaray degmada Geedwayne ee gobolka Gedo

Posted: Thu Sep 04, 2008 1:18 pm
by CoolPoisons
Xildhibaan Barre Aadan Shire Hiiraale iyo saraakiil sar-sare ayaa maanta fiidnimadii gaaray degmada Geedwayne ee xadka Itoobiya. Barre Hiirale oo beryahanba ku sugnaa gobolka Gedo ayaa shalay ka gaaray degmada B/xaawo ka dibna maanta ka gudbay

Hiiraale oo wada abaabul ciidan si uu mar kale u hantiyo marsada Kismaayo ayaa lagu soo waramayaa, inuu ka warsugayo dowladda Itoobiya inay ku caawiso hub iyo saanad militari

Hiiraale oo kal hore laga soo saaray magaalada Kismayo ayaa sheegay inuu ku noqon doono Kismaayo wax kastaba ha ku qaadatee. Lama garanayo inay isku mawqif yihiin Barre iyo dowladda uu xildhibaanka ka yahay oo iyadana dhinaceeda ku taamayso inay kismaayo gacanteeda ku soo celiso.

Kismaayo oo hadda gacanta ku hayaan kooxo kala duwan ayaanan u muuqan mid lagu heshiin karo maamulkeeda. Iyadoo dhawr jeer oo hore la damcay in maamul deg-deg ah loo sameeyo, ayaanan lagu guulaysan.

Dowladda federaalka ayaa doorbidaysa inay iyadu maamusho gacantana ku dhigta magaalada, iyadoonan aysan ku jirin maamul uu Hiiraale ka dhexmuuqdo. Col Hiiraale iyo saraakiil ka tirsan dowladda federaalka oo ka hadashay amuurta kIsmaayo ayaa waxaa muuqanayo inaysan Barre hiiraale la doonaynin joogitaanka Kismaayo, ayna doonayaan inay gacantooda ku soo ceshaan magaalada.

Wasiirka dib u heshiisiinta DFKMG ah C/risaaq Jiijiile ayaa sheegay inay Kismaayo qabsadeen Beelo, meesha xildhibaan Barre uu ka shegay inay qabsadeen Beelo iyo ururka Al-shabaab oo is kaashaday.


Gedoweb newsdesk

http://www.gedoweb.com/index/modules.ph ... le&sid=726

Re: Col Hiiraale oo gaaray degmada Geedwayne ee gobolka Gedo

Posted: Thu Sep 04, 2008 1:19 pm
by CoolPoisons
Cagdhers Cagdhers, what U gonna do what U gonna do when Hirale comes for U

Re: Col Hiiraale oo gaaray degmada Geedwayne ee gobolka Gedo

Posted: Thu Sep 04, 2008 1:20 pm
by CoolPoisons
Geedweyne Hawrsame degan :up:

Re: Col Hiiraale oo gaaray degmada Geedwayne ee gobolka Gedo

Posted: Thu Sep 04, 2008 2:06 pm
by Murax
:lol: :lol:

Re: Col Hiiraale oo gaaray degmada Geedwayne ee gobolka Gedo

Posted: Thu Sep 04, 2008 7:47 pm
by The_Patriot
CoolPoisons wrote:Cagdhers Cagdhers, what U gonna do what U gonna do when Hirale comes for U
1ts of all let me tell you that his translator will be cagdheer,secondly the more weapons he is given the better coz its Ghanimo.

Kalabadh qumati baa lo kala bixi this time hidding under Alshabab will be your nightmare.
It will be collateral damage for you guys.

Re: Col Hiiraale oo gaaray degmada Geedwayne ee gobolka Gedo

Posted: Thu Sep 04, 2008 7:51 pm
by Addoow
coolp
Do you think every marehan man spends his life ,thinking and worrying about cagdheer refugees.remember you are sade sanku diifle bini aadan ah inuu kaa sareeyana waad iska diiday. :lol: :lol:

Re: Col Hiiraale oo gaaray degmada Geedwayne ee gobolka Gedo

Posted: Thu Sep 04, 2008 7:52 pm
by The_Patriot
Addoow wrote:coolp
Do you think every marehan man spends his life ,thinking and worrying about cagdheer refugees.remember you are sade sanku diifle bini aadan ah inuu kaa sareeyana waad iska diiday. :lol: :lol:
this guys think siyad Bare is still alife if so let them capture back Boli qorane :lol: :lol: :lol:

Re: Col Hiiraale oo gaaray degmada Geedwayne ee gobolka Gedo

Posted: Thu Sep 04, 2008 8:05 pm
by Addoow
The_Patriot wrote:
Addoow wrote:coolp
Do you think every marehan man spends his life ,thinking and worrying about cagdheer refugees.remember you are sade sanku diifle bini aadan ah inuu kaa sareeyana waad iska diiday. :lol: :lol:
this guys think siyad Bare is still alife if so let them capture back Boli qorane :lol: :lol: :lol:
:lol: :lol: :lol: when ever i heard that sentence i get a wicked sence of humor "they speak to you as if siyad barre is still a life" :lol: i wonder who was the philosopher who coined that phrase? :lol: :lol: :?

Re: Col Hiiraale oo gaaray degmada Geedwayne ee gobolka Gedo

Posted: Thu Sep 04, 2008 8:43 pm
by QansaGabeyle
addow, why do abgaals intermarry with bantus? the number of bantus i meet that tell me they are waceysle, harti abgal or wacbudhan etc. amazes me.

Re: Col Hiiraale oo gaaray degmada Geedwayne ee gobolka Gedo

Posted: Thu Sep 04, 2008 8:55 pm
by Addoow
Qansa
jareers are our slaves walaal.

Re: Col Hiiraale oo gaaray degmada Geedwayne ee gobolka Gedo

Posted: Thu Sep 04, 2008 9:03 pm
by QansaGabeyle
Addoow wrote:Qansa
jareers are our slaves walaal.
so they claim abgaal? :o abgaals and ogadens got the same culture. ogadens in jubbada hoose got warday people(oromo bantus) that claim maxamed zuber(OG). In fact the vast majority of Ogadens in Jubba region are these warday people.

Re: Col Hiiraale oo gaaray degmada Geedwayne ee gobolka Gedo

Posted: Thu Sep 04, 2008 9:05 pm
by Addoow
open your eyes waryaa! firstly.you cant confuse notable abgaals with bantus secondly i dont give a fat cows arse about cagdheer refugees.!!

Re: Col Hiiraale oo gaaray degmada Geedwayne ee gobolka Gedo

Posted: Thu Sep 04, 2008 10:23 pm
by The_Patriot
Addoow wrote:open your eyes waryaa! firstly.you can confuse notable abgaals with bantus secondly i dont give a fat cows arse about cagdheer refugees.!!
Dameer ya manat qaxoti aah? mise Dameradha ma qaxan oo raga iska leh baa kushaqeysta.
:down:

Re: Col Hiiraale oo gaaray degmada Geedwayne ee gobolka Gedo

Posted: Thu Sep 04, 2008 11:11 pm
by Addoow
cagdheer adigu mareexan baa ku raran mise cayr hadii kale tigre marka ha ila qabsan mar marka qaarkood xor baan ahay adiguse .................? :down:

Re: Col Hiiraale oo gaaray degmada Geedwayne ee gobolka Gedo

Posted: Fri Sep 05, 2008 1:11 am
by Captain24
:lol: :lol: Patriot is funny guy