that's a good look
BOOSASO: businessmen&wadaado give aid to displaced somalis
Moderator: Moderators
-
The_Patriot
- SomaliNet Super

- Posts: 20702
- Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am
Re: BOOSASO: businessmen&wadaado give aid to displaced somalis
displaced somalis as in?
- gemini07
- SomaliNet Super

- Posts: 7100
- Joined: Fri Jan 18, 2008 9:44 am
- Location: president of amiir faroole's fan club
Re: BOOSASO: businessmen&wadaado give aid to displaced somalis
i'm guessing people that left xamar
-
The_Patriot
- SomaliNet Super

- Posts: 20702
- Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am
Re: BOOSASO: businessmen&wadaado give aid to displaced somalis
Ok you eman the former TFG soilders?gemini07 wrote:i'm guessing people that left xamar
- gemini07
- SomaliNet Super

- Posts: 7100
- Joined: Fri Jan 18, 2008 9:44 am
- Location: president of amiir faroole's fan club
Re: BOOSASO: businessmen&wadaado give aid to displaced somalis
are we reading the same article 
- gemini07
- SomaliNet Super

- Posts: 7100
- Joined: Fri Jan 18, 2008 9:44 am
- Location: president of amiir faroole's fan club
Re: BOOSASO: businessmen&wadaado give aid to displaced somalis
AllPuntland(AllPuntland)-Waxaa magaalada Boosaaso ee xarunta Bari ka bilowday gargaar xoogan oo ay soo abaabuleen ilaa iyo 50 Shirkadood, ganacsato iyo Culumaa'uddiinka ku nool magaalada Boosaaso, waxaana gargaarkan la gaarsiiyay 27 xero Qaxooti oo ay degan yihiin dadka ka so barakacay gobolada dalka Soomaaliya.
Ganacsatadan iyo Culumaa'uddiinka soo abaabulay qeybtinta gargaarka raashinka ayaa waxay sheegeen in ay ugu talagaleen maadaama lagu guda jiro bishii Barakeysneyd ee Ramadaanka iyadoo uu jiro sicir barar baaxsan oo dadka danyarta ay dareemayaan, waxayna ganacsatadan iyo culumada ay dadka ku jira xerooyinka ay degan yihiin dadka so barakacay ay u qeybiyeen qoyskiiba 15 Km oo isugu jira Bariis iyo Sonkor, iyadoo Sadaqadan ay ka faa'iideysteen 2200 Qoys.
Guddiga raashin qeybinta ee Ganacsatada iyo culumada u xil saareen ayaa waxay sheegeen in xalay ay bilaabatay raashin qeybintan ayna soo gabagabowday saakay, iyadoo ay sidoo kale sheegeen in ay ka faa'iideysteen 2200 qoys oo dadka xeryaha ku jira ah.
Sidoo kale raashin qeybtintan ayaa waxaa ay ka socon doontaa maalin walba afar goobood oo kala ah isbitaalka magaalada Boosaaso oo ay ku jiraan dad bukaan ah, xabsiga magaalada Boosaaso oo maalin walba la geyn doono iyo xarun dadka ay ka cuni doonaan.
Qorshaha raashin qeybintan ayaa waxay socotay wacyi gelinteeda in mudo ah iyadoo dhaqaalaha ganacsatada iyo shirkaddaha ay iska soo aruuriyeen ay gaareyso 50 Kun lacagta Mareykanka ah, waana tallaabo ku dayasho mudan oo ay ku dhaqaaqeen Ganacsatada, shirkaddaha iyo culumaa'uddiinka ku nool Boosaaso.
C.M.Cali
AllPuntland.
------------------------------------------------------------------------------------
which soldiers do you speak of?

the one with the blue caps.
- sheekh-Farax-zero
- SomaliNet Super

- Posts: 7590
- Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
- Location: pppppppp
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 8 Replies
- 925 Views
-
Last post by Ahmed17
-
- 13 Replies
- 1392 Views
-
Last post by Shirwac_1
-
- 119 Replies
- 7983 Views
-
Last post by Somalia2012
-
- 4 Replies
- 744 Views
-
Last post by Advocator
-
- 0 Replies
- 341 Views
-
Last post by KingMX
-
- 15 Replies
- 1924 Views
-
Last post by GalliumerianSlayer
-
- 72 Replies
- 5153 Views
-
Last post by Machiavelli2
-
- 3 Replies
- 602 Views
-
Last post by GeoSeven
-
- 2 Replies
- 1394 Views
-
Last post by LobsterUnit
-
- 0 Replies
- 373 Views
-
Last post by AbdiJohnson