Page 1 of 2
What makes you mature
Posted: Sun Sep 07, 2008 2:16 am
by BruceLee
OK people this forum is a discussion about what makes you mature
this is open to anyone, but if you start to get away from what this was intended for i will ask you not to post anymore and i hope that you will follow my directive
General Overview: What is it that makes society accept you as a mature individual, is it age or experience, or is it something more. Why is it that two people who act the same in the same society are at different levels of society. Why are the same activities in different societies considered mature or immature.
Re: What makes you mature
Posted: Sun Sep 07, 2008 8:03 am
by HELWAA
Being mature has nothing to do with ur age or experience...Just take a look to this forumer HYper, Mashalah he is only 17yrs...Maskaxdiisa iyo xikamdiisa dadka mesha ka buuxa oo dhan way ka yaabeen...ilaahy ha siyaadiyo.Sidaana waxa oo dhisay akhalaaqdisa iyo diintisana waa waalidka...taasina waxay ku tusaysa ina qofka sida loo soo koriyo ay ka qayb qaadto sido aakhirka o noqonayo.May allah bless his parents. aamin

Re: What makes you mature
Posted: Sun Sep 07, 2008 8:06 am
by Hto
Helwaa, adiga maxaa ka qadiyey mature nimada?
Re: What makes you mature
Posted: Sun Sep 07, 2008 8:11 am
by HELWAA
Adigo bal ka jawaab marka ugu horeysa..ilayen ma yaride...haye Hottie maxaa kugu wacan ciyaal suuqnimada huuno at age 32 ?

Re: What makes you mature
Posted: Sun Sep 07, 2008 8:19 am
by Hto
I'm not 32 yet

laakin, I'm not two faced person like you who is all nice and cheery one day and next day tearing you to shreds! Anyway, I am not a fan of superficial people

Re: What makes you mature
Posted: Sun Sep 07, 2008 8:24 am
by HELWAA
Re: What makes you mature
Posted: Sun Sep 07, 2008 8:25 am
by Ka darag
Labadiina waxa idin dex maray?

Re: What makes you mature
Posted: Sun Sep 07, 2008 8:26 am
by HELWAA
Re: What makes you mature
Posted: Sun Sep 07, 2008 8:27 am
by Hto
You know you are 'Af-Xaaraan' aan xishoon! Marna diinta ku soo gabada, marna dadka caaya...
Re: What makes you mature
Posted: Sun Sep 07, 2008 8:27 am
by Ka darag
Re: What makes you mature
Posted: Sun Sep 07, 2008 8:31 am
by HELWAA
H
Define ( af Xaaran Bal)????
I only insult the pple who deserve it and you are one of them...treat pple the way you want be treated huuno.
Ka darag
Huuno dee adiga ayaa mesha yedhi ninkan waxba iin dhex maray...erayada aad soo qortey maxaa kugu wacnaa

Re: What makes you mature
Posted: Sun Sep 07, 2008 2:13 pm
by lost-chick
When you know, how to take care of yourself and your family and be responsible for your own deeds

Re: What makes you mature
Posted: Sun Sep 07, 2008 2:20 pm
by The_Emperior5
rasing a kid makes me mature i think
helwa is 28 she pretty mature i think laakin bello waxay ku dhigtay ragga somalida bay necebtahay waxanay ku nacday nin iska yarra qayilaya dunnidan na ayaama la joooga raaxadana mar mar wa loo bahanyahay
Re: What makes you mature
Posted: Sun Sep 07, 2008 2:32 pm
by Minneapolis Mayor
waxaa iigu daran midkaan Hto Ladhoho oo gabadha latirsanaayo sidii in uu yahay dhoocil oo ay isku filyihiin. War dumarka hala tirsan ninyohow. gabadh hadii ay wax kaasheegto waa la amaanaah si aysan qof kale u caayin. wax barashada saaidka ah dhibkaan ayay leedahay. raga ayaa kuximat beelo.
Re: What makes you mature
Posted: Sun Sep 07, 2008 2:38 pm
by Babygirl-