Page 1 of 1

Xamar waa dhul Mudulood asaga ayaana lagala tashan.!!!

Posted: Mon Sep 08, 2008 9:19 am
by Addoow
some groups within the hawiye clan ayaa soo xirtay shaar hawiye ama hawiye magaciisa baabi iyay ayagoo ka dhigay aalad ay danahooda qaas ka ah ku fushadaan.
bal arka maanta cayr baa ka hadlaayo arimaha gobolka banadir asagoo soo gishtay shaar hawiyenimo waana la ogyahay inuusan shuqul ku laheen xamar iyo xamardaye intaba!
ibraahim sheekh muxudiin ayaa loo magaaci rabaa wuxuuna la soo shaqeeyay madaxweynihii hore ee somalia mudane ali mahdi(xafidahuallah).

http://www.calayaale.com/Opinion%20Dadw ... -09-08.htm :up:

Re: Xamar waa dhul Mudulood asaga ayaana lagala tashan.!!!

Posted: Mon Sep 08, 2008 1:28 pm
by abgaalKING
Any area in Somalia belongs to those people who are in majority and historically resided that area. That also applies to Mogadishu. The Abgal people are the majority in the city and historically lives in and around the city, so they should be the one who rules Mogadishu.Those people coming from Galgadud and south mudug have no right to claim leadership for Mogadishu.